EACON

EACON The East African Community Conference EACON fosters solidarity, communal growth and shared knowledge.

𝐗𝐚𝐥𝐪𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟐𝐚𝐚𝐝 – 𝐄𝐀𝐂 𝐏𝐨𝐝𝐜𝐚𝐬𝐭 Xalqaddan waxay diiradda saareysaa safarka Soomaaliya ee ku biirista Bulshada Bariga Afrika ...
24/02/2026

𝐗𝐚𝐥𝐪𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟐𝐚𝐚𝐝 – 𝐄𝐀𝐂 𝐏𝐨𝐝𝐜𝐚𝐬𝐭

Xalqaddan waxay diiradda saareysaa safarka Soomaaliya ee ku biirista Bulshada Bariga Afrika (EAC), gaar ahaan waxa uu yahay Midowga Kastamyada (Customs Union) iyo sida uu u saameyn karo ganacsiga dalka. Waxaan ku falanqeyneynaa halka ay Soomaaliya ka mareyso hirgelinta heshiisyada EAC, iswaafajinta sharciyada kastamyada, fursadaha u furmaya ganacsatada, iyo caqabadaha ka hor imaan kara isdhexgalka dhaqaale ee gobolka.

Xalqaddan waxaa marti inoogu ah Mohamed Isak Fatir, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah, ahna u-qaabilsanaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika.

Watch on YouTube: https://youtu.be/zIYDiJUyej4
Listen on Apple Podcasts: https://podcasts.apple.com/us/podcast/heerka-ay-somalia-ka-mareyso-la-falgalka-bulshada-bariga/id1870301644?i=1000751232018
Listen on Spotify: https://open.spotify.com/episode/0Tz37JRi8bted72PfW8D4F?si=fEJG9zlaQkOy6iOBQqhA0g

𝐗𝐚𝐥𝐪𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟐𝐚𝐚𝐝 – 𝐄𝐀𝐂 𝐏𝐨𝐝𝐜𝐚𝐬𝐭 Xalqaddan waxay diiradda saareysaa safarka Soomaaliya ee ku biirista Bulshada Bariga Afrika, gaar ahaan wax...

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when EACON posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to EACON:

Share