Isbedelka Jiilka Cusub

Isbedelka Jiilka Cusub This is the official page of Somali New Generation for change Forum ( SNCF)

https://x.com/Jiilcusubso

16/09/2026
06/08/2026

Dhallinyarada Soomaaliyeed maanta waa kuwa ugu badan bulshada, berrina iyagaa hoggaanka dalka la wareegi doona.

Haddaba su’aashu waxay tahay:

Haddii aad awood u heli lahayd inaad hal arrin ka beddesho Soomaaliya si jiilka cusub uu u helo dal ka wanaagsan kan maanta jira, maxaad beddeli lahayd?

Qabyaaladda?
Waxbarashada?
Hoggaanka?
Musuqmaasuqa?
Fikirka bulshada?
……………….::::::?

Maxay kula tahay halka uu isbeddelka Soomaliya ka bilaabmi karo?

Sheekh Muhammad Abduweli, ayaa bogaadiyey dib-u-habaynta iyo mideynta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Tanzania, isagoo sheega...
04/08/2026

Sheekh Muhammad Abduweli, ayaa bogaadiyey dib-u-habaynta iyo mideynta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Tanzania, isagoo sheegay in tani aysan ahayn aas-aaska jaaliyad cusub, balse ay tahay xoojinta bulsho Soomaaliyeed oo ku nool dalkaas ku dhawaad boqol sano.

Wuxuu xusay in Soomaalidu door muuqda ka qaadatay ganacsiga, waxbarashada iyo horumarka Tanzania, isla markaana abaabulkan cusub uu fure u noqon karo midnimo, horumar, koboc dhaqaale iyo hirgelinta mashaariic waxbarasho, diimeed iyo bulsho. Sheekh Maxamed Cabdiwali ayaa ugu dambayn Alle ka baryey inuu mideeyo quluubta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Tanzania, una barakeeyo dadaalkooda si ay u noqdaan jaaliyad lagu daydo Afrika iyo caalamkaba.

Hambalyo 26 June - Maalinta Xorriyadda Gobolladda Waqooyi ee Soomaaliya.Jiilka cusub waa rajada iyo horumarka qaranka.
25/06/2026

Hambalyo 26 June - Maalinta Xorriyadda Gobolladda Waqooyi ee Soomaaliya.

Jiilka cusub waa rajada iyo horumarka qaranka.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Isbedelka Jiilka Cusub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Isbedelka Jiilka Cusub:

Shortcuts

Share