Somali Bankers Association

Somali Bankers Association Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Bankers Association, Safari Apartment, Zoope, Hodan District, Mogadishu.

Somali Bankers Association (SBA) is a non-profit Association that represents the nationโ€™s licensed financial institutions. 13 in total and is supervised by the Central Bank of Somalia.

๐’๐๐€ ๐„๐ฑ๐ž๐œ๐ฎ๐ญ๐ข๐ฏ๐ž ๐“๐š๐ฅ๐ค โ€“ ๐Ÿ‘๐ซ๐ ๐„๐๐ข๐ญ๐ข๐จ๐งUrurka Bangiyada Soomaaliyeed (SBA) ayaa qabatay _๐„๐ฑ๐ž๐œ๐ฎ๐ญ๐ข๐ฏ๐ž ๐“๐š๐ฅ๐ค ๐’๐ž๐ซ๐ข๐ž๐ฌ โ€“ ๐Ÿ‘๐ซ๐ ๐„๐๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง_ ,...
10/08/2026

๐’๐๐€ ๐„๐ฑ๐ž๐œ๐ฎ๐ญ๐ข๐ฏ๐ž ๐“๐š๐ฅ๐ค โ€“ ๐Ÿ‘๐ซ๐ ๐„๐๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง

Ururka Bangiyada Soomaaliyeed (SBA) ayaa qabatay _๐„๐ฑ๐ž๐œ๐ฎ๐ญ๐ข๐ฏ๐ž ๐“๐š๐ฅ๐ค ๐’๐ž๐ซ๐ข๐ž๐ฌ โ€“ ๐Ÿ‘๐ซ๐ ๐„๐๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง_ , oo looga hadlay: โ€œ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐šโ€™๐ฌ ๐๐š๐ง๐ค๐ข๐ง๐  ๐’๐ž๐œ๐ญ๐จ๐ซ ๐š๐ญ ๐š ๐“๐ฎ๐ซ๐ง๐ข๐ง๐  ๐๐จ๐ข๐ง๐ญ: ๐Ž๐ฉ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ฎ๐ง๐ข๐ญ๐ข๐ž๐ฌ, ๐‘๐ข๐ฌ๐ค๐ฌ ๐š๐ง๐ ๐ญ๐ก๐ž ๐‘๐จ๐š๐ ๐€๐ก๐ž๐š๐.โ€

Waxaa kulanka marti iyo soo jeediye inoogu ahaa ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐€๐›๐๐ข๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐€๐ฅ๐ข, ๐๐ก๐ƒ, oo ka tirsan ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š , isaga oo khibradiisa arimaha maaliyada iyo dhaqaalaha la wadaagay ka qaybgalayaasha ka socday bangiyada Soomaaliya.

SBA waxay si weyn ugu mahadcelinaysaa ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐€๐›๐๐ข๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐€๐ฅ๐ข, ๐๐ก๐ƒ, waqtigiisa qaaliga ah, aqoontiisa iyo khibraddiisa uu nala wadaagay.

Sidoo kale, waxaan mahadnaq iyo bogaadin u jeedinaynaa madaxda sare ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š, iyo ๐ฆ๐š๐๐š๐ฑ๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐จ๐ฐ๐ฅ๐ฐ๐š๐๐ž๐ž๐ง๐š๐๐š ๐›๐š๐ง๐ ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ฑ๐ฎ๐›๐ง๐š๐ก๐š ๐ค๐š ๐š๐ก ๐’๐๐€ , sida ay uga soo qayb galeen kulankaas iyo doorkooda ku aaddan xoojinta wada shaqeynta, aqoon isweydaarsiga iyo horumarinta bangiyada Soomaaliya.

_๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ (๐’๐๐€) ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐ข๐ข ๐ฐ๐š๐๐ข ๐๐จ๐จ๐ง๐š๐š ๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐ฆ๐š๐๐š๐ฅ๐ฅ๐จ ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง๐ž๐ž๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐š๐๐š ๐ญ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ฌ๐ข ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข๐ข ๐ฑ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š, ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ง๐ข๐๐š๐š๐ฆ๐ค๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š.


Ururka Bangiyada Soomaaliyeed (SBA), oo kaashanaya Bangiga Horumarinta Soomaaliya (SDRB), ayaa si wadajir ah u qabtay ku...
30/07/2026

Ururka Bangiyada Soomaaliyeed (SBA), oo kaashanaya Bangiga Horumarinta Soomaaliya (SDRB), ayaa si wadajir ah u qabtay kulan heer sare ah oo ay ka soo qaybgaleen Maareeyayaasha Guud ee qaar ka mid ah bangiyada xubnaha ka ah SBA iyo wafdi ka socday ISRA Institute ee Jaamacadda INCEIF, Malaysia.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray is weydaarsiga aqoonta iyo waayo aragnimada ku saabsan horumarinta nidaamka bangiyada Islaamiga ah, iyadoo laga wada hadlay sida maaliyadda waafaqsan Shareecada Islaamka looga horumarin karo Soomaaliya, iyada oo laga faa'iidaysanayo khibradda Malaysia ee arrintan.

SBA waxay uga mahadcelinaysaa Bangiga Horumarinta Soomaaliya, ISRA Institute, iyo dhammaan bangiyada xubnaha ka ah ee ka soo qaybgalay kulankan muhiimka ah, kaas oo xoojinaya iskaashiga iyo horumarinta awoodda waaxda bangiyada Islaamiga ah ee Soomaaliya.

23/07/2026

Muuqal guud maalinka labaad ee Shir weynaha Bandhigga Bangiyada iyo Hay'adaha Maaliyadeed ee Soomaaliya ( ).





23/07/2026

Cabdullaahi Nuur Ciid oo ah sarkaal ka tirsan Somalia Payment Switch (SPS) ayaa si faahfaahsan u sharaxay sida adeegga SIPS ee isku xira akoonada iyo jeebabka bangiyadu u shaqeeyo.
Wuxuu tilmaamay inay muwaadin kasta u isticmaali karo adeegga SIPS inuu lacag igu diro asxaabta iyo ehelka, inuu wax ku iibsado isagoo isticmaalaya hanaanka SomQR, iyo inuu ku bixiyo cashuuraha iyo khidmooyinka adeegyada dawladda.

23/07/2026

Ka faaideyso Fursadaha maal gashi iyo adeegyada ay bixiso Dahabshil Bank International
ee Shir weynaha Bandhigga Bangiyada iyo Hay'adaha Maaliyadeed ee Soomaaliya ( ).





Shirweynaha, Somali Banking And Financial Trade Show ( ) maliintiisi labaad.
23/07/2026

Shirweynaha, Somali Banking And Financial Trade Show ( ) maliintiisi labaad.






Sawiro: Shirweynaha, Somali Banking And Financial Trade Show ( ) maliintiisi labaad.
23/07/2026

Sawiro: Shirweynaha, Somali Banking And Financial Trade Show ( ) maliintiisi labaad.






23/07/2026

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐†๐š๐š๐ฌ๐ก๐š๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š, Mudane ๐ˆ๐๐ข๐ซ๐ข๐ฌ ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐—๐š๐šji & Shirweynaha, Somali Banking And Financial Trade Show ( ) maliintiisi labaad

23/07/2026

Yeesan ku dhaafin fursadaha maal galin iyo baqtiyaa nasiibka ay idiin hayso Idman Community Bank weli fursad ayaa hesataa oo yaan lagaa buuxin.





Shirweynaha, Somali Banking And Financial Trade Show ( ) maliintiisi labaad
23/07/2026

Shirweynaha, Somali Banking And Financial Trade Show ( ) maliintiisi labaad

Address

Safari Apartment, Zoope, Hodan District
Mogadishu

Telephone

+252611693020

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Bankers Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Bankers Association:

Shortcuts

Share