Abdifatah Giire

Abdifatah Giire page kan waa page keyga qaaska ah waxaad ka heli doontaan warbixino xiiso leh iyo madadaalo qosol ba

Xabaalihii iskuul buliisiya oo layidhi halala baxo Dadkii ree aakhiraadkii oo looga daba tagay labadii mitir ee ay aduun...
11/06/2024

Xabaalihii iskuul buliisiya oo layidhi halala baxo
Dadkii ree aakhiraadkii oo looga daba tagay labadii mitir ee ay aduunka ku lahayeen
Kuwa ka daba tagay miyaanay dhimaneyn iyaga
Waxaa ku Aasay saqiir 3 bilood ka hor hada sideen u soosaaraa
Ilaahow u badbaadi boosaskooda dadkaas ree aakhiraadka ah
Subxaana Allah

Aabbaaha luul dhalay farxad iyo cadaalada meesha taalo uula yaabay Ookiyaalihii ayuu iska siibay maxkamada gobolka benaa...
06/03/2024

Aabbaaha luul dhalay farxad iyo cadaalada meesha taalo uula yaabay Ookiyaalihii ayuu iska siibay maxkamada gobolka benaadir shacabka maanta waaka wada farxisay

Hambalyo Galmudug waad u qalanteen πŸ†πŸ†πŸ†πŸ’ͺπŸ’ͺ
29/01/2024

Hambalyo Galmudug waad u qalanteen πŸ†πŸ†πŸ†πŸ’ͺπŸ’ͺ

πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄β˜οΈ
10/01/2024

πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄β˜οΈ

07/01/2024

Muuse biixi wuxuu bixinkaraa gabadha uu dhalay ee ma bixin karo Dhulka ree AwdalπŸ‡­πŸ‡³β˜οΈ

Address

Km5
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdifatah Giire posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share