Somali Leadership Awards

Somali Leadership Awards SLA’s mission is to partner with businesses, organizations, events, and individuals to enable
and tra

Waxaa si rasmi u furmay codeenta Abaalmarinta Somali Leadership Awards 2026.  waxa ay si siman ugu furan tahay dhammaan ...
01/08/2026

Waxaa si rasmi u furmay codeenta Abaalmarinta Somali Leadership Awards 2026. waxa ay si siman ugu furan tahay dhammaan Hoogaamiyayashaa kala duwan ee dal iyo dibad joogo kuwaasi oo wax u qabtay dadka iyo dalkeenna.

Abaalmarinta waxa ay mari doontaan habraacyo kala duwan kuwaasi oo ugu dambeyn qiimeen rasmi ah ku sameen doono guddi gaar ah. Waxaa si dhaw loola soo xiriiri doonaa shaqsiga ku soo baxo abaalmarintaasi.

Fadlan link-ga hoose ka dhiibo codkaaga adigoo u codeeynayo shaqsiyaad ama shirkadaha wax u qabta dadka iyo dalkeenna.

Abaalmarinta waxaa soo qaban-qaabiyey Somali Leadership Group.

Mahadsanidiin.

https://slawards.org/nominate-a-leader/

Address

Taleex
Mogadishu
252615642004

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Leadership Awards posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Leadership Awards:

Shortcuts

Share