Jamciyada al furqaan

Jamciyada al furqaan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jamciyada al furqaan, Nonprofit Organization, Howlwadag, Mogadishu.

Jamciyada Al-Furqaan waa urur utaagan taakuleenta bulshada danyarta ah ayaga oo laga caawinayo nolosha qeybaheeda kala duwan sida waxbarashada, dhisida ceelal biyoodyo, dhisida masaajid, dhisida maraakizta, gurmadka abaaraha iwm.

09/10/2026

Soodhaweynta Heshiiska Balanbal
Sh Yuusuf Cali Jaamac

05/10/2026

tartanka quraanka kariimka Jamciyada al furqaan

29/09/2026

πŸŽ₯ Warbixin Gaar ah | Daarta Al-Imaamu Shaafici

Waxqabadka Daarta, doorka ay bulshada ku leedahay, iyo sida dadka deegaanka ugu qanacsan yihiin adeegyada ay bixiso Daarta .

28/09/2026

Waxaa Daarta soo booqday masuuliyiin, nabadoonno iyo siyaasiyiin ay kamid yihiin Xildhibaan Abtidoon yare , iyo Imaam Sheekh Bashiir yusuf iyo Nabadoon Cali Dhiiriye.
Waxay indhahooda ku soo arkeen dadaalka iyo waxqabadka Daarta, iyagoo dhiirrigeliyay horumarinta waxbarashada iyo tarbiyadda jiilka.
Waxay ugu baaqayn bulshada, waxgaradka iyo masuuliyiinta inay si xooggan u garab istaagaan Daarta Al-Imaamu Shaafici, kana qayb qaataan taageerada waxbarashada iyo mustaqbalka ardayda. πŸ’šπŸ“š
Garab istaagga Daartu waa garab istaagga jiil aqoon iyo akhlaaq leh!

Booqasho qiimo leh oo lagu soo booqday Daarta Al-Imaamu Shaafici. Waxaa Daarta soo booqday masuuliyiin, nabadoonno iyo s...
27/09/2026

Booqasho qiimo leh oo lagu soo booqday Daarta Al-Imaamu Shaafici.

Waxaa Daarta soo booqday masuuliyiin, nabadoonno iyo siyaasiyiin ay kamid yihiin Xildhibaan Abtidoon yare , iyo Imaam Sheekh Bashiir yusuf iyo Nabadoon Cali Dhiiriye.

Waxay indhahooda ku soo arkeen dadaalka iyo waxqabadka Daarta, iyagoo dhiirrigeliyay horumarinta waxbarashada iyo tarbiyadda jiilka.

Waxay ugu baaqayn bulshada, waxgaradka iyo masuuliyiinta inay si xooggan u garab istaagaan Daarta Al-Imaamu Shaafici, kana qayb qaataan taageerada waxbarashada iyo mustaqbalka ardayda. πŸ’šπŸ“š

Garab istaagga Daartu waa garab istaagga jiil aqoon iyo akhlaaq leh! 🌟

07/09/2026

Ibrahim, oo kamid ah ardayda Daarta Al-Imaam Al-Shaafici, ayaa......se

05/09/2026

Taariikh kooban oo la xariirta Mawlidka
Shiiq yuusuf cali jaamac

03/09/2026

warbixin Dr. Geedi oo goob joog u noqday waxqabadka Jamciyada Al-Furqaan al khayriyah ee daarta al imamau shaafici
Wuxuu ammaanay dadaalka muuqda, wuxuuna bulshada ku boorriyey inay garab istaagaan oo taageeraan Jamciyada Al-Furqaan. 🀝

01/09/2026

warbixin Waxaa Daarta Al-Imaam Shaafici booqday Libaan Suldaan Axmed Nuur iyo Saciid Sheekh Yuusuf Ugaas, iyo Dr. Geedi.

Qaybta 2-aad ee Booqashada Daarta Al-Imaam ShaaficiBooqashadii Daarta Al-Imaam Shaafici ayaa sii socotay, iyadoo martidu...
31/08/2026

Qaybta 2-aad ee Booqashada Daarta Al-Imaam Shaafici

Booqashadii Daarta Al-Imaam Shaafici ayaa sii socotay, iyadoo martidu kormeertay qaybta jiifka ardayda, halkaas oo baahi weyn ka jirto.

Sidoo kale, waxaa la booqday qaybta beeraha, ceelka biyaha iyo nidaamka sifaynta biyaha, si loo ogaado xaaladda iyo baahiyaha ka jira daarta.

Booqashadu waxay ahayd mid lagu qiimeynayo xaaladda guud ee daarta iyo baahiyaha ardayda. 🀲

Address

Howlwadag
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jamciyada al furqaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share