26/01/2026
Maalinta Caalamiga ee Barashada Deeganka 💚🌍
Maalinta Waxbarashada Deegaanka Adduunka waa xusuusin muhiim ah oo ku saabsan doorka waxbarashadu ku leedahay ilaalinta dhulka, biyaha iyo hawada waxayna bulshada ku hogaamisaa faham iyo mas’uuliyad, si loo dhiso mustaqbal waara oo cagaaran.
Tallaabadaada yar ee maanta waxay noqon kartaa badbaadada jiilka berri.