Hogta Somalia Media

Hogta Somalia Media page kan waxuu ufuran yahay cid kasto oo somali ah oo ay kusoo gudbisan karan aragtidoda.

Muqadishu:waziirka caafimadka soomliya oo maanta lakulmay xilidhibanada gaaljecel ee golaha deeganka gobolka banadir.
10/06/2026

Muqadishu:waziirka caafimadka soomliya oo maanta lakulmay xilidhibanada gaaljecel ee golaha deeganka gobolka banadir.

27/02/2026

''Xasan sheekh 15 May wuxuu noqonaya Madaxweynihii h**e, banaanka haloo soo baxo, hana laayo haduu rabo isagana markiisa ayaa jiidi doonna''.

Xildhibaan Daahir Jeesoow.

26/02/2026

Galjecel ka dagan gobolka hiiran markasta waxa soomara janis ay ku soo dhawesan karan dowlada xiligas tagan laakin waa dad qalbiga ka daciif ah oo siyaasiyintoda ,dhalinyaradooda iyo dhaqankooda aad u liito anan rabin ine risk qaatan waxaan cawa bacdul afur soo qori doona warbin kusaabsan jaaniska iyo is qab qabsiga soo lablabtay ee kajira gobolka iyo janiska an kulee nahay markan.

Hussein Jelle Rage Hon Shiekh Osman Bare Dr-Ayub Ilyas Abdisalam Hon Mohamed Adan Dahir

Address

Taleex Street
Mogadishu
2526

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hogta Somalia Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share