Somali Educational Development Deaf Community Organisation SEDDCO

Somali Educational Development Deaf Community Organisation SEDDCO Humanitaretion & Devlopment for the DEAF. Community

Somali Educational Development Deaf Community Organisation SEDDCO Waxey dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynaya...
01/07/2026

Somali Educational Development Deaf Community Organisation SEDDCO Waxey dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabadda 1-da Luulyo, maalinta qiimaha badan ee xorriyadda iyo midnimada Soomaaliya.

Waxaan u rajaynaynaa ummadda Soomaaliyeed nabad, horumar, wadajir iyo barwaaqo.

Hambalyo Maalinta Xorriyadda Soomaaliya!

🇸🇴 1 Luulyo

19/06/2026

Hayada seddco waxay bogaadinaysaa dadaalada iyo Horumarka gabadhaha maqalka la ee soomaaliyeed

Bahda hayada Somali Educational Development Deaf Community Organisation SEDDCO oo ugu horeeyo gudoomiyaheena Mudane Abdi...
26/05/2026

Bahda hayada Somali Educational Development Deaf Community Organisation SEDDCO oo ugu horeeyo gudoomiyaheena Mudane Abdifatah Mubarak mahamed waxay idinku Hambalayeynayaan Munaasibada Ciidul Adxa Alle ha inaga Aqbalo Soonka carafo ciidan ciideedana Alle haynagu gaarsiiyo caafimaad iyo barwaaqo

Ciid wanaagsan hayada Seddco waxay Idinku Hambalayeynaysaa Munaasibada Maalinta Ciida Waxaana Illahay Idinka Baryeynaa I...
19/03/2026

Ciid wanaagsan hayada Seddco waxay Idinku Hambalayeynaysaa Munaasibada Maalinta Ciida Waxaana Illahay Idinka Baryeynaa Inuu idinka Aqbalo Fadligii Bisha Ramadan

17/02/2026

Fariinta Gudoomiyaha hayada seddco Mudane Abdifatah Mubarak mahamed ee Munaasibada Dhalashada Bisha Ramadaan

Ramadan Kareem
Hayada seddco waxay idin Rajaynaysaa Soon wanaagsan Cibaado Suuban



Waxa inoo curanaya sanad cusub oo isbedel iyo guulo kale aan u rajaynayno dhamaan bulshadeena maqalka la. Seddco waxay u...
31/12/2025

Waxa inoo curanaya sanad cusub oo isbedel iyo guulo kale aan u rajaynayno dhamaan bulshadeena maqalka la.

Seddco waxay utaagantahay danaha bulshada maqalka la



28/12/2025

Gabdhaha maqalka la’ ma aha ganacsi, mana aha alaab. Waa hooyooyin, gabdho, iyo dad leh sharaf buuxda ubah nuur omar turjumaanka guud ee hayada seddco

seddco waxay utaagantahay illaalinta sharafta iyo karaamada bulshadeena maqalka la gaar ahaan gabadheheena maqalka la


28/12/2025

Hayada seddco waxay ka digaysaa cid kasta oo Meel Uga dhacda Sharafta iyo karaamada Bulshada Maqalka. Gudoomiyaha hayada seddco mudane Abdifatah Mubarak mahamed



War saxaafadeed
27/12/2025

War saxaafadeed

27/12/2025

Hay’adda SEDDCO waxay u taagantahay difaaca, daryeelka, iyo ilaalinta xuquuqda dadka Maqalka La’ ee Soomaaliyeed. Waxaan halkaan ka caddaynaynaa inaan marnaba la aqbalin karin, loona dulqaadan doonin fal kasta ama hadal kasta oo meel ka dhac ku ah karaamada iyo sharafta bulshada aan matalno.
Qodobbada Codkeena:

1. Difaaca Sharafta Gabadha Soomaaliyeed: SEDDCO waxay si adag u cambaaraynaysaa soo jeedinta ah in lacag lagu bixiyo guurka gabdhaha maqalka la’. Gabadha maqalka la’ ma ahan badeeco suuq taal, ee waa qof bini’aadan ah oo leh xaq, sharaf, iyo karaamo ka sarreysa hanti kasta. Guurku waa heshiis ku dhisan rabitaan iyo is-qiimeyn, mana oggolaan doono in gabadhaheena loo arko dad "abaal-marin" lagu guursado.

2. Inaad Loogu Dulqaadan Doonin Gefka Diimeed: Waxaan si cad u ganafka ku dhufanaynaa sheegashada beenta ah ee ah in dadka maqalka la’ aysan tukan ama aysan aqoon Faatixada. Tani waa gef laga galay caqligooda iyo diintooda. SEDDCO waxay mar walba u taagantahay inay fadhiga ka kiciso qof kasta oo raba inuu bulshada maqalka la' ka dhigo dad aan waxba garanayn.

3. Hoggaanka Horumarka: Bulshada maqalka la’ waa dadka ugu kartida iyo hal-abuurnimada wanaagsan qarnigan. SEDDCO waxay aaminsantahay in caqabadda kaliya ee hortaagan ay tahay "kuwa wax-magaratada ah" ee caqabadda ku ah waxbarashada iyo horumarka bulshadan gaarka ah.

Baaqa SEDDCO: Waxaan digniin u diraynaa cid kasta oo ku xad-gudubta karaamada dadka maqalka la’. SEDDCO waxay diyaar u tahay inay qaaddo tallaabo kasta oo sharci ah iyo mid bulshaba si loo ilaaliyo xuquuqda iyo qiimaha bulshadeena

English version

Official Statement: SEDDCO’S Stand on the Dignity and Rights of the Deaf Community
Mogadishu, Somalia — The Somali Educational and Developmental Center for the Deaf Community (SEDDCO) issues this formal statement to reaffirm its unwavering commitment to protecting the honor, dignity, and fundamental rights of the Deaf community in Somalia.

SEDDCO stands as a shield against any form of discrimination or dehumanization. We find the recent derogatory remarks regarding the marriage of Deaf women and the misrepresentation of their religious practices to be deeply offensive and unacceptable.
Our Core Position:

Upholding Dignity: SEDDCO categorically rejects any attempt to commodify Deaf women through monetary incentives for marriage. We believe that every woman deserves to be valued for her intellect, character, and humanity—not treated as a subject of financial transaction.

Challenging Misconceptions: We strongly refute the false claims regarding the religious literacy of the Deaf community. SEDDCO continues to prove that with the right tools—such as Sign Language—the Deaf community is fully capable of excelling in both religious and secular education.

•Zero Tolerance for Abuse: SEDDCO will not remain silent while the integrity of our community is being undermined. We view these actions not just as an insult to the Deaf, but as a barrier to the social and educational progress of the entire Somali nation.

Final Declaration: SEDDCO remains the primary advocate for the Deaf community. We will continue to challenge ignorance and advocate for a society that treats all its citizens with the respect and honor they are divinely and legally entitled to.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Educational Development Deaf Community Organisation SEDDCO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Educational Development Deaf Community Organisation SEDDCO:

Shortcuts

Share