Women Pioneers for Peace and Life - HINNA

Women Pioneers for Peace and Life - HINNA Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Women Pioneers for Peace and Life - HINNA, Non-Governmental Organization (NGO), Km5, Behind NRC, Bulahubey village, Wadajir district Mogadishu, Mogadishu.

HINNA is a non-governmental, non-profit humanitarian organization established in Mogadishu by 60 women across from various cultures with envisioning to pioneer peace and human rights in Somalia.

28/02/2026

Warbixin ka hadleyso garab istaaga dadka tabaaleysan oo ay mar kasto garab istaagto maama Aisho shacuur Ugaas.

27/02/2026

Qaar kamid ah dadkii ay maanta Raashiinka siisay maaama Aisho shaacuur ugaas oo ka mahadceliyay Deeqda la gaarsiiyay.

Hay'Ada HINNA oo ah Hay'Ad ka Shaqeysa badbaadinta Caruurta iyo Haweenka Danta yar ayaa Maanta Ku dhawaad Boqol qoys  oo...
27/02/2026

Hay'Ada HINNA oo ah Hay'Ad ka Shaqeysa badbaadinta Caruurta iyo Haweenka Danta yar ayaa Maanta Ku dhawaad Boqol qoys oo dan yar ah u qeybisay Rashiin ay ku afuraan Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Hay'Adaan oo ay Gudoomiye ka tahay maama Aisho Sha,ur Ugaas.

Dadkaan oo ka kala yimid degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa ka mahad celiyay Raashiinka maanta la siyay.

Bilkasto oo ramadaan Marka la gaaro Maama Caasho waxaay Xooga saartaa garab istaaga dadka danta yar iyada oo weli wada qeybtina raashiinka ay ugu tala gashay in bisha barakrysan ee ramadaan ay ku soomaan Masaakiinta u bahan in la garab istaago.

Ramadaan Mubaarak.

Back in 2022, under the SHF-funded project, We implemented Shelter/NFI and HLP interventions in Baidoa. Through this pro...
08/04/2025

Back in 2022, under the SHF-funded project, We implemented Shelter/NFI and HLP interventions in Baidoa. Through this project, 2,900 households were provided with Shelter/NFI assistance, and 2,666 households benefited from HLP support, reaching a total of 5,566 households.

To date, we have achieved a significant portion of the targets set for this project.

Through back in 2022 Under the SHF funded project, HINNA has conducted 100 community members mobilization workshop of th...
08/04/2025

Through back in 2022 Under the SHF funded project, HINNA has conducted 100 community members mobilization workshop of the project Addressing the emergency humanitarian needs of drought-affected IDPs through integrated Shelter/NFIs & HLP services in Baidoa district targeting 43,516 IDPs.

On September 2022, HINNA, with the support of Qatar Charity, distributed 36 new sewing machines along with clothing mate...
17/03/2025

On September 2022, HINNA, with the support of Qatar Charity, distributed 36 new sewing machines along with clothing materials, chairs, repair tools, tape measures, scissors, and irons to 36 vulnerable women trained in tailoring by HINNA. This initiative aimed to empower them with sustainable livelihoods to support their families and improve their daily lives."



Sebtembar 2022, HINNA oo kaashanaysa Qatar Charity waxay 36 haween danyar ah oo bartay xirfadda xarqaanka ayadona ku wareejisay 36 mashiin o xarqaamo cusub ah, maro, kuraas, agabka dayactirka, cabbirada, maqas iyo biraha dharka. Ujeeddadu waxay ahayd in haweenkani helaan fursad nololeed oo ay ku taageeraan qoysaskooda una horumariyaan noloshooda maalinlaha ah.

Back to 2022, With invaluable support from SHF, HINNA delivered essential Shelter/NFI assistance to 4,246 drought-affect...
17/03/2025

Back to 2022, With invaluable support from SHF, HINNA delivered essential Shelter/NFI assistance to 4,246 drought-affected families in IDP sites across Daynile district. We successfully reached 1,819 households—180 received Emergency Shelter Kits (ESKs) and NFIs, while 1,639 received NFIs along with an additional plastic sheet per household.

For over two decades, HINNA has been dedicated to supporting vulnerable communities, and our commitment remains stronger than ever.

Xusuus 2018! Iyada oo ay taageero weyn ka geysatay SHF, HINNA waxay gurmad Hooy iyo agan maacuun ah gaarsiisay 4,246 qoys oo ay abaaruhu saameeyeen oo ku sugan xeryaha barakacayaasha ee Deyniile. Waxaan gaarnay 1,819 qoys—180 oo helay ESKs(Guryo) iyo NFIs(Agab maacuun) iyo 1,639 oo helay NFIs iyo Bacyo dheeraad ah.
HINNA waxay u heellaneyd caawinta bulshada nugul tan iyo 2004, dadaalkeena waa uu sii socon doona.

Throwback to 2018! HINNA constructed 150 latrines with handwashing facilities to improve sanitation for IDPs in Daynile,...
17/03/2025

Throwback to 2018! HINNA constructed 150 latrines with handwashing facilities to improve sanitation for IDPs in Daynile, Banadir region, with funding from A big thanks to SHF for supporting Somalia!

HINNA has been dedicated to helping vulnerable communities since 2004, and we remain committed to improving lives."

Xusuus 2018! HINNA waxay dhistay 150 musqulood oo leh goobaha gacmo-dhaqashada si kor loogu qaado nadaafadda barakacayaasha ku sugan Deyniile, gobolka Banaadir, Mahadsanid SHF taageerada aad u fidisay Soomaaliya!

HINNA waxay u heellaneyd caawinta dadka nugul tan iyo markii la aas aasey, waxaana sii wadeynaa dadaalladeena.

Maama Caasho Shaacuur Ugaas faracade oo kaa shaneyso dhalinyaro ku Nool dalka Holan ayaa maanta Deeq Raashiin ah gaarsiy...
14/03/2025

Maama Caasho Shaacuur Ugaas faracade oo kaa shaneyso dhalinyaro ku Nool dalka Holan ayaa maanta Deeq Raashiin ah gaarsiyay Qoyaas danyar ah oo ku Nool Degmada Deyniile.

Dadka qaar ayaa ka mahad Celiyay Deeqada raashiinka ah ee la gaarsiyay.

12/03/2025

Maama Caasho oo kalmad ka jeedisay Baraamijka taakuleynta Qosysaska dan'tayar ee Bisha Ramadaan.

Waxaan Bishaan Ramadaan Deeq lacag aan gaarsiisnay Qoysaska Danta yar  si ay ugu modaan bisha barakeysan ee ramadaan.In ...
12/03/2025

Waxaan Bishaan Ramadaan Deeq lacag aan gaarsiisnay Qoysaska Danta yar si ay ugu modaan bisha barakeysan ee ramadaan.

In ka badan Boqol qoys ayaan maanta Deeq lacageed aan gaarsiinay waxaana goobta lacagta lagu bixinayay joogay maama caasho shaacuur oo ah Hooyo mar kasta garab taagan dadka danta yar garab istaagta.

Maama caasho ayaa hay adaha caalamiga ah iyo dadka waxa haysta ugu baaqday in la garab istaaga Haweenk iyo caruurta inta lagu guda jiro bishaan Ramadaan.

Address

Km5, Behind NRC, Bulahubey Village, Wadajir District Mogadishu
Mogadishu
00252

Opening Hours

Monday 08:30 - 16:00
Tuesday 08:30 - 16:00
Wednesday 08:30 - 16:00
Thursday 08:30 - 16:00
Saturday 08:30 - 16:00
Sunday 08:30 - 16:00

Telephone

+252615498005

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Women Pioneers for Peace and Life - HINNA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Women Pioneers for Peace and Life - HINNA:

Share

Providing humanitarian services and Promoting human dignity

responding emergency situations and working resilience and recovery programs through applying international principles and standards as well considering cultural context norms.