Deegaan Center for Statistical Analysis and Research training- DCSRT

Deegaan Center for Statistical Analysis and Research training- DCSRT Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Deegaan Center for Statistical Analysis and Research training- DCSRT, Maka Al Mukarama, Mogadishu.

We hope this year bring new happiness, goals, achievements and many new inspirations in your life.Wishing you a year ful...
31/12/2024

We hope this year bring new happiness, goals, achievements and many new inspirations in your life.

Wishing you a year fully loaded with happiness.
Happy New Year 2025.

 waxaan la wadaageeynaa xanuunka geerida ahalka, qaraabda iyo bahada waxabarashada guud ahaan geerida naxdinta leh ee ku...
19/12/2019



waxaan la wadaageeynaa xanuunka geerida ahalka, qaraabda iyo bahada waxabarashada guud ahaan geerida naxdinta leh ee ku timi wallalkeen Dr Ahmad Moxamed Dahir Tall.

Ugu dambeeyn Waxaan allaha ugu barayeeynaa inuu ka waraabiyo naxariistii janno.

انا لله وانااليه راجعون

Sawir loo dhanyahay holwadeenada iyo ka qaybagalasha aqoon is waydaarsiga.Mahadsanidiin dhamaan.Salkhayr Center for Stat...
17/09/2019

Sawir loo dhanyahay holwadeenada iyo ka qaybagalasha aqoon is waydaarsiga.

Mahadsanidiin dhamaan.

Salkhayr Center for Statistical Analysis and Research training

Waa saaxib kuu dhaw kaa saacidoona culeys kastoo ka heysta cilmi-barista iyo taxliilkeedaba.

Waxaa inoo soo dhamaaday Aqoon iswaydaarsigii maalintiisii 2aad, oo aan ku baranay wadiiqoyinka cilmi-barista iyo habka ...
17/09/2019

Waxaa inoo soo dhamaaday Aqoon iswaydaarsigii maalintiisii 2aad, oo aan ku baranay wadiiqoyinka cilmi-barista iyo habka loo taxliiliyo xogaha lasoo aruuriyay excel ahaan.

Waa inoo markle insha'allah iyo tababro kasii baaxad wayn kan insha'allah.

Salkhayr Center for Statistical Analysis and Research training

&_statisticians.

La wadaag saxibada mahadsanid.

Waxaa inoo soo gabagaboobay maalintii koowaad tabarkii lagu baranayay "Habka ugu Sahlan ee loo sameeyo Cilmi-baarista iy...
16/09/2019

Waxaa inoo soo gabagaboobay maalintii koowaad tabarkii lagu baranayay "Habka ugu Sahlan ee loo sameeyo Cilmi-baarista iyo sida loo taxliiliyo Xogta lasoo aruuriyay".

Waa inoo maalin 2 aad iyo taba-barka insha'allah.

waxaa inoo marti galiyay Jamacda modren - MUST.

Salkhayr Center for Statistical Analysis and Research training

&_Statisticians.

Waxaa inoo socdo Aqoon is waydaarsigii lagu baranayay dariiqoyinka cilmi-baarista, waxaa inoo furay madaxa shaqada iyo s...
16/09/2019

Waxaa inoo socdo Aqoon is waydaarsigii lagu baranayay dariiqoyinka cilmi-baarista, waxaa inoo furay madaxa shaqada iyo shaqalaha Jamacadda
&_Technology - MUST

Bixinta Aqoon is waydaarsigan was Deegaan Deegaan Center for Statistical Analysis and Research training- DCSRT

15/09/2019



In ka yar 20 saac yaa ka haray bilaabashada Aqoon is waydaarsi lagu baranayay " -baarista_iyo taxliilinta Xogta ayadoo la isticmaalayo aalada Excel.

Waxaan u aragnaa in ay tahay fursad aad ku fahmi karto dhabaha saxda ah ee loo maro Cilmi-Baris saxan.

Fursadan way kuu furantahay, ka faa'iideysi wacan.

Mahadsanid,

Salkhayr Center for Statistical Analysis and Research training

اسعدالله جمعتكم بكل خير وعافيهجمعه مباركه Jimca wanaagsan dhamaan Deegaaan Center for Statistical Analysis and Research ...
13/09/2019

اسعدالله جمعتكم بكل خير وعافيه
جمعه مباركه
Jimca wanaagsan dhamaan

Deegaaan Center for Statistical Analysis and Research training (DCSRT)

&_Statisticians

جمعه سعيده جمعه مباركه
05/09/2019

جمعه سعيده جمعه مباركه

Address

Maka Al Mukarama
Mogadishu

Telephone

+252613133334

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Deegaan Center for Statistical Analysis and Research training- DCSRT posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Deegaan Center for Statistical Analysis and Research training- DCSRT:

Share