30/06/2026
❄️ Ma U Baahan Tahay In Laguu Hagaajiyo Mukeyfka (AC)? ❄️
Ma dareemaysaa kulayl? Mukeyfkaagu ma bixin waayey qabowgii aad ugu talogashay mise qaylo dhib badan ayuu samaynayaa? Ha welwelin!
Kooxdayada khubarada ah ayaa diyaar u ah inay kuushaqeeyaan:
Hagaajinta & Dayactirka: Nooc kasta oo AC ah.
Nadiifinta: Si aad u hesho hawo nadiif ah oo qabow.
Gaas Shubis: Hubinta iyo ku shubista gaaska mukeyfka.
Xawaare & Kalsooni: Shaqo tayo leh oo laguugu imaanayo gurigaaga ama xafiiskaaga.
✅ Qiimo jaban iyo shaqo hufan!
📞 Nagala soo xiriir:0613700132
📍 Goobta: Biyomalow Area
"Raaxadaada waa hadafkayaga – Ha u dulqaadan kulaylka!"