05/05/2026
LIQUID UREA FERTILIZER ๐ง
NAFAQADA BIYAHA AH EE HIGRO MATEN PLUS / UREA. Waa nafaqo biyo ah oo leh Nitrojiin sare (42%), taasoo si degdeg ah u kobcisa koritaanka dalagga, isla markaana kordhisa cagaarintiisa.
Fertigation waa nidaam casri ah oo nafaqadaan dareeraha ah lagu daro biyaha waraabka, si toos ahna loogu gaarsiiyo xididdada dhirta. Marka lagu daro Foliar Feeding (buufinta caleenta), waxaad helaysaa hab nafaqo oo dhameystiran oo dhirta si buuxda u quudiya xididka iyo caleeentaba.
Waxay ka kooban tahay isku-darka 3 nooc oo Nitrojiin ah: Nitrate, Ammonia, iyo Urea. Isku-darkan ayaa ka dhigaya nafaqo si tartiib iyo si degdeg ahba u shaqeysa, taasoo daboolaysa baahida dhirta marxaladaha kala duwan.
LIQUID UREA, Si dhaqso leh ayey u milantaa, dhirtuna si degdeg ah ayey u nuugtaa. Natiijada waxaad si dhakhso ah uga arkeysaa beertaada marka aad isticmaasho, iyadoo aan waxyeello u geysan carrada beertaada.
Dalagyada ku habboon waxaa ka mid ah Basasha ๐ง
, Galleyda ๐ฝ, Gabbaldayaha ๐ป, Yaanyada ๐
dhirta iyo dhammaan qudaarta kale. Waxaa loo isticmaali karaa caleenta (foliar spray) iyo xididka (soil application).
Hadii aad dooneesid inaad daawato nafaqada oo la isticmaalayo fiiri comment koobad
Nala soo xiriir si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah: ๐ WhatsApp
๐ Muqdisho
https://wa.me/252625415053โ
https://wa.me/252628451900โ
๐ Kismaayo
https://wa.me/252615862093โ
๐ Gobalka Gedo
https://wa.me/252618920274โ
https://wa.me/252625362646โ
๐ Ethiopia
https://wa.me/251904414565