04/05/2026
Maxaa dhalinyarada Soomaaliyeed ku riixaya inay dalka ka tagaan, maxaase ka dhigi kara inay joogaan?
Kusoo biir Dood-wadaag Xiiso Leh oo ay soo qabanqaabiyeen SIMAD iLab iyo MAAN, halkaas oo la iskugu keenayo fikrado, iyo xalal ku saabsan mid ka mid ah caqabadaha ugu waaweyn ee jiilkeenna horyaalla Galabka Khamiista, 07 May 2026, 3:30 PM, Xarunta Maan Wadada Airport-ka, Degmada Wadajir
Si aad qeyb ugu noqoto halkaan iska diiwangali: https://forms.gle/oh3NSZs26pwtJ2Sf6