Moallim Noor Foundation

Moallim Noor Foundation Moallim Noor Foundation | nongovernmental organisation, founded 1942 | interested in humanitarian relief, orphan and child care, education and development.

27/08/2026

Daawo Muuqaalka Xafladda Mowliidka Nabiga CSW ee maanta lagu qabtay Xarunta Mu'assasada Mucallim Nuur ee Siigaale

27/08/2026

المناسبة السنوية للاحتفال بذكرى مولد النبوي الشريف ﷺ

أُقيم اليوم في مقر مؤسسة معلم نور Moallim Noor Foundation الواقع في منطقة سيغاالِه بمديرية هدن عاصمة الصومال مقديشو، الملتقي السنوي بمناسبة ذكرى مولد نبينا محمد ﷺ.

وفي كلمةٍ وجّهها إلى الحاضرين عبر الاتصال المرئي، أكد رئيس المؤسسة، الدكتور عبد القادر معلم نور Abdulkadir Moallim Noor ، أن الهدف من هذه المناسبة هو شكر لله تعالى على النعمة العظيمة التي أنعم بها علينا في مثل هذا الشهر (ربيع الأول/ربيع الأنوار) بمولد نبينا محمد ﷺ، نبي الرحمة.

كما حثّ رئيس المؤسسة الجميع على التراحم والتكافل، ومساعدة المحتاجين، ونشر المحبة والمودة بين أفراد المجتمع، والحرص على اتباع سنة، ومحبة نبينا الكريم، رسول الله ﷺ.

نسأل الله تعالى أن يبلغنا العام القادم ونحن في أمنٍ وسلام، وبِشرٍ وخيرٍ وبركةٍ وازدهار.

آمين يا رب العالمين. 🤲

ANNUAL CELEBRATION OF THE BIRTH OF THE PROPHET MUHAMMAD ﷺThe H.Q of Moallim Noor Foundation, in the Hodan District, (Sii...
27/08/2026

ANNUAL CELEBRATION OF THE BIRTH OF THE PROPHET MUHAMMAD ﷺ

The H.Q of Moallim Noor Foundation, in the Hodan District, (Siigaale), held its annual celebration today commemorating the birth of our beloved Prophet Muhammad ﷺ.

The Chairman of the Foundation, Dr. Abdulkadir Moallim Noor , delivered a message remotely to the community members attending the event. He stated that the purpose of the celebration is to express gratitude to Allah for the great blessing He has bestowed upon us through the birth of our Prophet Muhammad ﷺ, the Prophet of Mercy.

He also encouraged the community to show compassion toward one another, support and help those in need, strengthen bonds of love and brotherhood, and strive to follow the teachings and Sunnah of our beloved Prophet Muhammad ﷺ.

May Allah allow us to reach another year in peace, prosperity, good health, and happiness.

Ameen.

Xarunta Mu'assada Mucallim Nuur Moallim Noor Foundation  ee Degmada Hodan (Siigaale), oo maanta lagu qabtay Munaasabaddi...
27/08/2026

Xarunta Mu'assada Mucallim Nuur Moallim Noor Foundation ee Degmada Hodan (Siigaale), oo maanta lagu qabtay Munaasabaddii Sanad laha ahayd ee Dabaal dagga Dhalashada Nabiga CSW.

Gudoomiyaha Mu'assada Dr Abdulkadir Moallim Noor ayaa fariin uu habka fogaan aragga kula wadaagay Bulshada ka soo qeybgashay Munaasabadda ku sheegay in ujeedka Munaasabaddu ay tahay in Eebbe looga mahadceliyo Nimcada uu nagu galadaystay bishaan oo kale oo ah Dhalashada Nabigeena Muxammed NNKH, isaga oo ku booriyay in la isu naxariisto, la is caawiyo, la is jeclaado, laguna dadaalo raacista iyo jeclaanta Nabigeena Suuban CSW.

Allaha nagu gaarsiiyo sanadkaan kiisa kale Bash bash iyo barwaaqo.

Aamiin.

La soco dhawaan qeybta 2-aad ee Sawirada iyo muuqaalo ku saabsan Munaasabadda.

Waxaa maanta Xarunta Moallim Noor Foundation , ee Magaalada Muqdisho, lagu qabtay Kulan Ballaaran oo looga soo horjeeday...
29/12/2025

Waxaa maanta Xarunta Moallim Noor Foundation , ee Magaalada Muqdisho, lagu qabtay Kulan Ballaaran oo looga soo horjeeday Faragelinta gurracan ee Kayaanka Gumeystaha Sahnuuniyaddu kula keceen Midnimada Dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomakaiyeed.

Marka lama aqbali karo in Soomaaliya la sii kala jaro, waxaana taas badalkeeda waajib innagu ah in aan ka shaqeyno isu soo Celina Shanta Soomaaliyeed.


Address

Hodan District
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Moallim Noor Foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Moallim Noor Foundation:

Shortcuts

Share