Midowga Dhallinyarada Asharaaf Cumar Wiyeed

Midowga Dhallinyarada Asharaaf Cumar Wiyeed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Midowga Dhallinyarada Asharaaf Cumar Wiyeed, Youth Organization, Digfer Street, Mogadishu.

Ku Saabsan (About Us):

Midowga Dhallinyarada Ashraaf Cumar Wiyed waa urur dhalinyaro oo u heellan mideynta, horumarinta iyo wacyigelinta dhallinyarada beesha Ashraaf Cumar Wiyed.

๐ŸŽ‰ Hambalyo Guul ๐ŸŽ‰Midowga Dhallinyarada Beesha Asharaaf Cumar Wiyeed waxay hambalyo u dirayaan wiilkeenna qaaliga ah Sule...
21/08/2025

๐ŸŽ‰ Hambalyo Guul ๐ŸŽ‰
Midowga Dhallinyarada Beesha Asharaaf Cumar Wiyeed waxay hambalyo u dirayaan wiilkeenna qaaliga ah Suleyman Sharrif Maxamed Cali oo ku guuleystay natiijo heer sare ah.

Guushaadu waa sharaf noo wada ah ๐Ÿ‘โœจ
Ilaahay hakugu barakeeyo cilmigaaga.

๐ŸŒŸ Hambalyo Guul Wanaagsan ๐ŸŒŸMidowga Dhallinyarada Beesha Asharaf Cumar Wiyed waxay hambalyo u dirayaan ardayga  Cali Cabd...
21/08/2025

๐ŸŒŸ Hambalyo Guul Wanaagsan ๐ŸŒŸ

Midowga Dhallinyarada Beesha Asharaf Cumar Wiyed waxay hambalyo u dirayaan ardayga Cali Cabdulaahi
Ali Abdullahi Issack Hussein oo guul weyn ka gaaray imtixaanka dugsiga Rainbow School. ๐ŸŽ“๐Ÿ“š

Alxamdulillaah, guusheenu waa bilow. Waxaan Alle ka baryeynaa inuu nagu gaarsiiyo heerar ka sarreeya oo aqooneed iyo guulo waaweyn mustaqbalka, Inshaaโ€™Allaah. ๐Ÿคฒโœจ

Macallimiinta iyo waalidiinta taageerada joogtada ah na siiya, waxaan leenahay Jazaakumullaahu Khayr. ๐Ÿ™โค๏ธ

06/08/2025

Nin ku yidhi sinnaan mayno
Adna diid sarayn-tiisa
Sadka waad wadaagtaane
Ma sagaashan baa tiisu.

06/08/2025

๐ŸŒŸ Midnimo Waa Xoog!
Kulan aad u qurux badan oo ay ka muuqatay kalgacal, isfahan iyo hami dhallinyaro ayaa maanta qabsoomay.
Midowga Dhallinyarada Asharaaf Cumar Wiyeed ayaa markale muujiyay dadaal iyo midnimo leh himilo fog.

06/08/2025

๐ŸŒŸ Midnimo Waa Xoog!
Kulan aad u qurux badan oo ay ka muuqatay kalgacal, isfahan iyo hami dhallinyaro ayaa maanta qabsoomay.
Midowga Dhallinyarada Asharaaf Cumar Wiyeed ayaa markale muujiyay dadaal iyo midnimo leh himilo fog.

01/08/2025

Midowga Dhallinyarada Cumar Wiyeed
๐Ÿ—“๏ธ Kulankii Isbuuc-laha ahaa
๐Ÿ“ Muqdisho

Shalay oo ay taariikhda ku beegneyd 31.7.2025, Midowga Dhallinyarada Asharaaf Cumar Wiyeed ayaa si guul leh u qabsaday kulankoodii isbuuc-laha ahaa oo ka dhacay magaalada Muqdisho. Kulanka waxaa diiradda lagu saaray arrimo muhiim u ah horumarinta dhalinyarada, wada-tashiga qorsheyaasha soo socda, iyo xoojinta midnimada xubnaha.

Kulanka waxaa kasoo qeyb galay madaxda ururka, xubno firfircoon, iyo marti sharaf kale. Doodo wax-ku-ool ah ayaa la yeeshay, waxaana la isla qaatay qodobo lagu horumarinayo doorka dhalinyarada ee bulshada dhexdeeda.

Midowga Dhallinyarada Asharaaf Cumar Wiyeed MIDOWGA DHALLINYARADA ASHARAF CUMAR WIYEEDBismillahWaxaan hambalyo iyo bogaa...
23/07/2025

Midowga Dhallinyarada Asharaaf Cumar Wiyeed
MIDOWGA DHALLINYARADA ASHARAF CUMAR WIYEED

Bismillah

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa walaasheen Sucaad Shariif Nuur Aadan iyo walaalkeen/seygeeda Yasiin Daahir oo xalay aqal-galkoodu ka dhacay magaalada Muqdisho.

Abaayo iyo abowe, farxad ku noolaada!
Reerkii lagu nasto, lagu nagaado, wada-jir iyo nabad Allaha idinka yeelo.
Allahuma baarik ๐Ÿซ‚

Sawiro: Xafladda Xarig jarka SIDRA Stationery & Printing Supplies oo aad ka heli kartaan Jumlo .Hubaal Broadcasting Serv...
22/07/2025

Sawiro: Xafladda Xarig jarka SIDRA Stationery & Printing Supplies oo aad ka heli kartaan Jumlo .

Hubaal Broadcasting Service

22/07/2025

Majirto Dib unaqasho

Address

Digfer Street
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Dhallinyarada Asharaaf Cumar Wiyeed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share