Somali Engineers Association.

Somali Engineers Association. SEA is an engineers' organization that is non governmental and non-profit organization.

The Somali Engineers Association ("SEA") is an engineers' organization that is non-profit and uninterested, and it is united by Somali engineers. Its goals are to improve their skills and enhance their role in advancing and developing the nation, as well as to unite and promote the professionalism and specialization of Somali engineers. The organization is established under the legal status of the Somali government, which enables it to carry out its duties and responsibilities.

30/09/2026

Somali Engineers Association. (SEA) iyo Ethiopian Association of Civil Engineers - EACE ayaa kala saxiixday Heshiis Is-afgarad (Memorandum of Understandingโ€“MoU), kaas oo lagu xoojinayo iskaashiga xirfadeed iyo farsamo ee labada urur.

Heshiiskan ayaa diiradda saaraya is-dhaafsiga aqoonta iyo khibradaha injineernimada, horumarinta xirfadaha iyo tababarrada, wada-shaqeynta cilmi-baarista iyo hal-abuurka, iyo fududeynta xiriirka xirfadlayaasha injineernimada ee labada dal.

Wixii Faah faahin ah kala xirir;
Facebook: Somali Engineers Association
LinkedIn: Somali Engineers Association
Twitter: SomEngineers
Email: [email protected]
Website:www.somaliaengineers.so

๐™Ž๐™ค๐™ข๐™–๐™ก๐™ž ๐™€๐™ฃ๐™œ๐™ž๐™ฃ๐™š๐™š๐™ง๐™จ ๐˜ผ๐™จ๐™จ๐™ค๐™˜๐™ž๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ (๐™Ž๐™€๐˜ผ) ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™€๐™ฉ๐™๐™ž๐™ค๐™ฅ๐™ž๐™–๐™ฃ ๐˜ผ๐™จ๐™จ๐™ค๐™˜๐™ž๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ ๐™ค๐™› ๐˜พ๐™ž๐™ซ๐™ž๐™ก ๐™€๐™ฃ๐™œ๐™ž๐™ฃ๐™š๐™š๐™ง๐™จ (๐™€๐˜ผ๐˜พ๐™€) ๐™ค๐™ค ๐™ ๐™–๐™ก๐™– ๐™จ๐™–๐™ญ๐™ž๐™ž๐™ญ๐™™๐™–๐™ฎ ๐™ƒ๐™š๐™จ๐™๐™ž๐™ž๐™จ ๐™„๐™จ ๐™–๐™›๐™œ๐™–...
29/09/2026

๐™Ž๐™ค๐™ข๐™–๐™ก๐™ž ๐™€๐™ฃ๐™œ๐™ž๐™ฃ๐™š๐™š๐™ง๐™จ ๐˜ผ๐™จ๐™จ๐™ค๐™˜๐™ž๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ (๐™Ž๐™€๐˜ผ) ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™€๐™ฉ๐™๐™ž๐™ค๐™ฅ๐™ž๐™–๐™ฃ ๐˜ผ๐™จ๐™จ๐™ค๐™˜๐™ž๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ ๐™ค๐™› ๐˜พ๐™ž๐™ซ๐™ž๐™ก ๐™€๐™ฃ๐™œ๐™ž๐™ฃ๐™š๐™š๐™ง๐™จ (๐™€๐˜ผ๐˜พ๐™€) ๐™ค๐™ค ๐™ ๐™–๐™ก๐™– ๐™จ๐™–๐™ญ๐™ž๐™ž๐™ญ๐™™๐™–๐™ฎ ๐™ƒ๐™š๐™จ๐™๐™ž๐™ž๐™จ ๐™„๐™จ ๐™–๐™›๐™œ๐™–๐™ง๐™–๐™™ ๐™ฌ๐™–๐™™๐™– ๐™จ๐™๐™–๐™ฆ๐™š๐™ฎ๐™ฃ ๐™–๐™ (๐™ˆ๐™ค๐™).

Addis Ababa Ethopia | September 2026

Somali Engineers Association. iyo Ethiopian Association of Civil Engineers - EACE ayaa kala saxiixday Heshiis Is-afgarad (Memorandum of Understanding, MoU), kaas oo lagu xoojinayo iskaashiga xirfadeed iyo farsamo ee labada urur.

Heshiiskan ayaa diiradda saaraya is dhaafsiga aqoonta, khibradaha injineernimada, horumarinta xirfadaha, tababarrada, cilmi-baarista iyo hal-abuurka, fududeynta xiriirka xirfadlayaasha injineernimada ee labada dal.

SEA, waxay rumeysan tahay in heshiiskani is af garadka ah uu horseed u noqon doono iskaashi waara oo gobolka ah, isla markaana gacan ka geysan doono horumarinta tayada iyo heerarka xirfadda injineernimada, iyadoo la xoojinayo doorka injineerrada ee horumarinta kaabeyaasha iyo horumarka dhaqaale ee Soomaaliya iyo Gobolka.

Wixii Faah faahin ah kala xirir;
Facebook: Somali Engineers Association
LinkedIn: Somali Engineers Association
Twitter: SomEngineers
Email: [email protected]
Website:www.somaliaengineers.so

๐™Ž๐™ค๐™ข๐™–๐™ก๐™ž ๐™€๐™ฃ๐™œ๐™ž๐™ฃ๐™š๐™š๐™ง๐™จ ๐˜ผ๐™จ๐™จ๐™ค๐™˜๐™ž๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ ๐™ค๐™ค ๐™†๐™– ๐™Œ๐™–๐™ฎ๐™— ๐™œ๐™–๐™จ๐™๐™–๐™ฎ  ๐™Ž๐™๐™ž๐™ง๐™ ๐™– "27๐™ฉ๐™ ๐™€๐˜ผ๐˜พ๐™€ ๐˜ผ๐™ฃ๐™ฃ๐™ช๐™–๐™ก ๐˜พ๐™ค๐™ฃ๐™ซ๐™š๐™ฃ๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™„๐™ฃ๐™ฉ๐™š๐™ง๐™ฃ๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ๐™–๐™ก ๐™„๐™ฃ๐™›๐™ง๐™–๐™จ๐™ฉ๐™ง๐™ช๐™˜๐™ฉ๐™ช๐™ง๐™š ๐˜พ๐™ค๐™ฃ...
28/09/2026

๐™Ž๐™ค๐™ข๐™–๐™ก๐™ž ๐™€๐™ฃ๐™œ๐™ž๐™ฃ๐™š๐™š๐™ง๐™จ ๐˜ผ๐™จ๐™จ๐™ค๐™˜๐™ž๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ ๐™ค๐™ค ๐™†๐™– ๐™Œ๐™–๐™ฎ๐™— ๐™œ๐™–๐™จ๐™๐™–๐™ฎ ๐™Ž๐™๐™ž๐™ง๐™ ๐™– "27๐™ฉ๐™ ๐™€๐˜ผ๐˜พ๐™€ ๐˜ผ๐™ฃ๐™ฃ๐™ช๐™–๐™ก ๐˜พ๐™ค๐™ฃ๐™ซ๐™š๐™ฃ๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™„๐™ฃ๐™ฉ๐™š๐™ง๐™ฃ๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ๐™–๐™ก ๐™„๐™ฃ๐™›๐™ง๐™–๐™จ๐™ฉ๐™ง๐™ช๐™˜๐™ฉ๐™ช๐™ง๐™š ๐˜พ๐™ค๐™ฃ๐™›๐™š๐™ง๐™š๐™ฃ๐™˜๐™š 2026", ๐˜ผ๐™™๐™™๐™ž๐™จ ๐˜ผ๐™—๐™–๐™—๐™–, ๐™€๐™ฉ๐™๐™ค๐™ฅ๐™ž๐™–.

28 September,2026: Addis Ababa, Ethopia

Gudoomiyaha Somali Engineers Association. Iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa maanta ka qayb galay Shirka 27th EACE Annual Convention iyo International Infrastructure Conference 2026, oo ay magaalada Addis Ababa, oo ay martigelisay Ethiopian Association of Civil Engineers - EACE.

Guddoomiyaha SEA, EngIbrahim Abdi Heyle ayaa sidoo kale shirka ka jeediyay khudbad muhiim ah, isagoo diiradda saaray muhiimadda injineernimada, horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha iyo xoojinta iskaashiga ururrada injineerrada ee gobolka.

Ka-qaybgalka SEA ee shirkan caalamiga ah wuxuu fursad u yahay in la xoojiyo xirirka xirfada injineernimo, iskaashiga farsamo iyo is dhaafsiga aqoonta ee u dhexeeya SEA iyo ururrada injineerrada ee gobolka iyo qaaradda Afrika.

Wixii Faahfahin ah:
Facebook: Somali Engineers Association (SEA)
Twitter/X:
LinkedIn: Somali Engineers Association
Email: [email protected]
Website: www.somaliaengineers.so

๐™Ž๐™ค๐™ข๐™–๐™ก๐™ž ๐™€๐™ฃ๐™œ๐™ž๐™ฃ๐™š๐™š๐™ง๐™จ ๐˜ผ๐™จ๐™จ๐™ค๐™˜๐™ž๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ ๐™ค๐™ค ๐™†๐™– ๐™Œ๐™–๐™ฎ๐™—๐™œ๐™–๐™ก๐™–๐™ฎ๐™จ๐™–  Shirka "27๐™ฉ๐™ ๐™€๐˜ผ๐˜พ๐™€ ๐˜ผ๐™ฃ๐™ฃ๐™ช๐™–๐™ก ๐˜พ๐™ค๐™ฃ๐™ซ๐™š๐™ฃ๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ, ๐™ž๐™ฃ ๐˜ผ๐™™๐™™๐™ž๐™จ ๐˜ผ๐™—๐™–๐™—, ๐™€๐™ฉ๐™๐™ค๐™ฅ๐™ž๐™–."  Guddoomiy...
27/09/2026

๐™Ž๐™ค๐™ข๐™–๐™ก๐™ž ๐™€๐™ฃ๐™œ๐™ž๐™ฃ๐™š๐™š๐™ง๐™จ ๐˜ผ๐™จ๐™จ๐™ค๐™˜๐™ž๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ ๐™ค๐™ค ๐™†๐™– ๐™Œ๐™–๐™ฎ๐™—๐™œ๐™–๐™ก๐™–๐™ฎ๐™จ๐™– Shirka "27๐™ฉ๐™ ๐™€๐˜ผ๐˜พ๐™€ ๐˜ผ๐™ฃ๐™ฃ๐™ช๐™–๐™ก ๐˜พ๐™ค๐™ฃ๐™ซ๐™š๐™ฃ๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ, ๐™ž๐™ฃ ๐˜ผ๐™™๐™™๐™ž๐™จ ๐˜ผ๐™—๐™–๐™—, ๐™€๐™ฉ๐™๐™ค๐™ฅ๐™ž๐™–."

Guddoomiyaha(SEA), EngIbrahim Abdi Heyle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa berritoole, 28-ka Sebtembar 2026, magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya kaga qaybgalaya 27๐™ฉ๐™ ๐™€๐˜ผ๐˜พ๐™€ ๐˜ผ๐™ฃ๐™ฃ๐™ช๐™–๐™ก ๐˜พ๐™ค๐™ฃ๐™ซ๐™š๐™ฃ๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™„๐™ฃ๐™ฉ๐™š๐™ง๐™ฃ๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ๐™–๐™ก ๐™„๐™ฃ๐™›๐™ง๐™–๐™จ๐™ฉ๐™ง๐™ช๐™˜๐™ฉ๐™ช๐™ง๐™š ๐˜พ๐™ค๐™ฃ๐™›๐™š๐™ง๐™š๐™ฃ๐™˜๐™š 2026,, oo ay martigelinayso ๐—˜๐˜๐—ต๐—ผ๐—ฝ๐—ถ๐—ฎ๐—ป ๐—”๐˜€๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ผ๐—ณ ๐—ฐ๐—ถ๐˜ƒ๐—ถ๐—น ๐—˜๐—ป๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€. (๐—˜๐—”๐—–๐—˜)

Shirka oo ka dhacaya Sheraton Addis Hotel, Addis Ababa, ayaa la iskugu keenaya xirfadlayaal, hayโ€™ado iyo daneeyayaal ka kala socda dhinacyada injineernimada, kaabeyaasha dhaqaalaha, horumarinta iyo farsamada xirfada injineernimo iyo daneyayaal ka kala socdp Gobalka Geeska Afrika.

Sidoo kale, Guddoomiyaha SEA, Eng. Ibrahim Abdi Heyle, ayaa shirka ka jeedin doona khudbad (Keynote/Speech), isagoo ka hadli doona arrimaha la xiriira horumarinta injineernimada, iskaashiga hayโ€™adaha xirfadlayaasha ah iyo doorka injineernimada ee horumarinta kaabeyaasha iyo mustaqbalka Soomaaliya.

Ka-qaybgalka SEA ee shirkan waxay fursad u tahay in la xoojiyo iskaashiga xirfadeed iyo farsamo ee u dhexeeya Somali Engineers Association. Iyo Ethiopian Association of Civil Engineers - EACE sidoo kale in la abuuro fursado cusub oo iskaashi oo heer gobol iyo caalami ah..

For More Information:
Facebook: Somali Engineers Association (SEA)
Twitter/X:
LinkedIn: Somali Engineers Association
Email: [email protected]
Website: www.somaliaengineers.so

๐™Ž๐™ค๐™ข๐™–๐™ก๐™ž ๐™€๐™ฃ๐™œ๐™ž๐™ฃ๐™š๐™š๐™ง๐™จ ๐˜ผ๐™จ๐™จ๐™ค๐™˜๐™ž๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ & ๐™๐™š๐™™๐™š๐™ง๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ ๐™ค๐™› ๐˜ผ๐™›๐™ง๐™ž๐™˜๐™–๐™ฃ ๐™€๐™ฃ๐™œ๐™ž๐™ฃ๐™š๐™š๐™ง๐™ž๐™ฃ๐™œ ๐™Š๐™ง๐™œ๐™–๐™ฃ๐™ž๐™จ๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ๐™จ (๐™๐˜ผ๐™€๐™Š)Somali Engineers Association. (SEA)...
19/09/2026

๐™Ž๐™ค๐™ข๐™–๐™ก๐™ž ๐™€๐™ฃ๐™œ๐™ž๐™ฃ๐™š๐™š๐™ง๐™จ ๐˜ผ๐™จ๐™จ๐™ค๐™˜๐™ž๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ & ๐™๐™š๐™™๐™š๐™ง๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ ๐™ค๐™› ๐˜ผ๐™›๐™ง๐™ž๐™˜๐™–๐™ฃ ๐™€๐™ฃ๐™œ๐™ž๐™ฃ๐™š๐™š๐™ง๐™ž๐™ฃ๐™œ ๐™Š๐™ง๐™œ๐™–๐™ฃ๐™ž๐™จ๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ๐™จ (๐™๐˜ผ๐™€๐™Š)

Somali Engineers Association. (SEA) waxaa sharaf u ah ka-qaybgalka kalfadhiga xiritaanka ee Federation of African Engineering Organisations -FAEO ee ka dhacay Dar es Salaam, Tanzania. SEA waxay mahadcelinesa Eng. Refilwe Buthelezi hoggaamintii iyo adeegii ay u fidisay bulshada injineernimada Afrika (FAEO) iyadoo u rajaynaysa guul iyo horumar mustaqbalkeeda.

SEA waxay sii wadi doontaa xoojinta iskaashiga FAEO iyo ururrada injineerada Afrika, gaar ahaan dhinacyada aqoonta, xirfadda, hal-abuurka iyo horumar waara.

For more Information;
Facebook: Somali Engineers Association (SEA)
Twitter: SomEngieers
LinkedIn: Somali Engineers Association
Email: [email protected]
Website: www.somaliaengineers.so

On behalf of the Somali Engineers Association.   (SEA), we extend our warmest congratulations to Eng. Erick Ohaga, CE, F...
18/09/2026

On behalf of the Somali Engineers Association. (SEA), we extend our warmest congratulations to Eng. Erick Ohaga, CE, FIEK, on his appointment as President-Elect of the Federation of African Engineering Organisations -FAEO for 2026โ€“2028.

SEA looks forward to continued collaboration with FAEO and fellow African engineering institutions in advancing professional excellence, innovation, ethical engineering practice, and sustainable development across the continent. We wish Eng. Erick Ohaga succeeded in his new leadership role and congratulated him on this important achievement.

For more Information Contact Us:
Facebook: Somali Engineers Association
LinkedIn: Somali Engineers Association
Twitter:
Email: [email protected]
Website: www.somaliaengineers.so

๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐„๐ง๐ ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ฌ ๐€๐ฌ๐ฌ๐จ๐œ๐ข๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง & ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐œ๐š ๐„๐ง๐ ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ง๐  ๐–๐ž๐ž๐ค & ๐‚๐จ๐ง๐Ÿ๐ž๐ซ๐ž๐ง๐œ๐ž 2026. Ka qaybgalka Somali Engineers Association.  (S...
18/09/2026

๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐„๐ง๐ ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ฌ ๐€๐ฌ๐ฌ๐จ๐œ๐ข๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง & ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐œ๐š ๐„๐ง๐ ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ง๐  ๐–๐ž๐ž๐ค & ๐‚๐จ๐ง๐Ÿ๐ž๐ซ๐ž๐ง๐œ๐ž 2026.

Ka qaybgalka Somali Engineers Association. (SEA) ee "Africa Engineering Week & Conference 2026" ee Dar es Salaam, Tanzania, wuxuu astaan u yahay dadaalada sii kordhaya ee injineerada Soomaaliyeed iyo ka qeybgalka madallada injineernimada Afrika. Shirkaan ayaa ahaa fursad lagu wadaago aqoon iyo waayo-aragnimo, laguna xoojiyo xiriirrada iyo iskaashiga xirfadeed ee injineerada Afrika.

SEA waxay xoojinaysaa matalaadda injineerada Soomaaliyeed, iyadoo diiradda saaraysa horumarinta xirfadda, aqoonta, hal-abuurka iyo iskaashiga caalamiga ah. Ka qaybgalka madalladan wuxuu gacan ka geysanayaa in injineernimada Soomaaliya ay noqoto qayb firfircoon oo ka mid ah horumarka injineernimada Afrika..

For more Information Contact Us:
Facebook: Somali Engineers Association
Linkedin: Somali Engineers Association
Twitter:
Email: [email protected]
Website: www.somaliaengineers.so

16/09/2026

ุดุงุฑูƒ ูˆูุฏ ู…ู† ุฌู…ุนูŠุฉ ุงู„ู…ู‡ู†ุฏุณูŠู† ุงู„ุตูˆู…ุงู„ูŠุฉ ููŠ ุฃุณุจูˆุน ุงู„ู‡ู†ุฏุณุฉ ุงู„ุฅูุฑูŠู‚ูŠ ุจุชู†ุฒุงู†ูŠุงุŒ ุจู‡ุฏู ุจู†ุงุก ุดุฑุงูƒุงุช ู…ู‡ู†ูŠุฉ ูˆุชุจุงุฏู„ ุงู„ุฎุจุฑุงุช. ูˆูŠู†ุงู‚ุด ุงู„ู…ุคุชู…ุฑุŒ ุงู„ู…ุฏุนูˆู… ู…ู† ุงู„ูŠูˆู†ุณูƒูˆุŒ ุงู„ุจู†ูŠุฉ ุงู„ุชุญุชูŠุฉ ุงู„ู…ู‚ุงูˆู…ุฉ ู„ุชุบูŠุฑ ุงู„ู…ู†ุงุฎุŒ ูˆุงู„ู…ุฏู† ุงู„ู…ุณุชุฏุงู…ุฉุŒ ูˆุงู„ุฐูƒุงุก ุงู„ุงุตุทู†ุงุนูŠุŒ ูˆุงู„ุทุงู‚ุฉ ุงู„ู…ุชุฌุฏุฏุฉุŒ ูˆุชู†ู…ูŠุฉ ุงู„ู…ู‡ุงุฑุงุชุŒ ูˆุชูˆุณูŠุน ู…ุดุงุฑูƒุฉ ุงู„ู†ุณุงุก ูˆุงู„ุดุจุงุจ ููŠ ุงู„ู‡ู†ุฏุณุฉ ุนุจุฑ ุงู„ู‚ุงุฑุฉ.

Somali engineers are seeking stronger cooperation across Africa at the 12th UNESCO Africa Engineering Week in Tanzania, ...
16/09/2026

Somali engineers are seeking stronger cooperation across Africa at the 12th UNESCO Africa Engineering Week in Tanzania, focused on climate-resilient infrastructure, AI and skills development.

16/09/2026

Guddoomiyaha Ururka Injineerada Soomaaliyeed (SEA) EngIbrahim Abdi Heyle iyo Wafdi uu hogaaminayay ayaa ka qaybgalay Toddobaadka 12-aad ee Injineernimada Afrika ee UNESCO iyo Shirweynaha 10-aad ee Injineernimada Afrika 2026, oo lagu qabtay magaalada Dar es Salaam ee Dalka Tanzania.

Ururka Injineerada Soomaaliyeed (SEA) wuxuu aaminsan yahay in horumarka Soomaaliya iyo Afrika uu si weyn ugu tiirsan yahay aqoon, xirfad, hal-abuur, tiknoolajiyad iyo injineernimo tayo leh. SEA waxay ka goโ€™an tahay inay xoojiso iskaashiga gudaha iyo kan qaaradeed, kobciso awoodda injineerada Soomaaliyeed, isla markaana ka qaybqaadato dhismaha mustaqbal waara oo ku salaysan xalal farsamo oo tayo leh.

For more Information Contact Us:
Facebook: Somali Engineers Association
LinkedI: Somali Engineers Association
Twitter:
Email: [email protected]
Website: www.somaliaengineers.so

Address

Makka Al Mukarama Road
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Engineers Association. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Engineers Association.:

Shortcuts

Share