Midowga Dhalinyarada Yabadhale Ceyr

Midowga Dhalinyarada Yabadhale Ceyr Waa Madal loogu Tala galay in Loogu Shaqeeyo Arimha Quseeyo Dhalinyarada Yabadhale Ceyr
Fadlan Naku Soo Biir

01/07/2025

Gudomiyaha Dhalinyarada Iyo ku xigenkisa ayaa manta
Qado sharaf iyo Mahad celin iskuku jirto u sameyay Dhalinyarada Qaban qaabada xafladdi caleemo saarka Gudomiyaha Dhalinyarada Yabdhale ceyr iyo Gudomiye ku xigenka Dhalinyarada

Waxaane. U mahad celinay Dhalinyarada sida Mazuliyada leh isku xil qameen eeyna u agasimeen xafladdi caleemo saarka

Midowga Dhalinyarada Yabadhale Ceyr

Hambalyo 1-da Luulyo – Maalinta Qarannimada SoomaaliyeedMaanta waa maalintii calankeenna cirka shareeray, waa maalintii ...
30/06/2025

Hambalyo 1-da Luulyo – Maalinta Qarannimada Soomaaliyeed

Maanta waa maalintii calankeenna cirka shareeray, waa maalintii midnimada Soomaaliyeed dhidibada loo taagay. 1-da Luulyo waa astaan qaranimo, halgan iyo himilo Soomaaliyeed.

Qaranimo waa sharaf, midnimo waa xoog. Dad iyo dal lama kala leexdo, dhulka hooyo waa dhaxal la dhowro. Halgankii lagu xoreeyay waa in lagu xoojiyo garasho, isku duubni iyo waddaniyad dhab ah.

Soomaaliyeey ha is nacin, ha kala tagin – midnimadeenna waa hantida ugu weyn. Aan isu tanaasulno si aynu u gaadhno horumar waara.

Hambalyo Maalinta Qaranka – 1-da Luulyo

29/06/2025

Beesha Yabadhaalo Cayr oo Muqdisho ku Caleema saartay Gudoomiyaha Dhalinyarada iyo Ku xigeenkiisa...

29/06/2025

"Xil in laguu magacaabo waxaa ka Muhiimsan in lagula Shaqeeyo" Gudoomiyaha dhalinyarada Cayr.

29/06/2025

"Beesha Cayr waxaa Hogaamiya Yabadhaalo" Xildhibaan Abdisamad Moalin.

29/06/2025

"Gudoomiye waxaa laguu doortay soo celinta Boqortooyadii Yabadhaalo Cayr" Gudoomiye Guure moha Xirsi.

29/06/2025

Gud yaasiin Cibaar" dhalinyarada wax badan ayay tabanayaan, dadkeenana waa in aan si dhow ula shaqaynaa.

Sawiro qeyb ka mid ah Haldoorka Dhalinyarada kaso qeyb gashay xafladdi Caleemo saarka Gudomiyaha Dhalinyarada Yabadhale ...
28/06/2025

Sawiro qeyb ka mid ah Haldoorka Dhalinyarada kaso qeyb gashay xafladdi Caleemo saarka Gudomiyaha Dhalinyarada Yabadhale Ceyr iyo ku xigenkisa

Sawiro Odayaasha dhaqanka yabadhale Ceyr iyo odayasha dhaqanka Beeshe Ceyr Oo si wada jir ah uku soo qeyb galay Xafladdi...
28/06/2025

Sawiro Odayaasha dhaqanka yabadhale Ceyr iyo odayasha dhaqanka Beeshe Ceyr Oo si wada jir ah uku soo qeyb galay Xafladdi Calema saarka gudomiyaha Dhalinyarada Iyo ku xigenkisa

Sawiro Qeyb Ka Mid ah. Xafladdi Caleemo Saarka Gudoomiyaha Midowga Dhalinyarada Yabadhale Ceyr iyo Gudomiye Ku Xigenka D...
28/06/2025

Sawiro

Qeyb Ka Mid ah. Xafladdi Caleemo Saarka Gudoomiyaha Midowga Dhalinyarada Yabadhale Ceyr iyo Gudomiye Ku Xigenka Dhalinyarada

Waxaa Cwa Inoo Qabsoomi Doono Xafladda Caleemo Saarka Gudomiye Dhalinyarada Yabadhale Ceyr Iyo Gudomiye Ku Xigenka Dhali...
27/06/2025

Waxaa Cwa Inoo Qabsoomi Doono Xafladda Caleemo Saarka Gudomiye Dhalinyarada Yabadhale Ceyr Iyo Gudomiye Ku Xigenka Dhalinyarada

Xafladda Waxaa Si Toos Ah Uku Qeyb Gali Doono Siyaasinta Dhaman Hogganka Dhalinyarada Beelaha Iyo Odayasha Iyo Ganacsada

Wadajir Iyo Wada Tashi Waxaan
Ku Gaari Karnaa Guul Waarta

Xafladda Caleema Saarka Gudomiyaha Dhalinyarada Yabadhale Ceyr Iyo  Gudomiye Ku Xigeenkiisa  waxaa inooga hartay 2 Maali...
24/06/2025

Xafladda Caleema Saarka Gudomiyaha Dhalinyarada Yabadhale Ceyr Iyo Gudomiye Ku Xigeenkiisa waxaa inooga hartay 2 Maalin oo Kaliya.

Midowga Dhalinyarada Yabadhale Ceyr

Address

Hodan
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Dhalinyarada Yabadhale Ceyr posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share