Timir Primary and Secondary School

Call Directions Contact the organization

Timir Primary and Secondary School πŸŽ“ Tayo Tacliimeed β€’ Tarbiyad β€’ Mustaqbal πŸ“š Dugsi aqoonta ku dhisa akhlaaq suubban. ✨ TIMIR β€” Rumeeyaha Riyadaada. πŸ“ Deyniile, Mogadishu – Somalia

Ku soo dhawaada bogga rasmiga ah ee Timir Primary and Secondary School. Waxaan nahay Dugsi Hoose, Dhexe, iyo Sare oo bixiya waxbarasho tayo sare leh, isla markaana diiradda saaro kobcinta aqoonta, akhlaaqda, iyo horumarka ardayda Soomaaliyeed.

⏰ FASAXII WUU DHAMMAADAYWAXBARASHADIINA WAY BILAABANAYSAA! πŸŽ’πŸ“šDugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee TIMIR wuxuu dhammaan arday...
04/09/2026

⏰ FASAXII WUU DHAMMAADAY
WAXBARASHADIINA WAY BILAABANAYSAA!
πŸŽ’πŸ“š
Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee TIMIR wuxuu dhammaan ardayda iyo waalidiinta sharafta leh ogeysiinayaa in berri oo Sabti ah, 5-9-2026, si rasmi ah dib loogu bilaabayo waxbarashada sannad-dugsiyeedka cusub.

Arday kasta waxaa laga doonayaa inuu dugsiga ku soo xaadiro waqtigii loogu talagalay, isagoo xiran dharka rasmiga ah ee dugsiga, watana agabkiisa waxbarasho.

Agaasimaha Guud ee Fulinta ee Dugsiga TIMIR ayaa Mudane Aden Abdulkadir Mo’alim Abdullahi u magacaabay Isku-duwaha Tayad...
30/08/2026

Agaasimaha Guud ee Fulinta ee Dugsiga TIMIR ayaa Mudane Aden Abdulkadir Mo’alim Abdullahi u magacaabay Isku-duwaha Tayada iyo Horumarinta Tacliinta (Academic Quality and Development Coordinator).

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu xilka u fududeeyo, kuna guuleeyo gudashada masuuliyadda loo igmaday.

Agaasimaha Guud ee Fulinta ee Dugsiga TIMIR ayaa Eng. Ahmed Rashid Aden u magacaabay inuu hoggaamiyo Xafiiska Imtixaanka...
29/08/2026

Agaasimaha Guud ee Fulinta ee Dugsiga TIMIR ayaa Eng. Ahmed Rashid Aden u magacaabay inuu hoggaamiyo Xafiiska Imtixaanka Dugsiga TIMIR.
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu xilka u fududeeyo, kuna guuleeyo gudashada masuuliyadda loo igmaday.

Agaasimaha Guud ee Fulinta ee Dugsiga TIMIR ayaa Mudane Jama Mahad Mohamed u magacaabay Maamulaha Dugsiga Hoose, Dhexe i...
26/08/2026

Agaasimaha Guud ee Fulinta ee Dugsiga TIMIR ayaa Mudane Jama Mahad Mohamed u magacaabay Maamulaha Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee TIMIR.

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu xilka u fududeeyo, kuna guuleeyo gudashada masuuliyadda loo igmaday.

Hambalyo: Top ten-ka 1aad-10aad
21/08/2026

Hambalyo: Top ten-ka 1aad-10aad

Hambalyo:Mr Abdullahi, oo ku guuleystay kaalinta 3aad
20/08/2026

Hambalyo:Mr Abdullahi, oo ku guuleystay kaalinta 3aad

Hambalyo Abdinasir: Kaalinta 2aad ee guud ahaan ardayda Dugsiga Timir sannad Dugsiyeedka 2026-2027
20/08/2026

Hambalyo Abdinasir: Kaalinta 2aad ee guud ahaan ardayda Dugsiga Timir sannad Dugsiyeedka 2026-2027

Hambalyo: Hawa Abdi ayaa sannadkaan 1aad ku guuleysatay.
20/08/2026

Hambalyo: Hawa Abdi ayaa sannadkaan 1aad ku guuleysatay.

πŸ“’ La soco shaacinta Natiijada Imtixaanka Finalka ah ee Dugsiga TIMIR maanta oo Khamiis ah, 20 Agoosto 2026, saacadda 1:0...
20/08/2026

πŸ“’ La soco shaacinta Natiijada Imtixaanka Finalka ah ee Dugsiga TIMIR maanta oo Khamiis ah, 20 Agoosto 2026, saacadda 1:00 P.M. duhurnimo.

24/10/2025

Waa Doorashadii ugu horeysay ee Midowga ardayda Dugsiga Timir.

Address

Deynile
Mogadishu
545555

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:30
Tuesday 06:00 - 17:30
Wednesday 06:00 - 17:30
Saturday 06:00 - 17:30
Sunday 06:00 - 17:30

Telephone

+252612338248

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Timir Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Timir Primary and Secondary School:

Shortcuts

Share