Machdka Tabarada ee Yali

Machdka Tabarada ee Yali Machadka yali - is a powerhouse for Somalia's future leaders. It equips young Somalis (18-30) with the skills and connections they need to thrive.

19/10/2024

๐‘ถ๐’ˆ๐’†๐’š๐’”๐’Š๐’Š๐’” โ€ฆ ๐‘ญ๐’–๐’“๐’”๐’‚๐’… ๐’”๐’‰๐’‚๐’’๐’ ๐’‚๐’ƒ๐’–๐’–๐’“ ๐’๐’ ๐’’๐’‚๐’‚๐’๐’Š ๐’‚๐’‰, kadib codsi nooga yimid Dhalinta shaqa la`aanta ah ee jaamacadaha kaqalinjabisay ilaa 2020 ee aan shaqa heelin wali misna bartay xirfado shaqo lkn aan maalgalin heesan. Fadlan waa fariin ku socoto ee gaarsii asxaabtaada kale, Koox dhalinyara Aqoon-yahano ah ayaa, go`aan saday inay cabasho shaqo la`aan ah u gudbiyaan hey`adaha dalka, ganacsatada iyo dowladaba.
Ujeedka ayaa ah in cod mideesan ay ku hadlaan, fariintoodana gaarsiiyaan madaxda dalka iyo cid walba oo ay quseyso.
Dhalinta qaar waxa ay lakulmeen dhibaatooyin kala duwan sida,
1- ๐น๐‘Ž๐‘ž๐‘ข๐‘ข๐‘ž
2- ๐‘„๐‘Ž๐‘๐‘ฆ๐‘Ž๐‘Ž๐‘™๐‘Ž๐‘‘๐‘’๐‘’๐‘ ๐‘–
3- ๐ธ๐‘’๐‘ฅ ๐‘–๐‘ฆ๐‘œ ๐‘€๐‘ข๐‘ ๐‘ข๐‘ž ๐‘š๐‘Ž๐‘Ž๐‘ ๐‘ข๐‘ž
4- ๐‘๐‘–๐‘› ๐‘—๐‘’๐‘๐‘™๐‘’๐‘’๐‘ ๐‘–
5- Waxa ayna dalbanayaan wax yaalaha so socda:
1- ๐‘†โ„Ž๐‘Ž๐‘ž๐‘Ž๐‘Ž๐‘™๐‘’๐‘ฆ๐‘ ๐‘–๐‘–๐‘› ๐‘ ๐‘– ๐‘‘๐‘’๐‘”-๐‘‘๐‘’๐‘” ๐‘Žโ„Ž ๐‘‘โ„Ž๐‘Ž๐‘™๐‘–๐‘›๐‘ก๐‘Ž ๐‘Ž๐‘Ž๐‘› ๐‘ค๐‘Ž๐‘™๐‘– ๐‘“๐‘ข๐‘Ÿ๐‘ ๐‘‘๐‘Žโ„Ž๐‘Ž ๐‘ โ„Ž๐‘Ž๐‘ž๐‘œ โ„Ž๐‘’๐‘™๐‘–๐‘›.
2- ๐น๐‘ข๐‘Ÿ๐‘ ๐‘Ž๐‘‘๐‘œ ๐‘ โ„Ž๐‘Ž๐‘ž๐‘œ ๐‘œ๐‘œ ๐‘™๐‘œ๐‘œ ๐‘ ๐‘–๐‘š๐‘Ž๐‘›๐‘ฆ๐‘Žโ„Ž๐‘Ž๐‘ฆ ๐‘™๐‘œ๐‘œ๐‘›๐‘Ž ๐‘ก๐‘Ž๐‘Ÿ๐‘ก๐‘Ž๐‘š๐‘œ.
3- ๐‘†โ„Ž๐‘Ž๐‘ž๐‘œ ๐‘Ž๐‘๐‘ข๐‘ข๐‘Ÿ ๐‘š๐‘Ž๐‘Ž๐‘™๐‘–๐‘”๐‘Ž๐‘™๐‘–๐‘›๐‘’๐‘’๐‘‘ ๐‘ ๐‘– ๐‘‘โ„Ž๐‘Ž๐‘™๐‘–๐‘›๐‘ก๐‘Ž ๐‘Ž๐‘ฆ ๐‘ ๐‘– ๐‘–๐‘ ๐‘˜๐‘œ๐‘œ๐‘‘ ๐‘Žโ„Ž ๐‘ข๐‘”๐‘ข ๐‘ โ„Ž๐‘Ž๐‘ž๐‘’๐‘ฆ๐‘ ๐‘ก๐‘Ž๐‘Ž๐‘› ๐‘ ๐‘œ๐‘œ๐‘›๐‘Ž ๐‘๐‘’๐‘™๐‘–๐‘ฆ๐‘Ž๐‘Ž๐‘› ๐‘™๐‘Ž๐‘๐‘Ž๐‘”๐‘ก๐‘Ž๐‘Ž๐‘  ๐‘š๐‘ข๐‘‘๐‘œ 2-5 ๐‘ ๐‘Ž๐‘›๐‘œ ๐‘–๐‘ฆ๐‘Ž๐‘‘๐‘Ž ๐‘œ๐‘œ ๐‘Ž๐‘ฆ๐‘ ๐‘Ž๐‘› ๐‘ค๐‘Ž๐‘ฅ ๐‘ โ„Ž๐‘ข๐‘Ÿ๐‘ข๐‘ข๐‘‘ ๐‘Žโ„Ž ๐‘˜๐‘ข ๐‘ฅ๐‘–๐‘Ÿ๐‘›๐‘’๐‘’๐‘›.
4- ๐ผ๐‘› ๐‘‘๐‘œ๐‘ค๐‘™๐‘Ž๐‘‘๐‘ข ๐‘Ž๐‘ฆ ๐‘‘โ„Ž๐‘Ž๐‘™๐‘–๐‘›๐‘ก๐‘Ž๐‘Ž๐‘› ๐‘ข ๐‘Ž๐‘๐‘ข๐‘ข๐‘Ÿ๐‘ก๐‘œ ๐‘“๐‘ข๐‘Ÿ๐‘ ๐‘Ž๐‘‘๐‘œ ๐‘ โ„Ž๐‘Ž๐‘ž๐‘œ ๐‘œ๐‘œ ๐‘Ž๐‘ฆ ๐‘˜๐‘Ž ๐‘“๐‘Ž๐‘Ž๐‘–๐‘‘๐‘’๐‘ฆ๐‘ ๐‘ก๐‘Ž๐‘Ž๐‘›.
๐‘ญ๐’‚๐’…๐’๐’‚๐’ ๐’‰๐’‚๐’…๐’Š๐’Š ๐’‚๐’‚๐’… ๐’‡๐’Š๐’Œ๐’‚๐’“๐’‚๐’…๐’‚๐’‚๐’ ๐’•๐’‚๐’‚๐’ˆ๐’†๐’†๐’“๐’”๐’‚๐’๐’•๐’‚๐’‰๐’‚๐’š ๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’“๐’”๐’Š๐’Š ๐’‚๐’”๐’™๐’‚๐’‚๐’ƒ๐’•๐’‚๐’‚๐’…๐’‚ ๐’Œ๐’–๐’๐’‚๐’”๐’๐’ ๐’ƒ๐’Š๐’Š๐’“ ๐’ˆ๐’“๐’๐’–๐’‘๐’Œ๐’‚๐’‚๐’.
https://chat.whatsapp.com/Fkli7B4beiW189I3SkPtR7

19/10/2024

Ogeysiis โ€ฆ Fursad shaqo abuur oo qaali ah, kadib codsi nooga yimid Dhalinta shaqa la`aanta ah ee jaamacadaha kaqalinjabisay 2020-2024 ee aan shaqa heelin wali misna bartay xirfado shaqo lkn aan maalgalin heesan. Fadlan waa fariin ku socoto ee gaarsii asxaabtaada kale, Koox dhalinyara Aqoon-yahano ah ayaa, go`aan saday inay cabasho shaqo la`aan ah u gudbiyaan hey`adaha dalka, ganacsatada iyo dowladaba.
Ujeedka ayaa ah in cod mideesan ay ku hadlaan, fariintoodana gaarsiiyaan madaxda dalka iyo cid walba oo ay quseyso.
Dhalinta qaar waxa ay lakulmeen dhibaatooyin kala duwan sida,
1- Faquuq
2- Qabyaaladeesi
3- Eex iyo Musuq maasuq
4- Nin jecleesi
Waxa ayna dalbanayaan wax yaalaha so socda:
1- Shaqaaleysiin si deg-deg ah dhalinta aan wali fursdaha shaqo helin.
2- Fursado shaqo oo loo simanyahay loona tartamo.
3- Shaqo abuur maaligalineed si dhalinta ay si iskood ah ugu shaqeystaan soona celiyaan lacagtaas mudo 2-5 sano iyada oo aysan wax shuruud ah ku xirneen.
4- In dowladu ay dhalintaan u abuurto fursado shaqo oo ay ka faaideystaan.
Fadlan hadii aad fikaradaan taageersantahay gaarsii asxaabtaada kunasoo biir groupkaan.

Asc, asxaabta sharafta leh waxaan idin soo wadnaa war aad ku faraxdaan oo runti aad u qiima badan.
18/10/2024

Asc, asxaabta sharafta leh waxaan idin soo wadnaa war aad ku faraxdaan oo runti aad u qiima badan.

05/10/2024

Asc

Ubaxii dalka| Marunbaa mise waa been???
20/09/2024

Ubaxii dalka| Marunbaa mise waa been???

05/09/2024

Asc, akhyaarta iwrma seetihiin ayaantaan ismaan arag xogaa.

26/08/2024

Good Morning!!!

Grand Opening new branch in Odweyne village, Dhawaan filo | 2024.
26/08/2024

Grand Opening new branch in Odweyne village, Dhawaan filo | 2024.

๐—ข๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ - ๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ - ๐—ข๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ,  waxaa dhamaan xirfadleeyda macalinimiinta ah, la ogeysinayaa in maamulka machadka (๐˜๐€๐‹๐ˆ...
25/08/2024

๐—ข๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ - ๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ - ๐—ข๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ, waxaa dhamaan xirfadleeyda macalinimiinta ah, la ogeysinayaa in maamulka machadka (๐˜๐€๐‹๐ˆ) uu rabo inuu farac cusub kafuro ๐—๐š๐š๐Ÿ๐š๐๐š ๐Ž๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ž ๐ž๐ž ๐ƒ๐ž๐ ๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐ƒ๐ž๐ฒ๐ง๐ข๐ข๐ฅ๐ž, fadlan hadii aad daneyneyso waxaad helikartaa fursad aad oga qeybgali kartid oo aad kudarsan karto $5๐ŸŽ - $๐Ÿ‘๐ŸŽ๐ŸŽ qaab ๐‘บ๐’‚๐’‚๐’Ž๐’Š/๐’”๐’‰๐’‚๐’“๐’† ๐’‚๐’‰ adiga oo islamarkaana shaqeenaya, Waxaana loo baahan yahay ๐‘ด๐’‚๐’‚๐’Ž๐’–๐’, ๐‘ด๐’‚๐’‚๐’Ž๐’–๐’ ๐’Œ๐’–๐’™๐’Š๐’ˆ๐’†๐’†๐’ iyo ๐‘ด๐’‚๐’„๐’‚๐’๐’Š๐’Ž๐’Š๐’Š๐’ xirfadleh oo shaqeeyndoona ๐’‡๐’–๐’๐’๐’•๐’Š๐’Ž๐’† ๐’‚๐’Ž๐’‚ ๐’‘๐’‚๐’“๐’•๐’•๐’Š๐’Ž๐’†.

Waxaa loo baahan yahay xirfadlayaashaan oo leh aqoon kufilan oo ay ku soosaaraan ardayda mudo 2-6 bilood ah,
1 ๐‘ด๐’‚๐’‚๐’Ž๐’–๐’
2- ๐‘ด๐’‚๐’‚๐’Ž๐’–๐’ ๐’Œ๐’–๐’™๐’Š๐’ˆ๐’†๐’†๐’
3- ๐‘ด๐’‚๐’„๐’‚๐’๐’Š๐’ - ๐‘ช๐’๐’Ž๐’‘๐’–๐’•๐’†๐’“๐’Œ๐’‚
4- ๐‘ด๐’‚๐’„๐’‚๐’๐’Š๐’ - ๐‘ช๐’‚๐’‚๐’‡๐’Š๐’Ž๐’‚๐’‚๐’…
5- ๐‘ด๐’‚๐’„๐’‚๐’๐’Š๐’ - ๐‘บ๐’‚๐’™๐’‚๐’‚๐’‡๐’‚๐’…๐’‚
6- ๐‘ด๐’‚๐’„๐’‚๐’๐’Š๐’ - ๐‘ฏ๐’‚๐’“๐’’๐’‚๐’‚๐’๐’Œ๐’‚
7- ๐‘ด๐’‚๐’„๐’‚๐’๐’Š๐’ - ๐‘ฌ๐’๐’ˆ๐’๐’Š๐’”๐’‰
8- ๐‘ด๐’‚๐’„๐’‚๐’๐’Š๐’ - ๐‘ป๐’Š๐’Ž๐’ ๐’…๐’‚๐’ƒ๐’Š๐’”๐’•๐’‚
๐‘ซ๐’–๐’Ž๐’‚๐’“๐’Œ๐’‚ ๐’‚๐’…๐’… ๐’‚๐’š๐’‚๐’‚ ๐’๐’๐’๐’ˆ๐’– ๐’…๐’‰๐’Š๐’Š๐’“๐’Š ๐’ˆ๐’‚๐’๐’Š๐’๐’‚๐’š๐’‚๐’‚ ๐’Š๐’ ๐’‚๐’š ๐’‡๐’–๐’“๐’”๐’‚๐’…๐’‚๐’‚๐’ ๐’”๐’ ๐’‚๐’‘๐’‘๐’๐’š๐’ˆ๐’‚๐’“๐’†๐’†๐’š๐’‚๐’‚๐’, ๐’˜๐’‚๐’™๐’‚๐’‚ ๐’๐’๐’ ๐’ƒ๐’‚๐’‚๐’‰๐’‚๐’๐’š๐’‚๐’‰๐’‚๐’š 8 ๐’’๐’๐’‡ ๐’๐’ ๐’Œ๐’‚๐’๐’Š๐’š๐’‚.
๐—™๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ฎ๐—ป ๐˜€๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ, ๐—ž๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—น๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป - ๐—ช๐—ต๐—ฎ๐˜๐˜€๐—ฎ๐—ฝ๐—ฝ ๐Ÿฌ๐Ÿฒ๐Ÿญ๐Ÿฏ๐Ÿฌ๐Ÿฌ๐Ÿต๐Ÿฎ๐Ÿด๐Ÿฎ.
๐Œ๐š๐ก๐š๐๐ฌ๐š๐ง๐ข๐!

21/08/2024

Asc, waxaa duruusta si toos ah ugu bilaabatay aradydii lasoo aqbalay? alx

Fadlan halaga faaideysto dhamaan fursadahaan ayaa jira, runta machadka YALI waxaa uu idin kugu deeqay fursadaan ah inaad...
19/08/2024

Fadlan halaga faaideysto dhamaan fursadahaan ayaa jira, runta machadka YALI waxaa uu idin kugu deeqay fursadaan ah inaad dhamaan aaplygareenkartaan scholarshipiskaan caalamiga ah, Scholarships oo dhan iyo linkiyadooda
1- https://www.oneyoungworld.com/ One young world
2-https://www.mandelawashingtonfellowship.org/ mandella washington fellowship USA EXCHANGE PROGRAM
3-https://www.yalieastafrica.org/ # Yali east africa
4-https://www.au-pau.org/submission/ pan african scholarship
5-https://www.chevening.org/ chevening
6-https://www.so.uwc.org/ United world college - somalia
7-https://www.somaliland.uwc.org/ United world college - somaliland
8-https://www.kdischool.ac.kr/ KDI south korea
9-http://www.niied.go.kr/user/nd35203.do Gks south korea
10-https://www.irishaidfellowships.ie/strands/ireland-fellows-programme-africa ireland fellowship
11-https://l.uskudaruniversitesi.edu.tr/int/uu/?utm_source=googleads&utm_term=fall2024&utm_content=search&gad_source=5&gclid=EAIaIQobChMIu6frg-HehwMVu5uDBx2GbQC3EAAYAiAAEgJH9_D_BwE Bulsari turkey scholarship
12- https://www2.daad.de/deutschland/stipendium/datenbank/en/21148-scholarship-database/ DAAD scholarship
13- https://mastercardfdn.org/all/scholars/ Mastercard scholarship program.
14-https://www.movedemocracy.org/strengthening-democratic-leadership/hurford-youth-fellowship Hurfod fellow program-USA
15-https://exchanges.state.gov/non-us/program/international-visitor-leadership-program-ivlp IVLP USA EXCHANGE PROGRAM

The Mastercard Foundation Scholars Program is developing Africaโ€™s next generation of leaders using education as the catalyst for social and economic change.

18/08/2024

Asc, Subax wanaagsan asxaabta meelkasta oo aad jogtaan waan idin salaamay.

Address

Hodon District Street 2
Mogadishu
1232

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Machdka Tabarada ee Yali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Machdka Tabarada ee Yali:

Share