Somali Fisheries Development Association-SOFDA

Somali Fisheries Development Association-SOFDA Somali Fisheries Development Association is a non profit organization which promotes Somali Fisheries & encouraging Somali Fishermen to get suitable market

🌾 Saadaal Early Warning: Protecting Communities with AI-Powered Forecasts 🤖🌦️Beeralayda iyo bulshooyinka ayaa wajahaya c...
19/02/2026

🌾 Saadaal Early Warning: Protecting Communities with AI-Powered Forecasts 🤖🌦️

Beeralayda iyo bulshooyinka ayaa wajahaya caqabado ka dhasha isbedelka cimilada iyo dhacdooyinka cimilada ee aan la saadaalin karin. Saadaal Early Warning waxay adeegsanaysaa awoodda nidaam ka caqliga macmal ka ah (AI) iyo saadaasha xogta ku saleysan si ay u bixiso digniinno waqtigooda ku habboon, u caawiso go’aan qaadashada saxda ah, una ilaaliso nololmaalmeedka iyo wax-soo-saarka beeralayda.

Faa’iidooyinka ugu waaweyn:
⚡ Digniinno waqtiga dhabta ah oo ku saabsan abaaraha, fatahaadaha, iyo cimilada daran📊🌱

AI ma aha oo kaliya tiknoolojiyad, waa awood si dhab ah u taageerta dadka dhulka ku nool si ay u helaan macluumaad iyo xogo muhiim u noloshooda iyo wax soo saarkooda dhanka beeraha io xoolaha si ay wax soo saar ka u kordhiyaan.

💡 Aan horumarino wacyiga iyo xogaha ay helayaan beeralayda si aan u sare ugu qaadno wax soo saarka beeraha, una xoojino amniga cunnada.

📺 Daawo muuqaalka halkan: https://youtu.be/mY7n33xvFVU?si=bJ9pGs2xIOMCaIc5



— Shaqodoon Organization

Saadaal Early Warning: Wacyigelinta Bulshooyinka Beeralayda 🌾👨‍🌾🤖 iyadoo la Adeegsanayo Saadaasha AI 🌦️📊.Barnaamijkan wuxuu iftiiminayaa sida teknooloj...

06/09/2024

Buugga Barashada iyo dhaqashada digaaga ee hareera dhulbaraha (Tropics)

Qore : Eng Mohamed Guure

Buuggan waxaa lagu koobay dhamaam cilmiga aad uga baahnayd dhaqashada digaaga gaar ahaan dhulka kulul ee deegaanada Soomaalida oo kale. Waa buug aad u anfacaya dadka aqoon ahaan iyo dadka Ganacsiga Beeraha kujira oo digaagu kamid yahay. Maktabadaada akhriska ku darso.

☎️: WhatsApp. https://wa.me/252682736264

30/08/2024

XOG: Aar-goosatada Soomaaliya ma waxaa Jariifa Ajaaniib Mise Kalluumaysato Soomaaliyeed?

Garowe Online

Address

Mogadishu
HODONKM4ROAD

Opening Hours

Monday 08:00 - 06:00
Tuesday 08:00 - 06:00
Wednesday 08:00 - 06:00
Thursday 08:00 - 06:00
Friday 08:00 - 06:00
Saturday 08:00 - 06:00
Sunday 08:00 - 06:00

Telephone

618949021

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Fisheries Development Association-SOFDA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Fisheries Development Association-SOFDA:

Share