Somali Transport and Allied Workers Union

Somali Transport and Allied Workers Union Somali Transport & Allied Workers Union (SOTAWU) is a vital organization representing the interests and welfare of transport workers in Somalia.

18/07/2026
23/05/2026



الأخ العزيز السيد محمد عثمان حاجي المحترم
رئيس الاتحاد العام لنقابات عمال الصومال (SOCOTU)
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته،
ببالغ التقدير والامتنان، تلقينا برقية التعزية والمواساة التي بعثتموها إلينا بوفاة شقيقنا المغفور له بإذن الله الحاج سرحان دنبوس براك، والتي عبّرت عن عمق مشاعركم الأخوية الصادقة ومواقفكم النبيلة.
إن كلماتكم الطيبة ومواساتكم الكريمة كان لها بالغ الأثر في التخفيف من مصابنا، وإننا نثمّن عالياً هذه اللفتة الإنسانية والأخوية التي تعكس عمق العلاقات التضامنية بين الحركة النقابية العراقية والصومالية، وروح الأخوة التي تجمع عمال وشعوب أمتنا.
نسأل الله تعالى أن يحفظكم ويديم عليكم الصحة والعافية، وأن يجنبكم وكل الأسرة النقابية العربية والدولية كل مكروه.
مع خالص الشكر والتقدير والاحترام.
أخوكم
الأستاذ ستار دنبوس براك
رئيس الاتحاد العام لنقابات العمال في العراق
نائب الأمين العام للاتحاد الدولي لنقابات العمال العرب

19/04/2026

SOCOTU Sendikası yöneticilerini Büyükelçiliğimizde ağırlamaktan memnuniyet duyduk. Gelişen Somali ekonomisine nitelikli iş gücünün sunacağı katkıları ele aldığımız verimli bir görüşme gerçekleştirdik.

Waan ku faraxsanahay inaan Safaaradda ku soo dhoweynno madaxda Xiriirka Guud ee Ururrada Shaqaalaha. Waxaan yeelanay kulan miro-dhal ah, kaas oo aan uga wada hadalnay doorka muhiimka ah ee shaqaale xirfad leh ay ka qaadan karaan horumarinta iyo kobcinta dhaqaalaha sii koraya ee Soomaaliya.

We were pleased to host the leadership of the SOCOTU Trade Union at our Embassy. We held a productive meeting in which we discussed the contributions that a skilled workforce can make to Somalia’s developing economy.

WAR SAXAAFADEED.            Date:11/03/2026Anagoo ah Ururka Shaqaalaha Gaadiidleyda Soomaaliyeed(SOTAWU), waxaan cabasho...
11/03/2026

WAR SAXAAFADEED. Date:11/03/2026

Anagoo ah Ururka Shaqaalaha Gaadiidleyda Soomaaliyeed(SOTAWU), waxaan cabasho ka muujineynaa xaaladda adag ee ay maanta wajahayaan gaadiidleyda Soomaaliyeed, gaar ahaan wadayaasha bajaajta ee ka howlgala Gobolka Banaadir iyo guud ahaan dalka.

Waxaan si weyn uga walaacsanahay sare u kaca ku yimid qiimaha shidaalka, kaas oo si toos ah u saameeyay shaqadeena iyo nolosheena maalinlaha ah. Sicir-bararkan shidaalka ayaa nagu keenay culays dhaqaale oo sii kordhaya, maadaama kharashaadka shaqada ay sare u kaceen halka dakhliga aan helno uusan la jaanqaadi karin.

Sidaas darteed, waxaan ugu baaqeynaa Dowladda Federaalka Soomaaliya inay si degdeg ah wax uga qabato kororka qiimaha shidaalka, isla markaana ay qaaddo tallaabooyin lagu yareynayo culayska saaran gaadiidleyda iyo shacabka Soomaaliyeed ee ku tiirsan gaadiidka dadweynaha.

Sidoo kale, waxaan ugu baaqeynaa ganacsatada Soomaaliyeed inay u naxariistaan shacabka, kana fogaadaan inay ka faa’iideystaan xaaladaha adag ee ka jira caalamka ee saameynta ku yeeshay qiimaha shidaalka iyo badeecadaha kale.

Ugu dambeyn, waxaan ku baaqeynaa in la helo xal waara oo lagu xakameeyo sicir-bararka shidaalka, si loo ilaaliyo shaqada iyo nolosha gaadiidleyda Soomaaliyeed.

Ururka Shaqaalaha Gaadiidleyda Soomaaliyeed.

Cabdullahi a Abdirahman

Address

Wadada Degmahada Howl-wadaag, Interlock
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 08:00 - 16:00
Saturday 08:00 - 16:00
Sunday 08:00 - 16:00

Telephone

+252619755144

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Transport and Allied Workers Union posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Transport and Allied Workers Union:

Shortcuts

Share

Category