Hanano Specialist Hospital

Hanano Specialist Hospital Hanano Specialist Hospital is a NGO hospital that provides primary and secondary health services

Caafimaadkaaga wuxuu mudan yahay daryeel aad ku kalsoon tahay!Hanano Specialist Hospital waxaad ka heli kartaa baaritaan...
12/09/2026

Caafimaadkaaga wuxuu mudan yahay daryeel aad ku kalsoon tahay!

Hanano Specialist Hospital waxaad ka heli kartaa baaritaanka Ultrasound-ka, iyadoo la adeegsanayo qalab casri ah iyo xirfadlayaal takhasus leh.

Waxaan kuu diyaar nahay inaan ku siino daryeel iyo fiiro gaar ah.

📞 Ballan ama faahfaahin dheeraad ah:
+252 61 872 6243 / 855567

Hanano Specialist Hospital — Saxnaan iyo daryeel dhab ah.

11/09/2026
Jimco Mubaarak!Alle ha inaga aqbalo cibaadada iyo ducada, hana inagu gallado caafimaad, kheyr iyo barwaaqo. Jimco wanaag...
10/09/2026

Jimco Mubaarak!

Alle ha inaga aqbalo cibaadada iyo ducada, hana inagu gallado caafimaad, kheyr iyo barwaaqo. Jimco wanaagsan dhammaantiin.

Caafimaadkaaga iyo kan qoyskaagu waa mudnaantayada. Hanaano Specialist Hospital waxay kuu diyaarisay daryeel ku dhisan k...
10/09/2026

Caafimaadkaaga iyo kan qoyskaagu waa mudnaantayada.
Hanaano Specialist Hospital waxay kuu diyaarisay daryeel ku dhisan khibrad, naxariis iyo fahamka baahidaada.

Baaritaanno joogto ah
Daryeel takhasus leh
Daaweyn ku habboon baahidaada

Nala soo xiriir si aad u hesho faahfaahin ama u qabsato ballan.

📞 +252 61 872 6243 | 855567

Hanaano Specialist Hospital — Wehelka caafimaadkaaga iyo qoyskaaga.

رمضان مبارك كل عام وانتم بخير Hanano specialist  Hospital Waxaan guud ahaan muslimiinta caalamka, gaar ahaan ummadda Soo...
17/02/2026

رمضان مبارك كل عام وانتم بخير
Hanano specialist Hospital
Waxaan guud ahaan muslimiinta caalamka, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed aan ugu bishaareynayaa curusha bisha barakaysan ee Ramadaan oo ah bisha ugu kheyrka badan bilaha sanadka islamarkaana lagu waajib yeelay ummaddaha muslimiinta ah gudashada soonka Ramadan Mubarak.

Waxaa shaqada dib Ugu solaabtay Drsuleiman oo safar kaga maqnaa wadanka welcome back senior consultant Drsuleiman  Abdi ...
26/01/2026

Waxaa shaqada dib Ugu solaabtay Drsuleiman oo safar kaga maqnaa wadanka welcome back senior consultant Drsuleiman Abdi ismail
Hanano specialist Hospital

Address

Mogadishu/Km4
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hanano Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hanano Specialist Hospital:

Shortcuts

Share