SOGHA

SOGHA Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SOGHA, Non-Governmental Organization (NGO), Aaran Plaza, Next Hayat Supermarket Taleh Road, Hodan District, Mogadishu.

Somali Girls Hope Association (SOGHA) is a non-profit organization dedicated to empowering girls promoting their development, and fostering intellectual growth.

“A beacon of hope”

26/08/2026

Guddoomiye ku-xigeenka SOGHA Sacdiya Faarax Cilmi ayaa qeyb ka aheyd Shirweynaha Haweenka Galmudug. waxayna ka jeedisay ...
20/08/2026

Guddoomiye ku-xigeenka SOGHA Sacdiya Faarax Cilmi ayaa qeyb ka aheyd Shirweynaha Haweenka Galmudug. waxayna ka jeedisay munaasabada hadal kooban, Waxaan aad ugu faraxsanahay inaan ka qayb galo Shirweynaha Haweenka Galmudug, oo ah madal muhiim u ah horumarinta doorka haweenka ee hoggaaminta, nabadda, iyo horumarka bulshada.

Haweenku waa tiirka bulshada, waxaana lagama maarmaan ah in la xoojiyo ka qaybgalka ay ku leeyihiin go’aan qaadashada iyo dhismaha mustaqbalka Galmudug. Waxaan ku dhiirrigelinayaa gabdhaha iyo haweenka inay sii wadaan dadaalkooda, aqoontooda iyo hoggaamintooda si loo helo bulsho caddaalad, horumar iyo wadajir ku dhisan.

Waxaan hambalyada farxada la qeybsanaynaa gabdhaha kaalmaha h**e ka galay imtixaanka shahaadiga Dugsiga Sare Ee Fasalka ...
16/08/2026

Waxaan hambalyada farxada la qeybsanaynaa gabdhaha kaalmaha h**e ka galay imtixaanka shahaadiga Dugsiga Sare Ee Fasalka 12aad waxaan lee nahay dadaalkiina halkaas kasii wada. “Gabadh waxbaratay waa bulsho waxbaratay”

Ururka Rajada Gabdhaha Soomaaliyeed wuxuu mar walba u taagan yahay wacyigelinta, taageerida, la talinta, tababarida, waxbarida gabdhaha, iyo garab siinta waayeelka caruurta, dadka baahiyaha gaarka qaba.

"HADDAAN GABADHI KULA JIRIN NOLOSHU GUUL MALEH"

Hambalyo maalinta dhalinyarada adduunka, waxaan u dabaaldageynaa xoogga, hibada iyo rejadada dhalinyarada dhisaysa musta...
12/08/2026

Hambalyo maalinta dhalinyarada adduunka, waxaan u dabaaldageynaa xoogga, hibada iyo rejadada dhalinyarada dhisaysa mustaqbalka dadka iyo dalka.

Guddoomiyaha SOGHA Avv. Amina Abdulkadir Nor ayaa magacawday qaar kamid ah xubnaha golaha fulinta sida ku cad qodobada 1...
10/08/2026

Guddoomiyaha SOGHA Avv. Amina Abdulkadir Nor ayaa magacawday qaar kamid ah xubnaha golaha fulinta sida ku cad qodobada 17aad iyo 18aad Ee xeerka SOGHA si ay qayb uga noqdaan shaqada socoto iyo hiigsiga hay’adda, golahaan waxay taageeri doonaan hirgelinta ujeedooyinka istaraatiijiyeed ee SOGHA, iyo ka qeyb qaadashada horumarinta bulshada, xubnaha cusub ayaa ah gabdho howl kar ah waxaan u rajeynaynaa shaqo gudasho wanaagsan, guul iyo fududayn ay ku gutaan mas'uuliyadaha loo igmaday.
1- Xafsa Maxamed Cusmaan
Madaxa Barnaamijka La-talinta Dhallinyarada
2- Khuluud Maxamed Nuur
Madaxa Adeegga Gargaarka Sharciga
3- Aasiya Yaxye Cali
Madaxa Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta
4- Ikraam Maxamed Isaaq
Madaxa Horumarinta Xirfadaha iyo Nolol-maalmeedka
5- Xafsa Xasan Nuur
Madaxa Hawlgalka Cimilada iyo Ilaalinta Deegaanka

Ururka Rajada Gabdhaha Soomaaliyeed wuxuu mar walba u taagan yahay wacyigelinta, taageerida, la talinta, tababarida, waxbarida gabdhaha, iyo garab siinta waayeelka caruurta, dadka baahiyaha gaarka qaba.

"HADDAAN GABADHI KULA JIRIN NOLOSHU GUUL MALEH"

Waxaan hambalyada farxada la qeybsanaynaa gabdhaha kaalmaha h**e ka galay imtixaanka shahaadiga Dugsiga Dhaxe Ee Fasalka...
09/08/2026

Waxaan hambalyada farxada la qeybsanaynaa gabdhaha kaalmaha h**e ka galay imtixaanka shahaadiga Dugsiga Dhaxe Ee Fasalka 8aad waxaan lee nahay dadaalkiina halkaas kasii wada. “Gabadh waxbaratay waa bulsho waxbaratay”

Ururka Rajada Gabdhaha Soomaaliyeed wuxuu mar walba u taagan yahay wacyigelinta, taageerida, la talinta, tababarida, waxbarida gabdhaha, iyo garab siinta waayeelka caruurta, dadka baahiyaha gaarka qaba.

"HADDAAN GABADHI KULA JIRIN NOLOSHU GUUL MALEH"

Guddoomiyaha SOGHA Avv. Amina Abdulkadir Nor ayaa magacawday qaar kamid ah xubnaha golaha fulinta sida ku cad qodobada 1...
05/08/2026

Guddoomiyaha SOGHA Avv. Amina Abdulkadir Nor ayaa magacawday qaar kamid ah xubnaha golaha fulinta sida ku cad qodobada 17aad iyo 18aad Ee xeerka SOGHA si ay qayb uga noqdaan shaqada socoto iyo hiigsiga hay’adda, golahaan waxay taageeri doonaan hirgelinta ujeedooyinka istaraatiijiyeed ee SOGHA, iyo ka qeyb qaadashada horumarinta bulshada, xubnaha cusub ayaa ah gabdho howl kar ah waxaan u rajeynaynaa shaqo gudasho wanaagsan, guul iyo fududayn ay ku gutaan mas'uuliyadaha loo igmaday.
1- Sacdiya Faarax Cilmi
Guddoomiye ku-Xigeen
2- Muna Cali Muuse
Xoghaye
3- Dr. Raxma Maxamed Axmed
Madaxa Caafimaadka iyo Quudinta
4- Xaawa Maxamed Maxamuud
Madaxa Waxbarashada iyo Cilmi baarista
5- Juweyriya Cabdullaahi Cali
Madaxa Tababarada iyo horumarinta

Ururka Rajada Gabdhaha Soomaaliyeed wuxuu mar walba u taagan yahay wacyigelinta, taageerida, la talinta, tababarida, waxbarida gabdhaha, iyo garab siinta waayeelka caruurta, dadka baahiyaha gaarka qaba.

"HADDAAN GABADHI KULA JIRIN NOLOSHU GUUL MALEH"

26/07/2026

Waxaa sharaf noo ah in Shirweynaha Haweenka Galmudug ay ka qayb gasho Avv Sa’dia Farah Elmi, Guddoomiye Ku-xigeenka Ururka Rajada Gabdhaha Soomaaliyeed (SOGHA), oo door muuqda ka qaadata horumarinta haweenka iyo gabdhaha Soomaaliyeed, ilaalinta xuquuqdooda, iyo dhiirrigelinta hoggaaminta haweenka.

Ka qaybgalkeedu wuxuu xoojinayaa himilada shirweynaha ee ku aaddan kobcinta awoodda haweenka, dhisidda iskaashi waara, iyo kor u qaadista ka-qaybgalka haweenka ee horumarka bulshada.

“Haweenka iyo Gabdhaha La Awoodsiiyay waa Tiirka Horumarka Bulshada.”

17/07/2026

Kulan wadatashi ah ay isugu imaadeen xubnaha ururka iyo gudiga golaha fulinta.

Address

Aaran Plaza, Next Hayat Supermarket Taleh Road, Hodan District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 15:00
Tuesday 08:00 - 15:00
Wednesday 08:00 - 15:00
Thursday 08:00 - 15:00
Saturday 08:00 - 15:00
Sunday 08:00 - 15:00

Telephone

+252611240822

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SOGHA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to SOGHA:

Shortcuts

Share