31/07/2026
MAHADNAQ π₯
Alxamdulillaah, waxaa si guul leh noogu soo idlaaday webinar-kii Education and Peacebuilding.
Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelineynaa dhammaan ka qeybgalayaashii, marti-jeediyeyaashii, iyo cid kasta oo gacan ka geysatay qabsoomidda webinar-kan. Dadaalkiinna iyo ka qeybqaadashadiinnu waxay ka dhigan Tahay mid miro-dhal ah.
Mahadsanidiin, waxaana rajeyneynaa inaan mar kale ku kulanno barnaamijyo kale oo aqoon iyo horumar leh.
Humanitarian Foundation
[email protected]