02/03/2026
We are ready โ
๏ธ, are you? ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ
Tababar cinwaankiisu yahay โ๐๐๐ซ๐๐๐ซ ๐๐๐ฅ๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ง๐ ๐๐ซ๐จ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐๐ญ๐ก๐ฐ๐๐ฒ๐ฌโ oo ay soo agaasintay HUSAC ayaa berri ka dhici doona xarunta ๐๐๐ซ๐ฎ ๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ, waxaana si gaar ah loogu talagalay ardayda dhowaan ka qalinjabisay ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ Hormuud.
Tababarkan waxaa bixin doona ๐๐ซ. ๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ณ๐๐ค ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฃ๐ข ๐๐ฎ๐ซ, Maareeye Sare ee Horumarinta Khibradaha ee shirkada Hormuud Telecom, isagoo diiradda saari doona u diyaar garowga suuqa shaqada, raadinta iyo fahamka fursadaha jira, iyo sida ugu habboon ee qofku u dooran karo waddo xirfadeed oo la jaanqaadaysa kartidiisa iyo baahida suuqa shaqada.
---
A training titled โ๐๐๐ซ๐๐๐ซ ๐๐๐ฅ๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ง๐ ๐๐ซ๐จ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐๐ญ๐ก๐ฐ๐๐ฒ๐ฌโ, organized by HUSAC, will take place tomorrow at the ๐๐๐ซ๐ฎ ๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ. It is specifically designed for recently graduated students of Hormuud University.
The training will be delivered by ๐๐ซ. ๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ณ๐๐ค ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฃ๐ข ๐๐ฎ๐ซ, Senior Capacity Development Manager at Hormuud Telecom, focusing on job market readiness, job search strategies, understanding available opportunities, and how individuals can choose a career pathway that aligns with their skills and labor market demands.