HIU PA Batch11 Association of Students

HIU PA Batch11 Association of Students Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from HIU PA Batch11 Association of Students, Youth Organization, Mogadishu.

👉 If you could go back to school,📖 Which subject would you choose to study better?⸻👉 Haddii aad dib ugu laaban lahayd is...
11/04/2026

👉 If you could go back to school,
📖 Which subject would you choose to study better?

👉 Haddii aad dib ugu laaban lahayd iskuulka,
📘 Maado noocee ah ayaad dooran lahayd inaad si fiican u barato?

✍️ HIU PA Batch11 Association of Students

🚫 Stop Chasing Titles🚀 Start Building Capabilities⸻📱 Social Media Manager • Gets automated • ✅ Understanding attention d...
11/04/2026

🚫 Stop Chasing Titles
🚀 Start Building Capabilities

📱 Social Media Manager
• Gets automated
• ✅ Understanding attention doesn’t

📊 Data Analyst
• Gets outsourced
• ✅ Understanding what numbers mean doesn’t

🎨 Graphic Designer
• Faces high competition
• ✅ Understanding persuasion & communication doesn’t

⏳ Reality Check
• ❌ Titles fade
• ✅ Capabilities compound

🎓 Education vs Skill
• A degree gives you a title
• A skill makes you valuable

🌍 Today’s World
• Survival is not about titles
• It’s about the value you bring

❓ Ask Yourself
👉 Are you chasing a title
or building a capability?

By—TheGraduateTalk

Dhammaan ummadda Muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed waxaan idinkugu hambalyeynaynaa munaasabadda Ciidul Fid...
20/03/2026

Dhammaan ummadda Muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed waxaan idinkugu hambalyeynaynaa munaasabadda Ciidul Fidriga.

Ciid wanaagsan.
كل عام وانتم بخير ، تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال

Waqti qurux leh iyo Asxaab qiimo badan.
18/03/2026

Waqti qurux leh iyo Asxaab qiimo badan.

Qaar ka mid ah qalin-jebiyaasha Dufcada 11aad oo ay isku xirnaanta saaxiibtinimadoodu jirsatay 8 sano, ayaa soo qabanqaa...
16/03/2026

Qaar ka mid ah qalin-jebiyaasha Dufcada 11aad oo ay isku xirnaanta saaxiibtinimadoodu jirsatay 8 sano, ayaa soo qabanqaabiyey Afur-wadareed ay ku martiqaadeen Maamulka Sare ee Jaamacadda Caalamiga ah ee Horseed international University iyo sidoo kale qaar ka mid ah macallimiinta jaamacadda.

Madaxda Jaamacadda Horseed ayaa si weyn uga mahadceliyey martiqaadka iyo qabsoomidda kulankani qiimaha leh. Waxay si gaar ah u muujiyeen farxaddooda ku aaddan sida ay u sii jirto midnimada iyo isku xirnaanta Dufcadda 11aad, taas oo mudadii 8-da sano ahayd ay ku guuleysteen inay joogteeyaan kulamo dhexdooda ah iyo Afur-wadareedyo noocani oo kale ah taasi oo ay ku xoojinayaan wadajirkooda.

Qalinjebiyaasha Public Administration Batch 11 waxay si weyn ugu mahadcelinayaan doorka iyo taageerada qiimaha leh ee Maamulka Jaamacadda, gaar ahaan Gudoomiye DrAbdikarim Sh Mohamed Hassan, sidoo kale madaxda kale ee jaamacadda iyo macallimiinta sharafta leh ee ka soo qeybgalay kulankii ay soo qabanqaabiyeen ardayda.

Qalinjebiyaashu waxay muujiyeen qadarin iyo ixtiraam ku aaddan dadaalka, hoggaaminta, iyo dhiirrigelinta joogtada ah ee ay maamulka iyo macallimiintu ku bixiyeen horumarinta waxbarashadooda iyo kobcinta mustaqbalkooda aqooneed.

MAHADSANIDIIN

Horseed International University HIU
HIU PA Batch11 Association of Students

16/03/2026

Qaar ka mid ah qallin-jabiyaasha Dufcada 11aad oo ay isku xirnaanta saaxiibtinimadoodu jirsatay 8 sano, ayaa soo qabanqaabiyey Afur-wadareed ay ku martiqaadeen Maamulka Sare ee Jaamacadda Caalamiga ah ee Horseed (Horseed International University) iyo sidoo kale qaar ka mid ah macallimiinta jaamacadda.

Madaxda Jaamacadda Horseed ayaa si weyn uga mahadceliyey martiqaadka iyo qabsoomidda kulankani qiimaha leh. Waxay si gaar ah u muujiyeen farxaddooda ku aaddan sida ay u sii jirto midnimada iyo isku xirnaanta Dufcadda 11aad, taas oo mudadii 8-da sano ahayd ay ku guuleysteen inay joogteeyaan kulamo dhexdooda ah iyo Afur-wadareedyo noocani oo kale ah taasi oo ay ku xoojinayaan wadajirkooda.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HIU PA Batch11 Association of Students posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share