Independence House

Independence House Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Independence House, Non-Governmental Organization (NGO), Hodon, KM4, Mogadishu.

A nonprofit, nongovernmental, impartial organization focusing on promotion of democracy, protection of human rights and enhancing a just, safe and inclusive society.

Hambalyo iyo Bogaadin Independence House, waxay hambalyo diiran u dirayaan  Mohamed Muhyadin Abdulle iyo Mustaf Cirro oo...
24/07/2026

Hambalyo iyo Bogaadin

Independence House, waxay hambalyo diiran u dirayaan Mohamed Muhyadin Abdulle iyo Mustaf Cirro oo ku guuleystay imtixaanka qaran ee qareenada Soomaaliyeed 2026.

Mohamed iyo Mustaf, waxay qeyb muhiim ah ka qaataan qorista faalooyinka sharci ee ay Independence House ku baraarujiso bulshada Soomaaliyeed.

Guul iyo horumar

Ka qaybgalka Doodwadaag ku saabsan doorashooyin loo dhanyahayAgaasimaha Fulinta ee xarunta Independence House, Hassan Mo...
23/06/2026

Ka qaybgalka Doodwadaag ku saabsan doorashooyin loo dhanyahay

Agaasimaha Fulinta ee xarunta Independence House, Hassan Mohamud Mohamed, ayaa ka qaybgalay madal doodwadaag ah oo diiradda lagu saarayay qabsoomidda doorashooyin xor, caddaalad ah, loo dhanyahay oo dalka ka dhaca.

Doodwadaaggan ayaa waxaa soo qabanqaabisay Hay’adda Warbaahinta ee Federation of Somali Journalists FESOJ oo kaashanaysa saaxiibadooda Hay'adda Vikes

Xarunta Independence House waxay had iyo jeer u taagan tahay ka qaybqaadashada iyo dhiirrigelinta hannaanka dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka loo dhanyahay oo ka hirgala dalka, iyo dadweynaha ay qeyb ka noqdaan dowlad dhiska Soomaaliya.

31/05/2026

Maxaad ka taqaan Sharciga cusub ee Socdaalka Soomaaliya?

Ansixinta sharciga socdaalka Soomaaliya waa tallaabo saameyn weyn ku leh nolosha muwaadin kasta iyo dadka ajnabiga ah ee dalka soo gelaya. Si aad u fahamto xuquuqdaada iyo waajibaadka ku saaran, muuqaalkan waxaan ku falanqeynaynaa qodobo muhiim ah.

• Sidee sharcigan cusub u taabanayaa nolol maalmeedkaaga?
• Maxaa xuquuq ah oo aad leedahay muwaadin ahaan? Maxaase laga rabaa qofka ajnabiga ah?
• Sidee u ilaalin kartaa xaqaaga adiga oo raacaya nidaamka socdaalka?

🎙️ Waxaa inoo sharraxaya Sharciyaqaan Mohamed Abderazak.

Halkaan ka daawo falanqeyn dhameystiran iyo talooyin muhiim ah! 👇 Waa inoo muhiim aragtidaada, fadlan nala wadaag talo iyo soo jeedin intaba.

25/05/2026

🎧 WAX KA OGOW SHARCIGA SOCDAALKA SOOMAALIYA!

Ma ogtahay in fahamka sharciga socdaalka uu muhiim u yahay muwaadin kasta iyo qof kasta oo dalka soo gelaya ama ka baxaya?

Qaanuun Podcast waxa uu xalqaddan si qoto dheer ugu faaqidayaa wax kasta oo ku saabsan Sharciga Socdaalka Soomaaliya.

Muqaalkan waxaan ku lafaguraynaa su'aalo muhiim ah oo ay ka mid yihiin:
• Ujeedada Sharciga Socdaalka.
• Farqiga u dhexeeya Sharciga Socdaalka iyo Sharciga Hay’adda Socdaalka.
• Soomaaliya horay ma u lahayd sharci socdaal, goormeese yeelatay kii u horreeyay?

Su’aalahan iyo kuwa kale, waxaa si faahfaahsan nooga jawaabaya sharciyaqaan Mohamed Abdirizak, oo ah la-taliye sharci.

📺 Halkaan ka daawo muuqaalka oo dhammaystiran: https://www.youtube.com/watch?v=AweGj1wsIi4

Aragtidaada waa inoo muhiim! Maxay tahay su'aasha aad adigu ka qabto sharciga socdaalka dalka? Nagula wadaag qaybta fikradaha. 👇

23/05/2026

Gorfeynta Sharciga Socdaalka Soomaaliya

Waxaa maxay xaquuqda iyo waajibaadka ka dhalanaya sharciga socdaalka Soomaamiya, waana maxay kala farqiga u dhaxeeya sharciga socdaalka iyo sharciga hey'adda socdaalka? Sidee sharciga u ilaaliyaa xaquuqda socotada ka safraya ama soo galaya Soomaaliya, iyo qodobo kale waxaa nala faaqidaya garyaan Mohamed Abderazak

Ka daawo muuqaalka oo dhammeystiran halkaan: https://www.youtube.com/watch?v=AweGj1wsIi4

Independence House urges all Somali political actors to step back from the current dangerous trajectory and commit, with...
12/05/2026

Independence House urges all Somali political actors to step back from the current dangerous trajectory and commit, without preconditions, to genuine, inclusive dialogue before the constitutional deadline of 15 May 2026.

All parties must also take national responsibility for Somalia's governance and statehood.

Read more: https://shorturl.at/zlFsT

Somalia stands at a defining political moment.There is unresolved controversy over whether the revised Constitution or t...
03/05/2026

Somalia stands at a defining political moment.

There is unresolved controversy over whether the revised Constitution or the Provisional Constitution's four-year term governs the presidential mandate. As this transition unfolds, citizens must be free to access, share, and debate information — without fear.

A Freedom of Information Act would make that right legally enforceable. A Whistleblowers Protection Act would ensure that those who expose wrongdoing during this period are protected, not prosecuted.

On , Independence House urges the government to protect — not shrink — civic space. Free expression and access to information are not threats to stability. They are its foundation.

Read our full statement: https://shorturl.at/L7ldZ

📅 Today is   2026 — observed under the theme "Shaping a Future at Peace."Independence House marks this day with urgent c...
03/05/2026

📅 Today is 2026 — observed under the theme "Shaping a Future at Peace."

Independence House marks this day with urgent calls to the Federal Government of Somalia.

▶ Release Sadia Moalim Ali ("Sadia Bajaj") — a 27-year-old social activist detained since April 12 by NISA without formal charges, for no reason other than criticising the government on social media.

▶ Repeal the Penal Code provisions that criminalise defamation — laws incompatible with Somalia's international human rights obligations and used to silence legitimate dissent.

▶ Enact a Freedom of Information Act to guarantee citizens and journalists the right to access public information and hold institutions to account.

▶ Enact a Whistleblowers Protection Act to shield those who expose corruption and abuse of office from retaliation — because fighting graft requires protecting those brave enough to speak.

These are not extraordinary demands. They are the foundations of accountable governance.

Read here the full statement: https://shorturl.at/L7ldZ

reedom

27/04/2026

Xaquuqdaada waxay difaac helaysaa intaa aad difaaceyso xaqa qof kale, waxayna dayacantahay inta aad ku xadgudbeyso xaqa qof kale.

Faallo: Nuqulka cusub ee Dib-u-Eegista Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka SoomaaliyaMuddo ku dhow 14 sano, oo wada-tashi...
18/04/2026

Faallo: Nuqulka cusub ee Dib-u-Eegista Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Muddo ku dhow 14 sano, oo wada-tashi ah kadib, March 2026, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa saxiixay nuqulka cusub ee dastuurka, kaddib ansixinta goloyaasha Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya.

Tallaabadan ayaa dhalisay falcelinno kala duwan oo ka imanaya qaybaha kala duwan ee bulshada iyo daneeyayaasha siyaasadda Soomaaliya.

Hadaba innaga oo ka duuleyna aragtida kala duwan ee ku aadan dastuurka ayaan waxaan dib u eegis iyo isbarbardhig ku sameynay dastuurkii 2012 iyo noqulka cusub ee dib u eegista kasoo baxday.

Warbixintu waxay si nidaamsan u eegaysaa isbeddellada lagu sameeyay cutubyada iyo qodobada muhiimka ah, gaar ahaan kuwa saameynta ku leh qaab-dhismeedka dowladeed, nidaamka federaalka, iyo xiriirka u dhexeeya.

Hadaba halkaan ka akhriso faallada oo dhammeystiran: https://shorturl.at/5lZH5

Address

Hodon, KM4
Mogadishu
N/A

Opening Hours

Monday 08:00 - 05:00
Tuesday 08:00 - 05:00
Wednesday 08:00 - 05:00
Thursday 08:00 - 05:00
Sunday 08:00 - 05:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Independence House posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share