23/01/2022
Happy international education day!
Muhiimadu ma'ahan in maanta tahay maalinta waxbarashada, maalin waliba waa maalin waxbarasho laakiin maanta waxay uga duwantahay maalmaha kale in la isxasuusiyo in qofwalba uu xaq u leeyahay inuu helo waxbarasho dhameystiran Loogana shaqeeyo sidii loo xaqiijin lahaa.