Kusoobiir walalaha buuloxubeey iyo ceelqalow

Call Directions

Kusoobiir walalaha buuloxubeey iyo ceelqalow ku soo dhawaada walalaha buulo xuubey pagekan waxaan ugu tala galnay in ay ku midoobaan dhammaan dadka xaafada ku nool iyo inta dibada ku maqan.

إنالله وإناإليه راجعونكل نفس ذائقة الموتAllaha u naxariisto Axmed geele janadii firdowso Allaha ka waraabiyo qabrigiisa ...
23/09/2026

إنالله وإناإليه راجعون
كل نفس ذائقة الموت
Allaha u naxariisto Axmed geele janadii firdowso Allaha ka waraabiyo qabrigiisa Allaha u waasiciyo kitaabkiisa gacanta midig Allaha ka siiyo marti la Jecel yahay Allaha ka dhigo ehelada iyo qaraabadii uu ka geeriyooday samir iyo iimaan Allaha kasiiyo.

Abdirashid YashkaMabruuk waxaa hambalyo guur u dirayna Walaalkeen Abdirashid Yashka  iyo marwadiisa mumtaas Allaha ka dh...
17/09/2026

Abdirashid YashkaMabruuk waxaa hambalyo guur u dirayna Walaalkeen Abdirashid Yashka iyo marwadiisa mumtaas Allaha ka dhigo kuwii isku waara ubad kheyr qaba kala hela, allaha isku barakeeyo.

بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

إنالله وإناإليه راجعونكل نفس ذائقة الموتAllaha u naxariisto walaalkeen sheikh Cusman janadii firdowso Allaha ka waraabiy...
11/09/2026

إنالله وإناإليه راجعون
كل نفس ذائقة الموت
Allaha u naxariisto walaalkeen sheikh Cusman janadii firdowso Allaha ka waraabiyo qabrigiisa Allaha u waasiciyo kitaabkiisa gacanta midig Allaha ka siiyo marti la Jecel yahay Allaha ka dhigo ehelada iyo qaraabadii uu ka geeriyooday samir iyo iimaan Allaha kasiiyo.

Waxaa kulan soo dhaweyn ah loo sameeyey walaalkeen Abdisalaan oo dalka dibadiisa ka yimid soo dhawoow.
10/09/2026

Waxaa kulan soo dhaweyn ah loo sameeyey walaalkeen Abdisalaan oo dalka dibadiisa ka yimid soo dhawoow.

Mabruuk waxaa hambalyo guur u dirayna Walaalkeen mr Maxamud iyo Drs Farhia Allaha ka dhigo kuwii isku waara ubad kheyr q...
09/09/2026

Mabruuk waxaa hambalyo guur u dirayna Walaalkeen mr Maxamud iyo Drs Farhia Allaha ka dhigo kuwii isku waara ubad kheyr qaba kala hela, allaha isku barakeeyo.

بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

إنالله وإناإليه راجعونكل نفس ذائقة الموتAllaha u naxariisto walaalkeen Rashka janadii firdowso Allaha ka waraabiyo qabri...
07/09/2026

إنالله وإناإليه راجعون
كل نفس ذائقة الموت
Allaha u naxariisto walaalkeen Rashka janadii firdowso Allaha ka waraabiyo qabrigiisa Allaha u waasiciyo kitaabkiisa gacanta midig Allaha ka siiyo marti la Jecel yahay Allaha ka dhigo ehelada iyo qaraabadii uu ka geeriyooday samir iyo iimaan Allaha kasiiyo.

Mabruuk waxaa hambalyo guur u dirayna Walaasheen Sacdiya Abdullahi Ali iyo seygeeda Abdirizak Ali Ahmed Allaha ka dhigo ...
04/09/2026

Mabruuk waxaa hambalyo guur u dirayna Walaasheen Sacdiya Abdullahi Ali iyo seygeeda Abdirizak Ali Ahmed Allaha ka dhigo kuwii isku waara ubad kheyr qaba kala hela, allaha isku barakeeyo.

بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

إنالله وإناإليه راجعونكل نفس ذائقة الموتAllaha u naxariisto walaalkeen Xuseen xilwa janadii firdowso Allaha ka waraabiyo...
26/08/2026

إنالله وإناإليه راجعون
كل نفس ذائقة الموت
Allaha u naxariisto walaalkeen Xuseen xilwa janadii firdowso Allaha ka waraabiyo qabrigiisa Allaha u waasiciyo kitaabkiisa gacanta midig Allaha ka siiyo marti la Jecel yahay Allaha ka dhigo ehelada iyo qaraabadii uu ka geeriyooday samir iyo iimaan Allaha kasiiyo.

Mabruuk waxaa hambalyo guur u dirayna Walaalkeen xusen Abdulkadir xusen (buule) iyo Dr's Deqa allaha ka dhigo kuwii isku...
22/08/2026

Mabruuk waxaa hambalyo guur u dirayna Walaalkeen xusen Abdulkadir xusen (buule) iyo Dr's Deqa allaha ka dhigo kuwii isku waara ubad kheyr qaba hela.

بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

Address

Mogadishu

Telephone

+252618825636

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kusoobiir walalaha buuloxubeey iyo ceelqalow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share