Marine Research and Coastal Development Center

Marine Research and Coastal Development Center our goal is the Protection, and management &development of the Marine&Coastal community in Somalia

07/07/2026

Ogeysiis Muhiim ah..

Hay'adda Environmental Justice Foundation(EJF), oo kaashaneysa MARCOD Center, waxay ku faraxsantahay inay ku dhawaaqdo furritaanka barnaamij tababar oo bilaash ah oo loogu talagalay warfidiyeenka Soomaaliyeed, barnaamjikaas tababar oo ku saabsan kallumeysiga yar yar( Small fisharies).

Barnaamijkan wuxuu ka kooban yahay lix toddobaad oo darsiyo toos ah. Isla markaana ku qabsoomi Doonaan qaabka fogaan araga ah (Zoom), waxeyna bilaabmi donaan 22 Luulyo 2026. Waxaa lagu baranayaa sida looga warbixiyo kalluumaysiga yar yar, Xaaladda deegaanka badda, iyo dhibaatooyinka ay la kulmaan bulshooyinka xeebaha.

Cidda codsanaysa:
Warfidiyeenka Soomaaliyeed. Si gaar ah kuwa daneeya arimaha degaanka, ardayda saxaafada, iyo haweenka.

Soo codso adigoo buuxinayaa form-kan hoos ku lifaaqan ama kameradada ku masax QR code-ka ka muuqda ogeysiis-ka πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡.

Taariikhda codsiga: ugu danbeyn Waa (12 July 2026.)

our goal is the Protection, and management &development of the Marine&Coastal community in Somalia

Ramadaan Mubarak . πŸŒ™ Marcod Center Wishes you a month filled with reflection and gratitude. May this Ramadan bring peace...
17/02/2026

Ramadaan Mubarak . πŸŒ™

Marcod Center Wishes you a month filled with reflection and gratitude. May this Ramadan bring peace, prosperity, and success to you and your loved ones.

Address

Shangaani
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Marine Research and Coastal Development Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share