Somali Society For Geological Survey- SSGS

Somali Society For Geological Survey- SSGS SSGS waxa astaan u ah Xogaha jiyolojiyada sida: dhulgariirka, dabdhuleedka, duufaanada, dhul kala go'a iyo isbadalka cimilada ee ka dhaca Somalia iyo caalamka.

SOMALIA WEEKLY WEATHER FORECASTRainfall remains uneven, concentrated in southerndistricts (Lower Juba, Bay, and Gedo reg...
23/04/2026

SOMALIA WEEKLY WEATHER FORECAST

Rainfall remains uneven, concentrated in southern
districts (Lower Juba, Bay, and Gedo regions) and
northern regions remain mostly dry during the
coming week

Very heavy rainfall is highly localized in Lower Juba with flash flooding risk in prone areas

High temperatures persist across central and southern

Somalia with drought recovery expected to still be
slow, localized, and uncertain

Shabelle River remains critically elevated at Jowhar,
with flood risk downstream

Curad-1 xaggee laga qodaa? Ceelka Mareeg (Maregh-1), oo badda laga dhex qoday 1982 (Shirkadda Esso) barigiisa waxaa ku y...
20/04/2026

Curad-1 xaggee laga qodaa?

Ceelka Mareeg (Maregh-1), oo badda laga dhex qoday 1982 (Shirkadda Esso) barigiisa waxaa ku yaal xirmooyin 152 iyo 153, oo ah xirmooyinka Turkida ay heshiis PSA kula gashay Somalia.

Waxaa loo badiyaa inay Turkida qodi doonaan Xirmo 153 guda heeda.

Ceelka Mareeg waa kan lakabyadiisa sida ay isu dul saaran yihiin. Curad-1 waxaa laga yaabaa in halkan laga qodo.

Xigasho Abdulkadir Abiikar Hussein

Strengthening Professional Excellence Across East Africa 🌍🀝We are pleased to announce that our Deputy Director, SSGS Yon...
16/04/2026

Strengthening Professional Excellence Across East Africa 🌍🀝

We are pleased to announce that our Deputy Director, SSGS Yonis Haji Abdullahi, is currently representing us at the East Africa Professional Associations Forum virtual summit

This high-level engagement brings together Chairpersons, Presidents, and leaders of professional societies across the region to streamline governance and drive sustainable institutional growth.

Key Agenda Highlights:

βœ… Reporting & Accountability: Reviewing and adopting the strategic reports from previous regional sessions.

βœ… Structural Governance: Confirming sector committees and formalizing Terms of Reference (TORs) to enhance professional standards.

βœ… Strategic Growth: Discussing the regional overview and ensuring long-term institutional sustainability.

βœ… Complexity Management: Navigating the evolving landscape of professional governance and institutional management.

βœ… The Way Forward: Defining the roadmap for future cross-border collaboration and professional excellence.

By participating in these critical dialogues, we continue to reinforce our commitment to regional integration and the advancement of professional standards across East Africa.

Hogaanka sare SSGS oo ku sugan Dekada Mogadishu Halkaas lagu so dhoweynaayo Markbka Qodista shdiaalka,  πŸ‡ΈπŸ‡΄ Sidee Shidaal...
10/04/2026

Hogaanka sare SSGS oo ku sugan Dekada Mogadishu Halkaas lagu so dhoweynaayo Markbka Qodista shdiaalka,

πŸ‡ΈπŸ‡΄ Sidee Shidaalka Soomaaliya looga soo saari doonaa badda ?

Hawlgalka shidaalka badda Soomaaliya wuxuu mari doonaa 3 marxaladood:

Markabka qodista (Drillship)
Shirkadaha (sida kuwa Turkiga) ayaa badda Soomaaliya ka bilaabaya qodid si loo xaqiijiyo shidaalka

Markabka soo saarista (FPSO)
Marka shidaal la helo, waxaa la soo saari doonaa, la nadiifin doonaa, lana kaydin doonaa

Markabka qaada (Tanker)
Shidaalka ayaa loo dhoofin doonaa suuqyada caalamka

Soomaaliya weli waxay ku jirtaa marxaladda baaritaanka (exploration), dhawaan Waxa lo gudbaa marxalada labaad Soo saarista haddii shidaal badan la helo, wuxuu noqon karaa il dhaqaale oo weyn πŸ‡ΈπŸ‡΄.

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252615263008

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Society For Geological Survey- SSGS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Society For Geological Survey- SSGS:

Shortcuts

Share