25/06/2026
إِنَّا لِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ
إن لله ما أخد وله ما أعطي وكلّ شيئ عنده بأجل مسمى
إنّ العين لتدمع والقلب يحزن ولانقول إلّا مايرضي ربّنا
Xubnaha ururka Dhalinyada Dagmada Adhicadeeye Ee Towfiiq waxay Tacsida Iyo Murugada la Laqaybsanayaa Ehelkii Qaraabadii Gaar ahaan Aabihii dhalay Walaaladii Iyo Waalidiintii Marxuumka Uu ka Geeriyooday Gudoomiyihii Ururka Dhalinyarada Dagmada Adhicadeeye Ee Towfiiq
Marxuum Ustaad Cabdiqani Cali Maxamed (Gaafuun)
oo Ka mdi ahaa Bulshadii lagu Xansuuqay Falkii Wuxuushnimada ahaa Ee ka dhacay Dagmada Adhicadeeye 22/6/2026
Runtii waa geeri naxdin iyo murugo weyn ku reebtay dhammaan masuuliyiinta, Iyo xubnaha Towfiiq iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed
Waxaan Alle SWT uga baryaynaa inuu ku mannaysto naxariistiisa waasacadda ah, qabrigiisana u waasiciyo, dambigiisana dhaafo, kana yeelo kuwa ku raaxaysta Jannatul Firdowsa. Sidoo kale, waxaan Alle ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo ehelkii, qaraabadii, qoyskii, xubnaha Ururka Towfiiq iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay.
اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه، وأكرم نزله ووسع مدخله، واجعله من أهل الفردوس الأعلى، وألهم أهله وذويه الصبر والسلوان.
Aamiin Aamiin Yaa Rabbal Caalamiin. 🤲🕊️💔