Degmada Wadajir

Degmada Wadajir Warbaahinta Degmada Wadajir

Shirka Konsalka Degmada Wadajir ayaa looga hadlay arrimo muhiim u ah horumarinta iyo amniga degmada, kuwaas oo ay ka mid...
05/10/2026

Shirka Konsalka Degmada Wadajir ayaa looga hadlay arrimo muhiim u ah horumarinta iyo amniga degmada, kuwaas oo ay ka mid yihiin:

• Nadaafadda iyo bilicda degmada
• Xoojinta amniga degmada
• Horumarinta adeegyada bulshada

Kulanka ayaa lagu adkeeyay muhiimadda wada-shaqeynta maamulka iyo bulshada.

Qada sharaf iyo kulan is dhex gal kubada cagta oo lagu soo dhoweeyay gudoomiyaha isboortiga jaaliyada Soomaaliya ee Germ...
15/09/2026

Qada sharaf iyo kulan is dhex gal kubada cagta oo lagu soo dhoweeyay gudoomiyaha isboortiga jaaliyada Soomaaliya ee Germany oo uu u sameeyay gudoomiyaha Degmada Wadajir oo ay wehliyaan Halyeeyada Madiino

Jamiilo abuukar c/qaabir.oo kasodhuntay dagmadawada jir gaar ahaan xafada xalane Taaso ah xiliga ay guriga kasobaxday 11...
15/09/2026

Jamiilo abuukar c/qaabir.oo kasodhuntay dagmada
wada jir gaar ahaan xafada xalane Taaso ah xiliga ay guriga kasobaxday 11:40daqiiqo
Ila hada wa laweysanyahay qufki arko waxan rageena ina nala so xariiro kaso numberka ah
0612884794/0616777341

Bismillah baafin wxaa la baafinyaa ramlo macalin nour oo magac dheer Abaayey magaca hooyadu tahay Xamiido cusmaan waxay ...
12/09/2026

Bismillah baafin wxaa la baafinyaa ramlo macalin nour oo magac dheer Abaayey magaca hooyadu tahay Xamiido cusmaan waxay kasoo dhuntay degmada wadajir gaar ahaan xafda xasan jiis waxaan nagla soo xariiri kartaa telephone numberkiisu yahay
612048836
610697301
619981337
Mahadsanidin

🚨 BAAFIN MUHIIM AH 🚨Waxaa la baafinayaa wiilkan yar oo ka soo lumay Degmada Wadajir, gaar ahaan Waaxda Xalane.Qofkii ark...
02/09/2026

🚨 BAAFIN MUHIIM AH 🚨

Waxaa la baafinayaa wiilkan yar oo ka soo lumay Degmada Wadajir, gaar ahaan Waaxda Xalane.

Qofkii arka ama haya xog ku saabsan halka uu ku sugan yahay, fadlan ha la xiriiro qoyskiisa

Tell:612351007 615240172

Munaasabad lagu maamuusaayey Halyeeyada Nabadda iyo kulan soo dhowayn Taliyaha booliska qaybta Galbeed ayaa lagu qabtay ...
06/08/2026

Munaasabad lagu maamuusaayey Halyeeyada Nabadda iyo kulan soo dhowayn Taliyaha booliska qaybta Galbeed ayaa lagu qabtay degmada Wadajir

OGEYSIIS MUHIIM AHMaamulka Degmada Wadajir waxaa gacantiisa ku jira wiil yar oo ka lumay qoyskiisa, kaas oo magaciisa ku...
31/07/2026

OGEYSIIS MUHIIM AH

Maamulka Degmada Wadajir waxaa gacantiisa ku jira wiil yar oo ka lumay qoyskiisa, kaas oo magaciisa ku sheegay Hashiim.

Qofkii garanaya wiilkan ama haya xog ku saabsan qoyskiisa, fadlan kala soo xiriir lambarka:

📞 0616548732

Wiilkan yar oo soo lumay ayaa lagu hayaa degmada wadajir Magaciisa wuxu ku shegay Dahir cidii rabta  hala soo xriirto la...
26/07/2026

Wiilkan yar oo soo lumay ayaa lagu hayaa degmada wadajir
Magaciisa wuxu ku shegay Dahir cidii rabta hala soo xriirto lambarka gaaban ee degmada 2084 Ama
0615588929

Maanta waxaa Xarunta Degmada Wadajir lagu qabtay shirka caadiga ah ee Konsalka Degmada, kaas oo uu shir-guddoominayay Gu...
19/07/2026

Maanta waxaa Xarunta Degmada Wadajir lagu qabtay shirka caadiga ah ee Konsalka Degmada, kaas oo uu shir-guddoominayay Guddoomiyaha Degmada.

Intii uu shirku socday waxaa diiradda lagu saaray qodobbo muhiim u ah horumarinta degmada, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen:

• Dib-u-habeynta iyo dayactirka waddooyinka ay saameeyeen roobabkii da’ay.
• Xoojinta bilicda iyo nadaafadda degmada si loo helo deegaan nadiif ah.
• Dhismaha iyo tayeynta dhalinyarada degmada, iyadoo la xoojinayo ka qaybqaadashadooda horumarka, nabadda iyo adeegga bulshada.

Ugu dambeyn, xubnaha Konsalka Degmada ayaa isku raacay in si wadajir ah looga shaqeeyo hirgelinta qodobadii laga dooday, si loo dardargeliyo horumarka iyo adeegyada loo hayo bulshada Degmada Wadajir.

18/07/2026

Ololaha nadaafada ee degmada Wadajir

Address

Mogadishu

Telephone

+252610900800

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Degmada Wadajir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Degmada Wadajir:

Shortcuts

Share