Samafale Dr Shuceyb

Samafale Dr Shuceyb Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Samafale Dr Shuceyb, Nonprofit Organization, afgooye, Mogadishu.

04/08/2026
16/05/2026

The Blessed 10 Days of Dhul Hijjah

These are the most beloved days to Allah — a time to increase in worship, kindness, and الخير.

Make Dua
Recite Qur’an
Give in Charity
Fast
Prepare for Eid & Qurbani

“The best days. The greatest reward.”

May Allah accept our عبادات, sacrifices, and good deeds during these sacred days. Ameen.


BlessedDays EidulAdha Qurbani SpreadKindness

Alxamdulilah
12/05/2026

Alxamdulilah

waxaan kulan miro dhal ah la qaadanay agaasimaha guud ee Isbitaalka Digfeer Mudane Mohamed Hussein Ashraf. Kulankaas wuxuu ahaa mid muhiim ah oo aan kaga wada hadalnay arrimo badan oo quseeya horumarka adeegyada caafimaadka iyo daryeelka bulshada, gaar ahaan caafimaadka carruurta iyo baahiyaha jira.

Agaasimaha guud wuxuu si wanaagsan noogu soo dhaweeyay xafiiskiisa, isagoo muujiyay dadaalka iyo muhiimadda uu siinayo adeegyada caafimaadka bulshada qaasatan caruurta agoonta . Intii uu kulanku socday waxaan is dhaafsanay fikrado wax ku ool ah iyo talooyin la xiriira sidii loo xoojin lahaa adeegyada caafimaad ee la gaarsiinayo caruurta agoonta iyo rajada

Mudane Mohamed Hussein Ashraf

wuxuu sidoo kale noo balan qaaday taageerooyin iyo qorshayaal muhiim ah oo wax badan ka tari doona caafimaadka carruurta iyo adeegyada bulshada. Wuxuu carrabka ku adkeeyay in carruurta ay mudan yihiin daryeel iyo ilaalin gaar ah, isla markaana loo baahan yahay in la sii laba jibaaro dadaallada lagu horumarinayo caafimaadkooda iyo tayada waxbarashooda

Ugu dambeyn, kulankaasi wuxuu ku soo dhammaaday isfaham wanaagsan iyo rajo weyn oo ku aaddan wada shaqeyn miro dhal ah. Waxaan uga mahadcelineynaa agaasimaha guud waqtiga iyo sida wanaagsan ee uu noo qaabilay, waxaana rajeyneynaa in ballanqaadyadii iyo qorshayaashii laga wada hadlay ay noqdaan kuwo si dhab ah uhirgala
MOHAMED HUSSEIN ABSHIR THANKS

Jumco Mubaarak waxaan idiin rajaynayaa  Jumco barakaysan oo kheyr iyo naxariis leh Ilaahay ha inaga aqbalo ducada, ha in...
24/04/2026

Jumco Mubaarak

waxaan idiin rajaynayaa Jumco barakaysan oo kheyr iyo naxariis leh

Ilaahay ha inaga aqbalo ducada, ha inoo dhaafo dambiyada, hana fududeeyo nolosheena iyo hawlaheena maalin kasta.
Aan ka faa’iidaysano maalintan barakaysan sadaqo, ducada iyo samafalka.

🤝Samafalku waa furaha horumarka bulshada

📲 Nagu soo biir: @+252615321448


لا يرحم الناس من لا يرحم الله

Address

Afgooye
Mogadishu
1111

Telephone

+252615321448

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Samafale Dr Shuceyb posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share