Midowga dhalin-Yarada Yabar Dumaal

Midowga dhalin-Yarada Yabar Dumaal Waa dhalinyaro u taagan horumarinta deegaankooda iyo dadkooda

25/07/2026

Midowga Dhalinyarada Yabar Dumaal wuxuu hambalyo u dirayaa Dadka Deegaanka Madax Gisi ee hoos Yimaado Degmada Jilyaale ee dhawaan laga hirgeliyay Xarun Caafimaad.

Xaruntaan Caafimaad waxay ku timid isku duubni Bulsho waxaan rajeynaynaa in lasii hormariyo Adeegyada Caafimaadka ee Gobolka oo dhan.

Address

Trepiano
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga dhalin-Yarada Yabar Dumaal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share