09/08/2026
Waxaan Hampalyo Lenahay Si Wadir Anago Dhamman Bahda Bilic Youth Organization Mamulka Cusub Ee Ururka Oo Kala Ah:
1= Axmed Dacad= Gudoรดmiyaha Ururka.
2= Luuza Hassan= Gudoomiye Ku Xigeyn-ka Ururka.
3= Mohamed Kaafi { Kureejo }= Xoghayaha Ururka.
Dhammaantiin Waxaan Idin Lenahay Xilka Adag Ee La Idiin Idmaday Allah Ha Idinla GARAB-GALO ๐ซก๐ซก