Abdirahman Bulsho

Abdirahman Bulsho well communicator Hal-maal

Wax aan macquul aheyn ayaa laysla dhexmarayaa balse aan xaqiiq aheyn.W/Q: Abdirahman
16/12/2023

Wax aan macquul aheyn ayaa laysla dhexmarayaa balse aan xaqiiq aheyn.

W/Q: Abdirahman

Guul noo dhalay caawooGudcur looga baxay weeye.W/Q: Aho
13/12/2023

Guul noo dhalay caawoo
Gudcur looga baxay weeye.

W/Q: Aho

Meel Macruuf Xaaji  10 sano ka Afduubnaa Anigana 60 ayaan ka afduubnaa.!!!!!!!BBC News Somali  Ciyaal tiktok miyaa la wa...
05/12/2023

Meel Macruuf Xaaji 10 sano ka Afduubnaa Anigana 60 ayaan ka afduubnaa.!!!!!!!

BBC News Somali Ciyaal tiktok miyaa la wareegay maamulkeeda.

01/12/2023

Walaal kasta hadii uu walaalkiis u run sheego qaraar iyo macaanba xaqiiqadu waxay noqoneysaa ficil garab istaag leh iyo wax wada qabsi bilaa sheeko ah oo ka madax banaan been iyo turufo hadal macaan keliya ku eg.

W/Q: Abdirahman Bulsho Aho

23/11/2023

Yaraantaada sida laguu leeyahay kac, Soco dugsiga aad, jiifo qoraxdu waa kulushahay iyo erayo aan yaraantaadi xiiso kuu laheyn.

Markaad weynaato oo intaad shaqo aado aadan haysan nasiino waxaad u xiiseysaa jadwalkii yaraantaada.

Allow cafi waalidiinteena anaga towfiiqda na waafaji.

W/Q: Abdirahman Bulsho

Qiil dambe ma harin iyo shaqaa laga habsaamaa.W/Q: Bulsho
23/11/2023

Qiil dambe ma harin iyo shaqaa laga habsaamaa.

W/Q: Bulsho

22/11/2023

Qaadashada go'aano tayo leh ayaa kaa dhigo qof tayo badan, sidoo kale qaado oo qiro ficil kasta oo ka yimaado go'aanada masuuliyadaada xitaa hadii ay xaalad qaraar abuuraan.

W/Q: Abdirahman

20/11/2023

Daarul-Nicma 👀

Arday soo dhamaystay waxbarashadii heer jaamacadeed ayaa muddo shaqo raadinayay waanu waayay,maalinkii dambe ayuu arkay ...
20/11/2023

Arday soo dhamaystay waxbarashadii heer jaamacadeed ayaa muddo shaqo raadinayay waanu waayay,maalinkii dambe ayuu arkay beerta xayawaanka oo shaqaale doonaysa waanu codsaday shaqadii, markii lagu qancay ardaygii ee mushaharkiina loo sheegay, waxa ardaygii lagu wargeliyay in Gorilihii u waynaa ee beertu dhintay, dalxiisayaashuna ay gorilahaa ugu jeclaayeen, waxa lagu amray inuu harag gorile xidho sidaana ku matalo gorillahaas dhintay,ardaygii oo ka yaaban shaqadaas ayaa haddana eegay mushaharka badan ee loo soo bandhigay, sidii ayuu haragii ku xidhay maalintaasna uu ku matalayay dhaqamadii gorillaha. Subaxdii labaad markuu shaqada soo galay isla markiiba haragii ayaa loo geliyay,xeradii ayuu galay, waxa uu galay qafas kale oo aan ahayn kiisi, markuu badhtanka joogo ayaa waxa kusoo baxay libaax, waxa uu libaaxi usoo dhaqaaqay dhanka gorillaha, markuu usoo dhowaaday ardaygii ayaa sida dadka u qayliyay “I caawiya iga badbaadiya”, Libaaxii ayaa ardaygii usoo dhowaaday oo dhegta usaaray waar waa hebelkii aad isku fasalka ahaydeen, dalka shaqo ma taallee gorilahaagaa iska ahaw, waxa kale oo uu tusay yaxaas biyo ku dhex jira waxa uuna ku yidhi kaas haraga yaxaaska xidhan ee biyaha ku dhex jiraa waa kaabo galaaskii fasalkeenna.😁

Waa nuucee anshaxa saxaafada ii inoogala sheekeeyo?,  muxuusa yahay xeerka aan la dhaafi karin ee quseeyo anshaxa?.    !...
20/11/2023

Waa nuucee anshaxa saxaafada ii inoogala sheekeeyo?, muxuusa yahay xeerka aan la dhaafi karin ee quseeyo anshaxa?.

!!!!!!!!!!!!

Hambalyo wlshey Hamda Mohudiin Mohamed  iyo seygeeda guurkiina guur negi gurigiina guri negi guulow ka yeel.
11/11/2023

Hambalyo wlshey Hamda Mohudiin Mohamed iyo seygeeda guurkiina guur negi gurigiina guri negi guulow ka yeel.

08/11/2023

Alla ha u naxariisto walaalaheen Yusuf M Taakow iyo Maxamed M dhaakul

Address

Mugadisho
Mogadishu

Telephone

+252615547124

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman Bulsho posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share