Adeeg sahal

Adeeg sahal We Sell Quality products

25/08/2026

NAFAQO HAIR OIL
“Timahaaga daryeel la’aan ha u daynin… waxay mudan yihiin Nafaqo.” ✨
Kobci • Xooji • Nafaqee 💛
🧴 250ML | 100% Natural
📞 Dalbo hadda: 61 5559282
Nafaqo Hair Oil, quruxda timahaaga ka bilow maanta

23/08/2026

🌿✨ UUNSIGA MARWO | SIGNATURE SCENT
Gurigaaga ma u rabtaa udgoon soo jiidasho leh? 🤍
Uunsiga Marwo wuxuu ku siinayaa caraf qoto dheer oo qurux badan, kana dhigaya gurigaaga meel leh udgoon, xarago iyo deganaan u gaar ah. ✨
Udgoon kasta wuxuu abuuraa jawi, Marwona wuxuu gurigaaga ku reebayaa xasuus aan si fudud loo ilaawi karin. 🌿
🔥 Ha sugin, dalbo hadda!
61 5559282
Gurigaagana maanta ku bilow udgoon & jawi aan la ilaawi karin. ✨

22/08/2026

🔐 Smart AI Solar Camera ☀️📹
Amniga gurigaaga iyo ganacsigaaga meel kasta ka ilaali.
✅ 4K HD
☀️ Solar Powered
🤖 Smart AI
📱 La soco goobtaada meel kasta oo aad joogto
Ha sugin in wax dhacaan. Amnigaaga maanta bilow!
📲 Dalbo hadda | WhatsApp-ka
61 5559282

20/08/2026

☀️ SOLAR STREET LIGHTS | Iftiimin Waarta
Iftiimintu ma aha oo keliya qurux, waa Amni & Adeeg. 💡
Solar Street Lights-keena waxaa loogu talagalay in lagu iftiimiyo goobaha waaweyn sida
🏥 Hospitals
🎓 Universities
🏨 Hotels
🏢 Commercial Projects
🏘️ Communities state
Haddii aad qorsheynayso mashruuc cusub ama aad rabto inaad hagaajiso iftiinka goobtaada, waxaan kuu haynaa xal ku habboon baahidaada. ☀️🔋
📩 Nala soo xiriir 61 5559282 maanta si aan kaaga caawinno doorashada Solar Street Light-ka kuugu habboon
Iftiimi goobtaad Hagaaji amniga. Maalgeli xal waara

17/08/2026

Maqaarkaaga ma leeyahay dhibco madow ama midab aan sinnayn? 👀
QAYBTA DHEXDA:
✨ Arbutin 7% + Tranexamic Acid 4%
Waxay ka caawin karaan daryeelka dhibcaha madow iyo midabka aan sinnayn, si maqaarku ugu muuqdo nadiif, siman oo dhalaalaya.
📍 Waxaa loo isticmaali karaa meelaha sida wajiga, jilbaha iyo xusullada
❤️ Haddii aad rabto maqaar muuqaal ahaan nadiif ah oo isku-midab ah, Arbutin 7.0 + TXA 4.0 Cream dalbo maanta 61 5559282

15/08/2026

✨ LICORICE ROOT SKIN CARE ✨
Mala Dhibantahay Maqaarka wajigaga qalayl ah & duub-duub wajiga soo galay? &Madow finan kugu reeben😍
🌿 Licorice Root waxay kaa caawinaysaa daryeelka, jilcinta iyo muuqaalka dhalaalka maqaarka.
💎 Maqaar jilicsan • Nadiif ah • Dhalaalaya • Qurux badan
🎯 Ku habboon dadka doonaya maqaar caafimaad u muuqda oo qurux badan.
📩 Dalbo hadda 61 5559282

15/08/2026

🍊 ORANGE BRIGHTENING GEL
Ma leedahay xusullo madow , jilbaha ama meelo kale oo maqaarka ah oo madoobaaday? 👀
🧡 Orange Brightening Gel waxaa loogu talagalay daryeelka meelaha maqaarku ka madoobaado, isagoo kaa caawinaya in maqaarku yeesho muuqaal nadiif ah, siman oo dhalaalaya.
✨ Xusullada
✨ Jilbaha
✨ Meelaha madow ee jirka
✨ Meelaha maqaarku ka qallalo ama midabku ka kala duwanaado
💎 Daryeel joogto ah = maqaar muuqaal ahaan nadiif & isku-mid ah.
📩 Dalbo hadda! 61 5559282
🚚 Delivery waa Diyaar Meel kasto oo aad joogto

11/08/2026

Ma rabtaa mashiin alxan oo xoog leh, shaqo culusna qaban kara? ⚡
EPICA STAR 250A waa inverter welding machine ku habboon 🔧 Shaqooyinka alxanka ee guriga iyo workshop-ka
🏗️ Biraha iyo shaqooyinka dhismaha
⚡ Awood ilaa 250A
🛠️ Fudud in la qaato lana isticmaalo
❄️ Nidaam qaboojin & ilaalin overload ah
💪 IGBT Technology – performance waa Mid sarre
250A Power • IGBT • ARC Force • Portable Design
📦
📲 Dalbo hadda+252 61 5559282 — stock-ga waa kooban yahay

11/08/2026

Maxaad bur u iibsanaysaa adigoo dalaggaaga laftiisa bur ka dhigan kara? Cafimadkaga kor qaadayo
⚡ Grinder 250g — Dalag → Bur cusub
🏠 Gurigaaga ku shiido
🌾 Dalagyo kala duwan EE dalka
💨waa mid Degdeg ah & fududna
Hal mashiin oo jikadaada wax badan ka beddelaya! 🔥
📲 Dalbo hadda+252 61 5559282 — inta stock-ku jiro!

Address

Howl-Wadaag
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Adeeg sahal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share