Hiil-Agoon Development Organization -HADO

Hiil-Agoon Development Organization -HADO Halkaan waa Hiil Agoon,
waxan utaganahy horumarinta iyo daryeelka Carurta agoonta fadlan naga

26/05/2026

Ciid wanaagsan:

Hiil-Agoon Development Organization -HADO,waxay hambalyo diirran oo ku aadan munaasabadda Ciidul Adxa u diraysaa sxbada hiil agooon iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan.

Waxaan idiin rajaynaynaa inaad farxad iyo caafimaad ku ciidaan.

Ciid Mubarak.



Qeybtii 1aad sawiraanta qeybinta dharka ciida ee caruurta Agoonta ,danyarta iyo rajjada ah .Runtii ma aheyn wax sahlan i...
16/03/2026

Qeybtii 1aad sawiraanta qeybinta dharka ciida ee caruurta Agoonta ,danyarta iyo rajjada ah .

Runtii ma aheyn wax sahlan in ubad badan oo boqolaal ah meel la iskugu keeno deetana la is waafajiyo dooqooda iyo cabirkooda ilmay kastaana la siiyo labiskiisa oo Dhameys tiran.Illahow adigaa ku mahadsan iyo cid walbo oo qeyb ku laheyd xitaa nus dollar.



Mid ka mid ka mid ah kaamamka dagmada Kaxda ku yaal ayaan cabiro ka soo qaadnay tiro 200 dhan si aan u soo ogaano ilmay ...
11/03/2026

Mid ka mid ka mid ah kaamamka dagmada Kaxda ku yaal ayaan cabiro ka soo qaadnay tiro 200 dhan si aan u soo ogaano ilmay kaste da’diisa iyo cabirka dharka iyo kabta uu xiraanayo.Alx



Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiil-Agoon Development Organization -HADO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hiil-Agoon Development Organization -HADO:

Share