Ileys Sports

Ileys Sports Hooyga Ciyaaraha✌️

Tani waa micnaha dhabta ah ee ku biirista Real Madrid.🤍😎
27/07/2024

Tani waa micnaha dhabta ah ee ku biirista Real Madrid.🤍😎

Waa rasmi✅️🤩Real Madrid  no. 9⃣-keeda cusub waa la soo bandhigay isjiid-jiid dheer ka dib.......⚪️👕 Kylian Mbappé oo far...
16/07/2024

Waa rasmi✅️🤩

Real Madrid no. 9⃣-keeda cusub waa la soo bandhigay isjiid-jiid dheer ka dib.......

⚪️👕 Kylian Mbappé oo faraxsa lana sawiran Real Madrid madaxwayneheeda Florentino Pérez.

Lambar 9️⃣ ayaa la xaqiijiyay inuu qaadan doono sidoo kale Romano wuxuu leeyahay Mbappe marnama ma codsan Lambarka number 10; Xushmadda wayn ee uu u hayo Luka Modrić owgeed.😎✌️

HT: Man City 0-1 Man UnitedGoolkaan ayuu Haaland cunay. Waana la kuusay Man United oo City weeraro xoogan ayey soo qaade...
03/03/2024

HT: Man City 0-1 Man United

Goolkaan ayuu Haaland cunay. Waana la kuusay Man United oo City weeraro xoogan ayey soo qaadeen Labaatankii daqiiqo u dambeeyay

Makula tahay in Man United difaacan karto goolkaan ? Reer Liverpool iyo Arsenal ducada ayey Afka ku hayaan.😎

Ciyaaryahanka ugu wanaagsan Premier League sanadka 2024 ee London Football Awards 👏🏾👏🏾🔥
01/03/2024

Ciyaaryahanka ugu wanaagsan Premier League sanadka 2024 ee London Football Awards 👏🏾👏🏾🔥

DEG DEG: Paul Pogba oo afar sano laga ganaaxay kubadda cagta kaddib markii lagu helay isticmaalka dawooyinka aanan loo o...
29/02/2024

DEG DEG: Paul Pogba oo afar sano laga ganaaxay kubadda cagta kaddib markii lagu helay isticmaalka dawooyinka aanan loo ogoleyn ciyaartoyda kubadda cagta ee kordhiya hormoonka Testosterone.

Waxay ka dhigan tahay inay soo dhammaadeen waayihii ciyaareed ee laacibka reer France.

Pogba ayaa si ku meel gaar ah markii h**e loo ganaaxay bishii September ee sanadkii h**e kaddib markii u ku dhacay baaritaanka daroogada.😎

SADALI KULANKA ADAG EE DHEXMARYA GALBTA .G.BANAADIR VS G.GALMUDUG??
24/01/2024

SADALI KULANKA ADAG EE DHEXMARYA GALBTA .
G.BANAADIR VS G.GALMUDUG??

Nikan ayaa Arsenal bad badiyay xalay😎
26/11/2023

Nikan ayaa Arsenal bad badiyay xalay😎

Niki shabalala ahaa Cariri lagaliyya 🤣🤣🤣
11/09/2023

Niki shabalala ahaa Cariri lagaliyya 🤣🤣🤣

Declan Rice Hanbalyo👏👏👏
11/09/2023

Declan Rice Hanbalyo👏👏👏

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ileys Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ileys Sports:

Share