Midowga Dhalinyarada Docolleey DYA

Midowga Dhalinyarada Docolleey DYA Kusoo Dhowoow Bogga Midowga Dhalinyarada Degmada Docoleey Kusoo Biir Midowga Dhalinyarada Degmada Docoleey Ee Gobolka Galgaduud

Waxaan bogaadinaynaa labada kooxood ee Degmooyinka Docoley iyo Baxdo sida ay u muujiyeen anshax ciyaareed  isxushmad iyo...
18/07/2026

Waxaan bogaadinaynaa labada kooxood ee Degmooyinka Docoley iyo Baxdo sida ay u muujiyeen anshax ciyaareed isxushmad iyo tartan caafimaad qaba kuwaas oo tusaale wanaagsan u ah dhalinyarada deegaanka.

30/06/2026

๐——๐—ผ๐—ฐ๐—ผ๐—น๐—ฒ๐—ฒ๐˜† Iyo Soolarka Cadceeda Ku Shaqeeya.
Horumar Wacan ๐ƒ๐š๐๐ค๐ž๐ž๐ง๐š Iyo ๐ƒ๐ž๐ž๐ ๐š๐š๐ง๐ค๐ž๐ž๐ง๐š.

Intii lagu jiray Fasaxa Maalmaha Ciidda, Xubno ka tirsan Midowga Dhalinyarada Degmada Docolleey ee ku sugan Magaalada Mu...
31/05/2026

Intii lagu jiray Fasaxa Maalmaha Ciidda, Xubno ka tirsan Midowga Dhalinyarada Degmada Docolleey ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa Safar Dalbarasho iyo Dalxiis ah Ku tegay ๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐๐š๐ฅ๐œ๐š๐ ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Intii Safarka Lagu jiray Dhalinyaradu waxay booqdeen Qeyba kamid ah Wabiga ugu dheer Dalka ee ๐•Š๐•™๐•’๐•“๐•–๐•–๐•๐•๐•– ee Dhexmara magaalada, Aargada lagasoo galo Magaalada iyo Qaar kamid ah Buundooyinka Wabiga.

Sidoo Kale waxaan Soo booqannay Mid kamid Ah Mashaariicdii ay Dowladdii Dhexe Dalka la fulisay Oo ah ๐—•๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐—ซ๐—ถ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ช๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐——๐—ฒ๐—ด๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—น๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ Oo dhisan In ka Badan ๐Ÿœ6 ๐•ค๐•’no, walina Shaqeynaya.

Ilaah baa ku mahadsan noo suura Galiyay si nabad gelyo ah Safarka noogu Soo dhamaado, sidoo kle Waxaa ku mahadsan Xafiiska Isboortiga Midowga Oo Soo Agaasimay Safarkaas.

Waa ๐™Ž๐˜ผ๐™’๐™„๐™ kulmiyay Qaar kamid ah Xubnaha ๐™‡๐™–๐™—๐™–๐™™๐™– ๐™‚๐™ค๐™ก๐™š ee Midowga, si gaar ah waa Guddigii Qabtey Shaqadii Guuleysatay ee ...
05/04/2026

Waa ๐™Ž๐˜ผ๐™’๐™„๐™ kulmiyay Qaar kamid ah Xubnaha ๐™‡๐™–๐™—๐™–๐™™๐™– ๐™‚๐™ค๐™ก๐™š ee Midowga, si gaar ah waa Guddigii Qabtey Shaqadii Guuleysatay ee ๐—•๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ Deegaanada Docolleey.

Dhammaanteen Aan si gaar ah ugu mahad celino saaxiibadaas Waqtigooda iyo Maalkooda Galiyay Howshaas Sida Wanaagsan Loo Maamulay.

Sidoo Kale Waxaan Umahadcelineynaa Qof Walba oo Kaalin Ka Qaatay ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐š๐ซ๐ ๐š๐š๐ซ๐ค๐š Ehelka Abaareysan ๐Ÿ™Œ๐Ÿพ๐Ÿ™Œ๐Ÿพ

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†TACSIDhammaan bulshada ree Docolleey gaar ahaan Ehelka iyo Qaraabada reer Cabduule Bariyow waxaa...
03/04/2026

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†
TACSI

Dhammaan bulshada ree Docolleey gaar ahaan Ehelka iyo Qaraabada reer Cabduule Bariyow waxaan uga Tacsiyeyneynaa geerida naxdinta leh ee ku timid Adeer Sheekh Cabdullahi Cabdule Axmed oo saaka Geeridiisu nasoo gaartey Kuna dhintey Magaalada Muqdisho.

Ilaahay ha u naxariisto, naxariistiisana ha waasaciyo, Jannadii Firdowsa ha ka waraabiyo.

Qoyskeeda, ehelkeeda iyo dhammaan dadka Ree Docoleey samir iyo iimaan Ilaahay ha ka siiyo.

Aamiin ๐Ÿคฒ๐Ÿฝ๐Ÿคฒ๐Ÿฝ๐Ÿคฒ๐Ÿฝ

02/04/2026

Dadka Deegaanka Higla Gaabo Oo Ka mahad celiyay Biya Dhaamintii Midowga Dhalinyaradu ka sameeyay Deegaankaas

ุงู„ู„ู‡ ุฃูƒุจุฑ ูƒุจูŠุฑู‹ุงุŒ ูˆุงู„ุญู…ุฏ ู„ู„ู‡ ูƒุซูŠุฑู‹ุงุŒ ูˆุณุจุญุงู† ุงู„ู„ู‡ ุจูƒุฑุฉ ูˆุฃุตูŠู„ุงู‹Ciid Mubaarak!Hambalyo dhammaan Xubnaha Midowga Dhalinyarad...
19/03/2026

ุงู„ู„ู‡ ุฃูƒุจุฑ ูƒุจูŠุฑู‹ุงุŒ ูˆุงู„ุญู…ุฏ ู„ู„ู‡ ูƒุซูŠุฑู‹ุงุŒ ูˆุณุจุญุงู† ุงู„ู„ู‡ ุจูƒุฑุฉ ูˆุฃุตูŠู„ุงู‹

Ciid Mubaarak!
Hambalyo dhammaan Xubnaha Midowga Dhalinyarada Degmada Docolleey munaasabadda barakaysan ee Ciiddul Fidriga aawadeed.
Alle ha inaga aqbalo acmaashii wanaagsanayd, hana inaga dhigo kuwo sannadkan sannadkiisa ku gaara caafimaad, nabad iyo barwaaqo.

Alla maanta ayaanta
Iyo ciidda wanaagsan

Illaahii inay siiyay
Isagaa ku abaal le

Way ahaataye maanta
Si waanagsan u ciida.

Congratulations ๐ŸŽ“๐Ÿ…๐Ÿ‘๐ŸพHambalyo, Hambalyo Walaalkeen Liibaan Cabdi Cali (Liibaan Xaafaa), xubin fir fircoon Oo kamid ah Xub...
13/03/2026

Congratulations ๐ŸŽ“๐Ÿ…๐Ÿ‘๐Ÿพ

Hambalyo, Hambalyo Walaalkeen Liibaan Cabdi Cali (Liibaan Xaafaa), xubin fir fircoon Oo kamid ah Xubnaha Midowga Dhalinyarada Docolleey DYA Oo ay usoo dhamaatay Heerka Koobaad ee Jaamacadda. Liibaan ayaa bartey Cilmiga Caafimaadka, wuxuuna ka qalin badashay kulliyadda Caafimaadka, Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Magaalada Muqdisho.

Waxaan leenahay Hambalyo, cilmiga aad baratey iyo dadaalka aad bixisay dadka, Dalka iyo Deegaanka Allah haku Anfaco. Aamiin

12/03/2026

Warbixin

Waxaa si guul ah noogusoo Gaban gaban gaboobay Biya Dhaamin aan ka wadnay Deegaanada hoos yimaada Degmada Docolleey ee Gonolka Galgaduud. In ka badan 100 lowr Oo Biya ah ayaa la gaarsiinay ku dhawaad 1,000 qoys Oo reer Guuraa ah, xilli lagu jiro Abaar daran Oo dad iyo Duunyaba saameeyn ku yeelatay.

Midowga wuxuu u mahad celinayaa Guddiga Abaaraha Ree Xaaji Saleebaan Oo noogu deeqay Gaari Booyad 80 qaad ah Oo Ay Degmada Cadaado leedahay, sidoo kle waxaan mahad Gaar ah u celinaynaa dhammaan Xubnaha Midowga Oo xoog iyo xoolaba uga qeyb qaatey Fulinta Howshaan.

02/03/2026

๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š Ku Nool Degmada Docoleey oo Ka Mahad-Celiyey
๐๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š Midowga Dhalinyarada Docolleey DYA uu Kawado Docoleey Iyo Deeganada Hoos Yimaada.

Address

Km4
Mogadishu

Telephone

+252615544848

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Dhalinyarada Docolleey DYA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Midowga Dhalinyarada Docolleey DYA:

Shortcuts

Share