Safari Policy Lab

Safari Policy Lab Safari Policy Lab is Evidence-Based Institute for Current Existing Gaps in Somalia

SAFARI Institute is to marshal Evidence-based research outcomes in Climate-Smart Agriculture, Food Security, Nutrition and Resilience. We aim to catalyse positive change towards climate-smart agriculture (CSA), food systems and landscapes, and position SAFARI Institute to play a major role in bringing to scale practices, systems and research that enable agriculture to meet triple goals of food security, adaptation and mitigation.

26/11/2025

"Abaaraha soo noq noqday hadan runtu isu sheegno waxaan ka barnay inaan sand walab markii Abaari dhacdo Appeal qorano oo dhehno yaa islaamay ama na soo gaaroy" Prof Cayrow

Kulan aqoon iswaydaarsi ah ay soo qaban qaabisay Xarunta Safari Policy Lub kaasoo qayb galeen marti sharaf kala duwan, loogna hadlayey sidii Abaaraha wax looga qaban lahaa.

26/11/2025

" Waxaan u bahan nahay inaan kor u qaadno awoodeena soo saarista Biyaha. sidoo kale waa in laga faa'iideysto cadceed oo loo isticmaalo Tamar si loogu soo saaro Biyo badan" Wasiirka Beeraha

Kulan aqoon iswaydaarsi ah ay soo qaban qaabisay Xarunta Safari Policy Lub kaasoo qayb galeen marti sharaf kala duwan, loogna hadlayey sidii Abaaraha wax looga qaban lahaa.

26/11/2025

"Wasarada Gargaarka iyo ka hor'taga Masiibooyinkii intii yarey ay jirtey waxay diyaarisay istaraajiyado iyo siyaasado. waxaan rajeynayaa ineysan naga noqona in siyaasado la sameeyo oo keliya. lkn waxaan rabnaa siyaasadaasi iney noqoto mid dhaqan gasha oo lagu shaqeeyo"Wasiir Ubax

Kulan aqoon iswaydaarsi ah ay soo qaban qaabisay Xarunta Safari Policy Lub kaasoo qayb galeen marti sharaf kala duwan, loogna hadlayey sidii Abaaraha wax looga qaban lahaa.

22/11/2025

_*HIGHLIGHT*_ : Kulan aqoon iswaydaarsi ah ay soo qaban qaabisay Xarunta Safari Development and Reseach Solution ayaa ka dhacay Gasiin Bistro Garoowe.

Kulan aqoon iswaydaarsi ah ay soo qaban qaabisay Xarunta Safari Development And Reseach Solution kaasoo ay qayb galeen m...
22/11/2025

Kulan aqoon iswaydaarsi ah ay soo qaban qaabisay Xarunta Safari Development And Reseach Solution kaasoo ay qayb galeen marti sharaf kala duwan oo iskugu jiraha Wasiiro ka tirsan Xukuumada, aqoonayahano, iyo xeeldheerayaal wax badan ka og arriamaha Abaaraha.

Mawduuca / Theme.

“Inagu xal ma u keeni karnaa abaaraha soo noqnoqday?
“Can we bring solutions to the recurring drought?

Madash ayaa xalay lagu falanqeyey sidii xal looga heli lahaa Abaarah saameynta weyn u gaystay Bulshada Soomaaliyeed. Dhowaan Machadka wuxuu soo saari donaa Breif kooban ku saabsan talooyinkii laysku waydaarsaday Kulanka.

AQOON IS-WAYDAARASI – POLICY DIALOGUE SESSION(Knowledge Exchange – Policy Dialogue Session)Mawduuca / Theme:“Inagu xal m...
20/11/2025

AQOON IS-WAYDAARASI – POLICY DIALOGUE SESSION

(Knowledge Exchange – Policy Dialogue Session)

Mawduuca / Theme:

“Inagu xal ma u keeni karnaa abaaraha soo noqnoqday?”
“Can we bring solutions to the recurring drought?”.

Location Gaziin Bistro.
Date, 21-Nov-2025, Bacdal Maqrib.

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Safari Policy Lab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share