Al-Nur Foundation of Somalia

Al-Nur Foundation of Somalia Al-Nur Foundation of Somalia is a non-governmental organization serving the somali people.

25/08/2025

Muuqaal guud oo soo koobaya ๐Ž๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ˆ๐ง๐๐ก๐จ-๐Ÿ๐ข๐ข๐ช๐ข๐ฌ๐ญ๐š ee ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐‹๐š'๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐š๐ก, ee sida wanaagsan ku soo dhamaaday, kaas oo ay iska kaashadeen Hayadaha ๐€๐ฅ-๐๐ฎ๐ฎ๐ซ ee Soomaaliya, iyo ๐€๐ฅ-๐›๐š๐ฌ๐š๐ซ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ.

Ololahaan ayaa ahaa mid looga hortagayo indho la'aanta dadka Soomaaliyeed, iyadoo lagu fuliyay Isbitaalka Dalmar, ee Magaalada Muqdisho.





Waxaa maalintii shalay si wanaagsan ku soo dhamaaday ๐Ž๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ˆ๐ง๐๐ก๐จ-๐Ÿ๐ข๐ข๐ช๐ข๐ฌ๐ญ๐š ee ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐‹๐š'๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐š๐ก, oo ay iska kaashadeen ...
23/08/2025

Waxaa maalintii shalay si wanaagsan ku soo dhamaaday ๐Ž๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ˆ๐ง๐๐ก๐จ-๐Ÿ๐ข๐ข๐ช๐ข๐ฌ๐ญ๐š ee ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐‹๐š'๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐š๐ก, oo ay iska kaashadeen Hayadaha ๐€๐ฅ-๐๐ฎ๐ฎ๐ซ ee Soomaaliya, iyo ๐€๐ฅ-๐›๐š๐ฌ๐š๐ซ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ.

Ololahaan ayaa ahaa mid looga hortagayo indho la'aanta dadka Soomaaliyeed, iyadoo lagu fuliyay Dalmar Specialist & Teaching Hospital, ee Magaalada Muqdisho.





21/08/2025

Intii aan kooxdeennu ay kuguda jireen ๐๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ค๐š๐œ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ee ๐ƒ๐š๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐ญ๐š ayaan wiilka Hooyo Faadumo kula kulannay halkaas, baaritaan indhaha ah kadib waxaan u sameynay ๐ช๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š๐ฒ, oo ugu dambeyn ka dhigtay mid hela farxad badan, ilaah baa ku mahadsan.

Hooyada wiilka yar oo ka mid ah dadkii ka faaiidaystay Ololaha ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ง๐š๐๐š ๐‚๐š๐š๐-๐ช๐š๐š๐๐ข๐ฌ๐ญ๐š ee ๐ฅ๐š๐œ๐š๐  ๐ฅ๐š'๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐š๐ก ee ka socday Isbtaalka Dalmar Specialist & Teaching Hospital, ayaa ka mahadcelisay sida naxariista leh ee loogu adeegay iyadoo muujisay farxadda ay heshay kadib markuu wiilkeeda araggii dib ugu soo laabtay.





Waxaa heer gebogebo ah maraya ๐Ž๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ง๐š๐๐š ๐‚๐š๐š๐-๐ช๐š๐š๐๐ข๐ฌ๐ญ๐š ee ๐ฅ๐š๐œ๐š๐  ๐ฅ๐š'๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐š๐ก kuwaas oo si habsami leh uga socda ...
20/08/2025

Waxaa heer gebogebo ah maraya ๐Ž๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ง๐š๐๐š ๐‚๐š๐š๐-๐ช๐š๐š๐๐ข๐ฌ๐ญ๐š ee ๐ฅ๐š๐œ๐š๐  ๐ฅ๐š'๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐š๐ก kuwaas oo si habsami leh uga socda Dalmar Specialist & Teaching Hospital, kaas oo ay iska kaashadeen Hayadaha Al-nuur ee Soomaaliya, iyo ๐€๐ฅ-๐๐š๐ฌ๐š๐ซ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ.

Qalliin kasta oo lagu guulaysto, waa tallaabo lagu soo celinayo arag iyo nolol cusub, idanka Ilaahey.





20/08/2025

Hooyo Xaliimo oo ka mid ah dadkii ka faaiidaystay Ololaha ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ง๐š๐๐š ๐‚๐š๐š๐-๐ช๐š๐š๐๐ข๐ฌ๐ญ๐š ee ๐ฅ๐š๐œ๐š๐  ๐ฅ๐š'๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐š๐ก ee ka socda Isbtaalka Dalmar, ayaa ka mahadcelisay sida naxariista leh ee loogu adeegay iyadoo muujisay farxadda ay heshay kadib markuu arageedii dib ugu soo laabtay.





19/08/2025

Mid kamid ah dadkii ka faaiidaystay ๐Ž๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ง๐š๐๐š ๐‚๐š๐š๐-๐ช๐š๐š๐๐ข๐ฌ๐ญ๐š ee ๐ฅ๐š๐œ๐š๐  ๐ฅ๐š'๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐š๐ก ayaa ka warbixiyay sida uu aragtiisa yahay kadib qalliinka caadka looga qaaday.

Qalliin kasta oo lagu guulaysto, waa tallaabo lagu soo celinayo arag iyo nolol cusub, idanka Ilaahey.





Maalintii 2aad ee ๐Ž๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ง๐š๐๐š ๐‚๐š๐š๐-๐ช๐š๐š๐๐ข๐ฌ๐ญ๐š ee ๐ฅ๐š๐œ๐š๐  ๐ฅ๐š'๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐š๐ก ayaa si habsami leh uga socota Isbitaalka Dalma...
18/08/2025

Maalintii 2aad ee ๐Ž๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ง๐š๐๐š ๐‚๐š๐š๐-๐ช๐š๐š๐๐ข๐ฌ๐ญ๐š ee ๐ฅ๐š๐œ๐š๐  ๐ฅ๐š'๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐š๐ก ayaa si habsami leh uga socota Isbitaalka Dalmar Specialist & Teaching Hospital, kaas oo ay iska kaashadeen Hayadaha Al-nuur ee Soomaaliya, iyo ๐€๐ฅ-๐๐š๐ฌ๐š๐ซ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ.

Qalliin kasta oo lagu guulaysto, waa tallaabo lagu soo celinayo arag iyo nolol cusub, idanka Ilaahey.





Waxaa maanta si wanaagsan ku billowday ๐Ž๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ˆ๐ง๐๐ก๐จ-๐Ÿ๐ข๐ข๐ช๐ข๐ฌ๐ญ๐š ee ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐‹๐š'๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐š๐ก, oo ay iska kaashanayaan Hayadaha ๐€๐ฅ-...
17/08/2025

Waxaa maanta si wanaagsan ku billowday ๐Ž๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ˆ๐ง๐๐ก๐จ-๐Ÿ๐ข๐ข๐ช๐ข๐ฌ๐ญ๐š ee ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐‹๐š'๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐š๐ก, oo ay iska kaashanayaan Hayadaha ๐€๐ฅ-๐๐ฎ๐ฎ๐ซ ee Soomaaliya, iyo ๐€๐ฅ-๐›๐š๐ฌ๐š๐ซ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ.

Ololahaan ayaa ah mid looga hortagayo indho la'aanta dadka Soomaaliyeed, iyadoo lagu fulinayo Isbitaalka Dalmar, ee Magaalada Muqdisho.

Faahfaahin wac: 0613937070 ama 2666.




Waxaa heer gebogebo ah maraya booqashada xarumaha barakacayaasha, ee  ๐Ž๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ˆ๐ง๐๐ก๐จ-๐Ÿ๐ข๐ข๐ช๐ข๐ฌ๐ญ๐š ee ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐‹๐š'๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐š๐ก, oo ay...
11/08/2025

Waxaa heer gebogebo ah maraya booqashada xarumaha barakacayaasha, ee ๐Ž๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ˆ๐ง๐๐ก๐จ-๐Ÿ๐ข๐ข๐ช๐ข๐ฌ๐ญ๐š ee ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐‹๐š'๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐š๐ก, oo ay iska kaashanayaan Hayadaha ๐€๐ฅ-๐๐ฎ๐ฎ๐ซ, iyo ๐€๐ฅ-๐›๐š๐ฌ๐š๐ซ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ.

Isdiinwaangelinta iyo baaritaannada indhaha ayaa socda hadda, iyadoo Ololahaan lagu fulinayo Isbitaalka Dalmar Specialist & Teaching Hospital ee Magaalada Muqdisho.
Faahfaahin wac: 0613937070 ama 2666.





Waxaa meel wanaagsan maraya booqashada xarumaha barakacayaasha, ee  ๐Ž๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ˆ๐ง๐๐ก๐จ-๐Ÿ๐ข๐ข๐ช๐ข๐ฌ๐ญ๐š ee ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐‹๐š'๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐š๐ก, oo ay i...
04/08/2025

Waxaa meel wanaagsan maraya booqashada xarumaha barakacayaasha, ee ๐Ž๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ˆ๐ง๐๐ก๐จ-๐Ÿ๐ข๐ข๐ช๐ข๐ฌ๐ญ๐š ee ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐‹๐š'๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐š๐ก, oo ay iska kaashanayaan Hayadaha ๐€๐ฅ-๐๐ฎ๐ฎ๐ซ, iyo ๐€๐ฅ-๐›๐š๐ฌ๐š๐ซ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ.

Isdiinwaangelinta iyo baaritaannada indhaha ayaa socda hadda iyadoo Ololahaan lagu fulinayo Isbitaalka Dalmar, ee Magaalada Muqdisho.

Faahfaahin wac: 0613937070 ama 2666.





Waxaa si wanaagsan ku socda booqashada xarumaha barakacayaasha, ee  ๐Ž๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ˆ๐ง๐๐ก๐จ-๐Ÿ๐ข๐ข๐ช๐ข๐ฌ๐ญ๐š ee ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐‹๐š'๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐š๐ก,, oo ay ...
26/07/2025

Waxaa si wanaagsan ku socda booqashada xarumaha barakacayaasha, ee ๐Ž๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ˆ๐ง๐๐ก๐จ-๐Ÿ๐ข๐ข๐ช๐ข๐ฌ๐ญ๐š ee ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐‹๐š'๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐š๐ก,, oo ay iska kaashanayaan Hayadaha ๐€๐ฅ-๐๐ฎ๐ฎ๐ซ, iyo ๐€๐ฅ-๐›๐š๐ฌ๐š๐ซ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ. Hadda waxaa socdo isdiinwaangelinta iyo baaritaannada indhaha. Ololahaan waxaa lagu fulinayaa Isbitaalka Dalmar, ee Magaalada Muqdisho. Faahfaahin wac: 0613937070 ama 2666.





Ololaha Indho-fiiqista ee Lacag La'aanta ah, oo ay iska kaashanayaan Hayadaha Al-Nuur, iyo Al-basar International ayaa b...
19/07/2025

Ololaha Indho-fiiqista ee Lacag La'aanta ah, oo ay iska kaashanayaan Hayadaha Al-Nuur, iyo Al-basar International ayaa bilaabmaya mar dhow. Hadda waxaa socdo isdiinwaangelinta iyo baaritaannada indhaha. Ololahaan waxaa lagu fulinayaa Isbitaalka Dalmar, ee Magaalada Muqdisho. Faahfaahin wac: 0613937070 ama 2666.





Address

Trepiano
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Nur Foundation of Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share