24/04/2026
Leyla Abukar Janaale oo inoogu qeyb gashay Ololaha Todobaadka waxbarashada Adduunka (Golobal Acton Week ) oo ay soo qaban qabisay urrurweynaha EFASOM Coalition.
Runtii markii lagu soo bandhigay madasha qorshaha waxbarasho ee dalka Dowlada Fedarka Soomaaliyeed waxay dadaal weyn ka muujisay horumarinta waxbarashada markii loo eego sanadadii tagay walow weli ilmo badan oo gaaray da'dii waxbarashada dhamaan gobolada gaar ahaan gobolka banadir in ay helaan waxbarasho free ah sida degmooyinka Dayniile iyo kaxda oo ay ku badanyihiin barakacayaal soo maciin biday magalada Mogadishu
Waxaan soo jeedineynaa in kaxda iyo dayniil ay helaan meesha ku haboon oo ay u badanyihiin dugsiyo waxbarasho ilaa 6 xabo oo meelo kala duwan loogu dhiso si ay ugu faa'iideystaan carruurbadan Soomaaliyeed