IDNI Allience

IDNI Allience By harnessing the energy, creativity and passion of young.

Isbahaysiga Dhallinyarada ee Nabadda iyo Isdhexgalka (IDNI is committed to empowering Somali youth through various programs and initiatives that aim to create a peaceful and inclusive society.

Shout out to our newest followers! Excited to have you onboard, let’s unite the Somalia we want.Mohamud Ali Haji, Ubax A...
10/08/2024

Shout out to our newest followers! Excited to have you onboard, let’s unite the Somalia we want.

Mohamud Ali Haji, Ubax Aden Ileys, Gacal Nuur, Rayaan Abdalla, Shanta Shidan Shiiqoda, Drs Hilkas, Khadiijo Cabdi, Sacdiyo Geedow Maxamed, Gudbaaye Cade, Qadar Qadar, Ramlo Abdullaahi, Ahmed Hussein Nuure, Shaandi Cilmi, Abdullaahi Shurie, Suleymaan Maxamed, Umu Cimran, Simba Simba, Habiibo Liisho, Poqorad Shanta Soomaaliyeed, Shure Aadan Aadan, Maryan Tahliil, Ibrahim Hilowle, Aanis Cade, Faduma Cali Cabdi, Rage Maxamad, Nuuribrahim Ali, Love Paste Adan, Ibraahim Maxames, Gutaale Soomaali, Sihaam Abuukar, Istar Cumar Maxmed

03/08/2024

Dhalinyaradda Soomaaliyeedeey xalay waxay inoo ahayd habeen madoow oo qarax ruxay magaaladda aynu jecelnahay ee Mogadishu. Waxaynu naxariista rabi u waydiinaynaa kuwii geeriyooday, waxaynuna murugga laqaybsanaynaa Waalidiinta iyo asxaabta waayey kuwii ay jeclaayeen, waxaynuna naxariista rabi u waydiinaynaa kuwii ku waayey naftooda qaraxaas iyagoon waxba galabsan. Waxaynu u ducaynaynaa kuwii ku dhaawacmay inay dhakhso u bogsadaan, isgarabtaageena iyo midowgeena waa lagama maarmaan wakhtigan adag ee ay ku jirto bulshadeenu.

Xanuunka dhacdadani waxay ina xasuusinaysaa baahidda wadankeenu u qabo nabad waarta, bulsho midaysan iyo hogaan hilaadin leh. Isbahaysiga Dhallinyarada ee Nabadda iyo Isdhexgalka (IDNI ) wuxuu aaminsan yahay in lagaadhay wakhtigii dhalinyaraddu u midoobi lahayd ka shaqaynta mustaqbalkooda, waxna ka baran lahayd dhacdooyinka joogtadda ah ee aan lanool nahay. Hadafkeenu waa awoodsiinta dhalinyaradda nabad dhiska, isdhexgalka iyo horumarinta bulshadda in ka badan intii aan soo marnay.

Awoodeena, fikradeheena iyo doonisteenu waxay lagama maarmaan u yihiin isbadalka aynu rabno inaan ku noolaano. Siwadajir ah waanku dhisan karnaa wadankeena, waanna ka dhigan karnaa wadan nabadi taal amaan ah iyo meel qofkasta oo dhalinyaro ahi ka helayo fursad uu ugu noolaado deegaankiisa oo nabdoon.

IDNI waxaad uga mid noqon kartaa.
1. Inaad ku soo biirto dhaq-dhaqaaqan.
2. Wakhtigaaga inaad bulshadaada ugu adeegto.
3. Inaad codkaaga ku raadiso nabad dhiska.
4. Xooji Wacyigelinta la xidhiidha nabadda, abniga iyo wada noolaanshiyaha.

Aan u midowno wax ka qabashadda dhibaatadeena, Waan dhisan karnaa Soomaaliya nabdoon oo horumarsan.

Isbahaysiga Dhallinyarada ee Nabadda iyo Isdhexgalka (IDNI is committed to empowering Somali youth through various programs and initiatives that aim to create a peaceful and inclusive society. By harnessing the energy, creativity and passion of young.

03/08/2024

Fadlan booqo oo ku deeq dhiigaaga.

20/07/2024

Dhalinyaraddu waa cududa isbadal ee ugu weyn ee aynu leenahay, inaan u midowno mustaqbalkeenu waa furaha kaliya ee aan ku dhisan karno dawlidnimo daboosha baahiyaheena.

Waa kii Xaaji Adan Axmed (Afqalooc) lahaa.

Aboorkuba alaylkuu dhisaa aqallo waaweyne
Markuu ururo daartuu abyey baa la ashqaraaraaye
Ilko wadajirkooday hilbaha adag ku gooyaane
Haddii iniba meel taagan tahay adhax ma feenteene
Abtirsiino reer hebel ahiyo oday ku faan tuura
Indho fura hurdadu waa waxaad ku ibtiloowdeene.

Aan usoo jeesano isbadal muuqda oo bulsheed. Ka qayb qaado dhaq-dhaqaaqan oo guul u horseed bulshadaada.

Quruxda iyo qiyamka Somalia Waa dhalinyaradiisa guulaysta.   gareeya oo lawadaaga asxaabtiina.Sharmake Said Abshir, Jibr...
16/07/2024

Quruxda iyo qiyamka Somalia Waa dhalinyaradiisa guulaysta.

gareeya oo lawadaaga asxaabtiina.

Sharmake Said Abshir, Jibriil Abdulqadir, Cadani Badal, Cabdikaafi Ibnu Siciid, Liban Mohamed Hussein, Bashiir IBnu Ayax, Fardows Ina Jumalle, Júňîõř Ăbāšķã Åłî, Abdikarin Hajji Ali, Mss Deka Hireiy, Lucky Hanuuniye, Caamir Kismaayo, Cabdi Xaadir, Ibrahim Maxamud Xiddig, Nuur Mursal, Cabdulaahi Cali, Abdirashiid Adow Abdi Nadaamiye, Umu Muawiya, Omar Yusuf, Abkow S Yare

Dhamaan Dhalinyaradda Soomaaliyeed soo dhawaadda, Wadajirkeenu waa dhisidda Mustaqbalkeena. Page inooo Share gareeya, si...
10/07/2024

Dhamaan Dhalinyaradda Soomaaliyeed soo dhawaadda, Wadajirkeenu waa dhisidda Mustaqbalkeena. Page inooo Share gareeya, si’aynu asxaab oo qiimo badan u gaadhno.

Cusmaan Dheere Cusmaan Dheere, Mohamed Sulaiman, Qanciye Xassan, Ahmed Ma'alin Dahir, Abdul-Rahman Farah, Ali Mohamed, Farah Haji Jabuti, Mohamed Abdukadir Dhorre, Mustafe Cisman, StNaasiridhoyare Ibraahim Yuusuf, Jaale Kulane, Maxamed Cilmi, Mohamed Sharif Abdirahman, Salmaan Cimran, Da'ud Ali, Farhia Osmaan Mohamed, Sakariye Hashi, Mohamed Abdullahi Osman, Jees Bile, Osmaan Mohamed Jebshe, Mohamud Abdi Qadir Ali, Abdi Waqooyi, Nuuradiin Indhahuley, Garaad Aadan Xasan, Nasteho Mire Hassan, EnG-Adan Muse, Mohamed Bulshwai Hassan, Daauud Ibraahim Daauud Jeekey, Cumar Maxamed Abokor, Maxamed Jaamac, Fuad Abdi Diriye, Salim Yare, Abdikadir Ahmed Raage, Maxamed Karboy, Shucayb Mohamed, Aweis Osman Kaasim, Shaakir Adan Ganey, حاج سعيد صومالي, Amiin Mohamed Hassan, Sir-Mohamed Hassan Bile, Axmed Zaki Cisman, Geelgaaxshe Najmudeni, Osman Mohamed Nuur, Yaasiin Nuur Cali, Hamse Ah-nuur, Xidig Jamac Miraaf, Mustafe Timo, Hussein Abdullahi Baale, Liibaan Cade, Abdirahman Osman Mohamud Odawaa

Dhalinyaradda Soomaaliyeed maaha oo kaliya hogaamiyeyaasha mustaqbalka, waa horseedka isbadal bulsheed ee maanta. Waa mu...
30/06/2024

Dhalinyaradda Soomaaliyeed maaha oo kaliya hogaamiyeyaasha mustaqbalka, waa horseedka isbadal bulsheed ee maanta. Waa muhiim qaadashadda doorkoodda u ololaynta nabad ku noolaanshiyaha, isdhexgalka bulshaqadda, ladagaalanka qabyaaladda iyo eexda. IDNI Allience waa madal dhalinyareed loogu talagalay in dhalinyaradda door muuqda ku yeelato qaabaynta mustaqbalkooda iyo diyaaranta mustaqbal wanaagsan jiilka xigga ee Soomaaliya. Ka mid noqoshaddaadu kaliya maaha inaad qayb ka tahay, laakiin waxaad noqonaysaa hogaanka dhabta ah ee horseedka ka noqdo isbadalka nololeed ee uu rabo.

Address

Wadajir
Mogadishu
000000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when IDNI Allience posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share