African Union Support and Stabilization Mission in Somalia-AUSSOM

African Union Support and Stabilization Mission in Somalia-AUSSOM AUSSOM became effective on January 1, 2025. .

AUSSOM is mandated by the African Union Peace and Security Council (AUPSC) in its communiqués for the 1225th and 1253rd meetings and approved by UNSC through Resolution 2767 (2024).

Ciidanka Qaybta 4-aad ee   ayaa Khamiistii adeeg caafimaad oo lacag la’aan ah ka fuliyay Isbitaalka Heerka II ee   iyago...
13/06/2026

Ciidanka Qaybta 4-aad ee ayaa Khamiistii adeeg caafimaad oo lacag la’aan ah ka fuliyay Isbitaalka Heerka II ee iyagoo adeegga u fuliyay dadka deegaanka ee u dhaw isbitaalka. Kooxda caafimaadka ayaa adeegyo daryeel caafimaad siiyay dad waayeel ah, haween iyo carruur.

Bukaannada ayaa helay daawo ay u qaadanayaan xannuunno kala duwan, sida dhiigkarka, macaanka, nabarrada iyo jirrooyinka kale, iyadoo ololaha looga gol lahaa sare u qaadista helidda daryeelka ay u baahan yihiin bulshooyinka nugul ee tabartoodu liidato. Hawlwadeennada caafimaadka ayaa sheegay inaanay diiwaangelin kiisas halis ah. Dhammaan bukaannada ayaa la daweeyay, taas oo ka tarjumayso muhiimadda baaritaanka xilliga h**e iyo daawaynta.

Ka faa’iidaystayaasha ayaa uga mahadnaqay AUSSOM adeegyada daryeelka caafimaadka, iyagoo xusay in Hawlgalka uu bulshooyinka deegaanka caawinayay in ka badan toban sano, iyagoo rajo ka muujiyay in caawimadda ay sii socon doonto. Ololaha ayaa qayb ka ah dadaallada ay ku xoojinayso xiriirka bulshada, taageerada banii’aadannimo marka laga soo tago hawlgallada amniga.

  Sector 4 troops on Thursday conducted a free medical outreach at the Level II Hospital in   for residents of neighbour...
13/06/2026

Sector 4 troops on Thursday conducted a free medical outreach at the Level II Hospital in for residents of neighbouring communities, providing healthcare services to elderly persons, women and children.

Patients received treatment for various conditions, including hypertension, diabetes, ulcers, and other ailments, improving access to care for vulnerable communities with limited means. Medical personnel reported no life-threatening cases. All patients were treated, underscoring the importance of early diagnosis and treatment.

Beneficiaries thanked AUSSOM for the healthcare services, noting that the mission has supported local communities for over a decade and expressing hope that the assistance will continue. The outreach is part of 's efforts to strengthen community relations, humanitarian support alongside security operations.

  ayaa maanta soo dhaweysay guutada cusub ee Ciidanka Booliska Ghana. Guutada GFPU-5 ayaa la kala dejiyay magaalooyinka ...
13/06/2026

ayaa maanta soo dhaweysay guutada cusub ee Ciidanka Booliska Ghana. Guutada GFPU-5 ayaa la kala dejiyay magaalooyinka , iyo si ay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed uga taageeraan hawlgallada wadajirka ah, tababarrada takhasusiga ah iyo la-talinta, si loo sii wado xoojinta karaanka booliska Soomaaliyeed.

Kooxda cusub ayaa baddashay guutadii ka horreysay ee GFPU-4, taas oo hawlwadeennadii ka tirsanaa ay dhammaysteen muddo-hawlgaleedkoodii ka dib markii ay si guul leh u taageereen waajibaadka iyagoo si dhaw ula shaqeeyay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Isku Duwaha Booliska AUSSOM, ACP Dr Samuel Asiedu Okanta, ayaa ugu baaqay ciidanka booliska cusubi inay u hoggaansamaan halbeegyada ugu sare ee xirfadda, anshaxa iyo habdhaqanka wanaagsan muddada ay taakuleynayaan geeddisocodka ay Soomaaliya hoggaamiso ee , , iyo .

  today welcomed the new contingent of Ghana Formed Police Unit. The GFPU-5 deployed to  ,   and   to support the Somali...
13/06/2026

today welcomed the new contingent of Ghana Formed Police Unit. The GFPU-5 deployed to , and to support the Somali Police Force (SPF) through joint operations, specialised training and mentorship aimed at strengthening policing capabilities.

The incoming team replaced GFPU-4, whose personnel completed their tour of duty after implementing the mandate through close collaboration with SPF.

AUSSOM Police Coordinator, ACP Dr Samuel Asiedu Okanta, called on the officers to uphold the highest standards of professionalism, discipline and conduct in supporting the Somali-led & process.

Taliyaha Qaybta 5-aad ee AUSSOM, S/Guuto Michel Ndenzako, ayaa 8 Juun buuqday ciidanka ku sugan Horseed iyo saldhigga mi...
09/06/2026

Taliyaha Qaybta 5-aad ee AUSSOM, S/Guuto Michel Ndenzako, ayaa 8 Juun buuqday ciidanka ku sugan Horseed iyo saldhigga militariga ee Qasriga Madaxtooyada, taas oo qayb ka ahayd booqashada uu ku sameynayo aaggiisa. Wuxuu ciidanka ku ammaanay sida ay uga go’an tahay adkaynta amniga wuxuuna ugu baaqay inay feejignaadaan isla markaasna anshaxoodu uu sarreeyo.

Wada-hadallada ayaa diiradda saaray daryeelka ciidanka, hawlgallada wadajirka ah ee lala fuliyo Ciidanka Amniga Soomaaliyeed iyo dadaallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee Shabeellaha Dhexe. S/Guuto Ndenzako ayaa carrabka ku adkeeyey muhiimadda ilaalinta rayidka, sugidda amniga goobaha muhiimka ah, iyo joogteynta iyo qaybta.

AUSSOM Sector 5 Commander, Brig. Gen. Michel Ndenzako, on 8 June visited troops at Horseed and Presidential Palace Forwa...
09/06/2026

AUSSOM Sector 5 Commander, Brig. Gen. Michel Ndenzako, on 8 June visited troops at Horseed and Presidential Palace Forward Operating Bases (FOBs) as part of his sector tour. He commended their commitment to maintaining security and urged them to remain vigilant and disciplined.

Discussions focused on troop welfare, joint operations with the Somali Security Forces and efforts against Al-Shabaab in Middle Shabelle. Brig. Gen. Ndenzako emphasised the importance of protecting civilians, securing key installations, and maintaining and in the sector.

Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ahna Madaxa  , Danjire El Hadji Ibrahima Diene, ayaa maanta la kulmay Ergayga Gaark...
09/06/2026

Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ahna Madaxa , Danjire El Hadji Ibrahima Diene, ayaa maanta la kulmay Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan Xasilinta iyo Ilaalinta Rayidka, Mudane Cumar Xaashi.

Wada-hadallada ayaa diiradda saaray taageerada AUSSOM ee qorshaha xasilinta Soomaaliya, Ilaalinta rayidka iyo xoojinta wada-shaqeynta u dhaxeysa AUSSOM iyo dhammaan saamileyda ku sugan . Labada dhinac ayaa adkeeyey sida ay uga go’an tahay sare u qaadista wada-shaqeynta si loo hirgeliyo siyaasadda Soomaaliya ee dhawaan la meelmariyay ee la xiriirta Dhawrista Rayidka iyo Qorshaheeda Hirgelinta. Waxay kaloo ballanqaadeen horumarinta dadaallada kale ee ballaaran ee xasilinta si ay u hesho nabad iyo amni waara.

The SRCC and Head of  , Amb. El Hadji Ibrahima Diene, met with the Special Presidential Envoy for Stabilization and Civi...
09/06/2026

The SRCC and Head of , Amb. El Hadji Ibrahima Diene, met with the Special Presidential Envoy for Stabilization and Civilian Protection, Hon. Omar Hashi.

Discussions focused on AUSSOM’s support to Somalia’s stabilization agenda, Protection of Civilians (POC) and strengthening collaboration between AUSSOM and all key stakeholders in . Both sides expressed their commitment to enhancing cooperation on the implementation of Somalia’s recently approved POC Policy and its implementation framework. They also commited to advancing broader stabilization priorities for lasting peace and security in .

Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ahna Madaxa Hawlgalka AUSSOM, Danjire El Hadji Ibrahima Diene, ayaa maanta   ku qaa...
09/06/2026

Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ahna Madaxa Hawlgalka AUSSOM, Danjire El Hadji Ibrahima Diene, ayaa maanta ku qaabilay wafdi ka socday safaaradda Boqortooyada Ingiriisiga, oo ay hoggaaminaysay Ku Xigeenka Safiirka, Sally Orr, iyo U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda, G/Sare Ben Ramsay Obe.

Wada-hadallada ayaa diiradda saaray waajibaadka AUSSOM, caqabadaha iyo qorshayaasha xiga, iyagoo xoojiyay taageerada sii socota ee Boqortooyada Ingiriisiga ay siiso Midowga Afrika iyo AUSSOM si sare loogu qaado Nabadda, Amniga iyo Xasiloonida Soomaaliya. Labada dhinac ayaa mar kale adkeeyey sida ay uga go’an tahay xoojinta dadaallada wadajirka ah ee ay la leeyihiin Ciidanka Amniga Soomaaliyeed si loo taakuleeyo dadaallada Xasilinta, Wajiyada H**e ee dib u soo kabashada & adkaysiga. Waxay sidoo kale isla eegeen caqabadaha isku xiran ee amni darrada, saameynta isbaddalka cimilada iyo xasilinta.

09/06/2026

Address

Mogadishu

Telephone

0617906857

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when African Union Support and Stabilization Mission in Somalia-AUSSOM posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share