06/09/2026
SOR Institute: Somali Social Research ๐ข๐ฒ๐จ Isbitaalka Xoogga ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐๐๐๐ก๐๐ฎ๐ซ๐๐ฒ ๐๐๐ซ๐ง๐๐๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐ ๐๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข-๐๐๐๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐.
Machadka SOR Institute: Somali Social Research, oo kaashanaya Isbitaalka Xoogga, ayaa daahfuray barnaamij tababar iyo hagid cilmi-baariseed oo lagu horumarinayo aqoonta iyo xirfadaha shaqaalaha caafimaadka.
Barnaamijku wuxuu xoogga saarayaa ๐ก๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข-๐๐๐๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐, ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฐ๐๐ซ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ง๐๐๐ ๐ฑ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐, ๐ช๐จ๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐ช๐จ๐ซ๐๐๐ฅ๐ฅ๐๐๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข-๐๐๐๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐, ๐ข๐ฅ๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ง๐ฌ๐ก๐๐ฑ๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข-๐๐๐๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐๐๐ค๐ ๐ช๐จ๐ซ๐๐๐ฅ๐ฅ๐๐๐ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐๐๐ข๐ฒ๐จ ๐ฃ๐จ๐จ๐ซ๐ง๐๐๐ฅ๐ฅ๐๐๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐๐.
Dhinaca SOR Institute: Somali Social Research, barnaamijka waxaa hoggaaminaya Dr-Saadaq Adan Hussein. iyo Marian M. Osman, kuwaas oo shaqaalaha ka taageeraya dhammaan marxaladaha cilmi-baaristaโlaga bilaabo fikradda daraasadda ilaa diyaarinta qoraalka cilmi-baarista iyo gudbinta joornaalka.
Tababarka waxaa si rasmi ah u furay Agaasimaha Isbitaalka Xoogga, ๐๐ซ. ๐๐ฎ๐ฌ๐ญ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ง. Madaxa Waxbarashada iyo Cilmi-baarista, ahna Agaasime Ku-xigeenka Isbitaalka, ๐๐ซ. ๐
๐๐๐๐ฎ๐ฆ๐จ ๐๐๐๐๐ข๐ฌ๐๐ฆ๐๐, ayaa adkaysay in barnaamijkani yahay hannaan tababar iyo hagid joogto ah.
Himiladu waa in Isbitaalka Xoogga Soomaaliyeed laga dhiso ๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐๐๐๐๐๐ ๐๐, ๐๐๐๐๐-๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐
๐๐๐๐๐๐
๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐
๐๐๐๐๐๐
๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐
๐
๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐
.
Cilmi-baaris xooggan, shaqaale aqoon leh iyo iskaashi joogto ahโwaa saldhigga adeeg caafimaad oo tayo leh.