Ururka Dhalin-yaradda Dagmada Ceeldheer

Ururka Dhalin-yaradda Dagmada Ceeldheer hadafkeenu waa guul insha,allah

11/06/2026

Waxa sharaf inoo ah inaan magalada kusoo dhaweyno walashen x.l malyuun abuukar iyo wafdiga ay hogaamineysay

Wafdiga qiimaha badan ee nasoo booqday waxaan leenahay kusoo dhawaada degmada qadiimiga ah ee ceeldheer

Waxaan rajeyneynaa inaad marar badan noso noqotaan i.a

Hampalyo dhalinyarada soomaaliyeed guud ahaan Waxaan halkaan hampalyo uga direynaa umada soomaaliyeed gaar ahaan dhaliny...
15/05/2026

Hampalyo dhalinyarada soomaaliyeed guud ahaan

Waxaan halkaan hampalyo uga direynaa umada soomaaliyeed gaar ahaan dhalinyarada oo ay maanta oo ah 15 may 2026
Ay ku beegan tahay 83 guuradii kasoo wareegatay aasaaskii halgamaayaashii soomaaliyeed ee SYL

dhalinyaradu ha guuleysato

01/04/2026

Bulshada ku dhaqan degmada ceeldheer qaasatan dhalinyarada iyo saraakiisha ciidanka xooga dalka soomaaliyeed caawa waxey direen fariin nabadeed waxeyna xuseen in heerkaan Lagu soo gaaray shuhadadii ku shahiiday difaaca degmada iyo deegaanada ku xeeran.

Rag kaa faqay Rafiiq nimaad tihiin Talo lagaa reebayMeel aan lagaa rabin indhaha lalama sii raaaco ゚viralシfypシ゚viralシalシ...
04/01/2026

Rag kaa faqay
Rafiiq nimaad tihiin
Talo lagaa reebay
Meel aan lagaa rabin indhaha lalama sii raaaco
゚viralシfypシ゚viralシalシ

30/03/2025

Tani waxey muujineysaa in halganku dhab naga yahay caruur iyo ciroole ba
Somaliya ha is raacdo

Ceel cadde vs ceel matoor nasiib wacan     Hanad Hanka
21/03/2025

Ceel cadde vs ceel matoor nasiib wacan


Hanad Hanka

Ciyaar qurux badan ayey soo bandhigeen labada kooxba natiijadeeduna waxey kusoo dhamaaty 2:6
20/03/2025

Ciyaar qurux badan ayey soo bandhigeen labada kooxba natiijadeeduna waxey kusoo dhamaaty 2:6

Address

Ceeldheer
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Dhalin-yaradda Dagmada Ceeldheer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share