Hidig Relief & Development Organization

Call Directions Contact the organization

Hidig Relief & Development Organization is an organization that operates in Somalia especially in Hiran, Bakol, Bay and Banadir regions and the main office is in the Beletwein town.

19/08/2026

🌍 World Humanitarian Day 2026

HIDIG is proud to participate in and contribute to this meaningful humanitarian gathering.

🤝 Together for Humanity.

🌸 Ciid Mubaarak 🌸Ciiddu waa maalin farxad, is cafin, jacayl iyo isku duubni. Hidig Relief & Development Organization wax...
27/05/2026

🌸 Ciid Mubaarak 🌸

Ciiddu waa maalin farxad, is cafin, jacayl iyo isku duubni. Hidig Relief & Development Organization waxay idin la wadaagaysaa hambalyo qalbi furan iyo duco wanaagsan.

Alle ha idiin barakeeyo maalmahan wanaagsan, hana idinka yeelo kuwa ku naalooda kheyr, horumar iyo raxmad.

✨ Farxad dhab ah ayaan idiin rajaynaynaa adiga iyo qoyskaaga.
✨ Ciid wanaagsan Muslimiinta oo dhan.

Eid Mubarak ✨

🌙 Ciid Mubaarak 🌙Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan umadda Islaamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel...
19/03/2026

🌙 Ciid Mubaarak 🌙

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan umadda Islaamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Ilaahay ha naga aqbalo soonkii, salaaddii, iyo camalkii wanaagsanaa ee aan sameynay bisha barakaysan ee Ramadaan.
Ciiddaan ciiddeeda kale Alle ha inagu gaarsiiyo caafimaad, cibaado suuban, nabad, iyo barwaaqo.

Ciid Mubaarak dhammaantiin ❤️

‎تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال
‎كل عام و انتم بخير



Hambalyo Dhamaan ummada Muslimiinta ah, gaar ahaan ummada Somaaliyeed waxaa idinku Hambalyeena Bilashada Bisha Barakeysa...
17/02/2026

Hambalyo Dhamaan ummada Muslimiinta ah, gaar ahaan ummada Somaaliyeed waxaa idinku Hambalyeena Bilashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan, alle ha inaga dhigo kuwii ka faai’deysta Barakadeda iyo Ajarkeda Amiin Amiin

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252611186261

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hidig Relief & Development Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hidig Relief & Development Organization:

Shortcuts

Share